Home » 5:52 pm Entries posted on “January, 2024”

Guurtida oo ansixisay xeer Muuse Biixi diidanaa mudo dheer

Hargeysa January 08, 2024 (QJ) -Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta ansixiyay wax ka bedelka xeerka doorashooyinka isku sidkan ee ururada siyaasadda iyo madaxweynaha, fadhi ay yeesheen muddo dheer ka dib. Golaha guurtidu waxa ay wax ka bedel ku sameeyeen xeerarkii doorashada ee uga yimi Wakiilada, iyaga oo soo bandhigay wax ka bedel dhinacyo badan leh. Xisbiyada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siciid Deni oo mar labaad loo doortay madaxweyne

Garoowe January 08, 2024 (QJ) -Siciid Cabdullaahi Deni ayaa noqday Madaxweynaha cusub ee Puntland, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland. Deni ayaa helay codadka ugu badan ee doorashada, isagoo ka guuleystay 11 musharrax oo kale oo uu ku jiro Guuleed Saalax oo ku soo baxay kaalinta labaad. Deni ayaa noqday madaxweynaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Xasan oo xulafeysi doon u tegey Eritrea

Asmara January 08, 2024 (QJ) -Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea. Xasan Sheekh ayaa lagu wadaa inuu la kulmo Madaxweynaha Eritrea Isaias Afwerki, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay Villa Somalia. Labada mas’uul ayaa la filayaa in ay ka wada hadlaan xiisada […]

Posted in Sports | Read More »

Jabuuti oo si maldahan uga hadashay Khilaafka Itoobiya iyo Soomaaliya

Jabuuti January 08, 2024 (QJ) -Dowladda Jabuuti ayaa maanta ka hadashay khilaafka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Itoobiya ee ka dhashay isafgarag ay dhawaan kala saxiixdeen Abiy Axmed Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya iyo Madaxweynaha Somaliland ee mudo dhaafka xilka ku jooga Muuse Biixi. Heshiiska ayaa dhigaya in Itoobiya ay saldhig ciidan ka sameysato xeebaha Somaliland, iyo in Itoobiya […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Faisa Farah Suusle Oo Taageertay Muj. Axmed Mire, Fariina Udirtay Garxajis

London January 07, 2024 (QJ) – Faisa Cheif Caaqil Farah Suusle oo kamid ah qurba joogta Somaliland ee ku sugan dalka Ingiriiska ayaa taageero wayn umuujisay hadalkii uu dhawaan jeediyay Mujaahid Axmed Mire ee uu kaga horyimid heshiiska is-afgarad ee Muuse Biixi sheegay in bad lagaga kiraynayo Itoobiya. Faisa Cheif Caaqil Farah Suusle oo la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sirdoonka Ina Bacluul oo weeraray MMTV

Hargeysa (QJ) -Ciidamada amaanka Somaliland ayaa xalay xabsiga u taxaabay laba wariye iyo farsamo yaqaan oo ka tirsan Telefishanka MM TV, xili ay ka qayb galayeen dood toos ah oo ka socotay barta X oo hore loo odhan jiray Twitterka. Doodan oo ay daadihiyeen wariye Maxamed Ilig iyo Cabdishakuur Dayib ayaa waxaa ka qeybqaatay Faysal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirkii Gaasaandhiga Somaliland oo iscasilay, Itoobiyana ku sheegay cadaw

-Wasiirka Gaashaandhigga Somaliland ayaa caawa iska casilay xilkii uu u hayey xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi, sida uu baahiyey Telefishanka Horyaal ee fadhigiisu yahay magaalada Hargeysa. Wasiir Cabdiqani Maxamuud Caateeye waxa uu ka soo horjeestay heshiiskii muranka dhaliyay ee Madaxweyne Muuse Biixi iyo Abey Axmed ku kala saxeexdeen Addis Ababa 1-dii January 2024. Heshiiskaas waxa ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiyada Mucaaridka Somaliland oo diiday in ay la kulmaan Muuse Biixi

Hargeysa January 07, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Somaliland ee mudo dhaafka xilka ku sii jooga, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan saacado qaatay la yeeshay madaxda tobanka urur ee siyaasadda Somaliland. Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu kulnka ku casuumaad madaxda labada xisbi qaran ee Wadani iyo UCID, balse ka qeybgalka shirka. Muuse Biixi, ayaa sida […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiiro iyo Xildhibaano ka soo jeeda Awdal oo ka hor miyi heshiiskii Addis Ababa

Muqdisho January 07, 2024 (QJ) -Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Gobolka Awdal oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho ayaa ka soo horjeestay isfahamka dhex maray Muuse Biixi iyo Abey Axmed oo dhawaan kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho. Wasiirada iyo Xildhibaanada ayaa bogaadin u jeediyay shacabka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

SNA Kills 50 militants in Mudug

Muqdisho January 07, 2024 (QJ) -The Somali National Army, collaborating with international allies, has carried out operations resulting in the elimination of 26 members of Al-Shabaab in a military offensive. The operation took place near the Jeex-Jeex region in the Mudug province, where Al-Shabaab had established bases to launch attacks on both government forces and […]

Posted in news in English | Read More »