Home » 7:44 am Entries posted on “January, 2024”

Wiilka madaxweyne Xasan oo maxkamad hortegay

Istanbul January 13, 2024 (QJ) -Wiilka madaweynaha Soomaaliya, Maxamed Xasan Sheekh Maxamuud oo galay shil gaari oo sababay dhimashada muwaadin Turki ah ayaa ka soo hor muuqday maxkamada magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Maxkamadda ayaa dhegeysatay ayaa suaalo ka weydiisay wiilka madaxweynaha xaaladihii la xiriiray shilka gaari ee galaaftay nolosha muwaadinka Turkiga u dhashay ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Afar reer Ukraine ah oo u gacangalay Al Shabaab

Muqdisho January 13, 2024 (QJ) -Afar qof oo u dhashay dalka Ukraine ayaa la sheegay inay saarnaayeen diyaarad Arbacadii ku degtay deegaan ay maamusho kooxda Al-Shabaab, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibadda ee Ukraine. Diyaaradan oo u kireysneyd Qaramada Midoobay ayaa ku guda jirtay howlo samafal ah, kolkii cilad farsamo ay ku khasabtay in ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Askar Mareykan ah oo laga baadigoobayo badda Soomaaliya

Muqdisho January 13, 2024 (QJ) -Askar ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay badda Soomaaliya, waxaana socda baadigoob xooggan oo lagu raadinayo askarta maqan. War ka soo baxay taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa lagu sheegay in laba askari oo ka tirsan ciidamada badda la waayay, waxaana taliska uu sheegay in howlgalo lagu baadigoobayo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Puntland seeks dialogue with Feds over constitutional reform

Garowe January 12, 2024 (QJ) -The President of Puntland, Said Abdullahi Deni, his deputy, the Speaker of the Parliament, and other politicians held a consultative meeting in Garowe today. The meeting discussed the ongoing security and political situation in Somalia, particularly in Puntland. The participants issued a joint press release containing two main points. The […]

Posted in news in English | Read More »

Ethiopia’s Abiy Ahmed Inches the Horn of Africa Towards New Conflict

In a new year bombshell, Prime Minister Abiy Ahmed of Ethiopia announced that his country signed a Memorandum of Understanding (MoU) with Somaliland’s Muse Bihi that will see his country capture 20 km of Somali Territory, allowing it to gain access to the Red Sea, an age-old pipe dream of landlocked Ethiopia. In exchange for […]

Posted in Features | Read More »

Shiinaha oo taageeray midnimada Soomaaliya

Muqdisho January 10, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya ku qaabilay Safiirka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya Danjire Fei Shengchao. Safiirka Shiinaha ayaa madaxweynaha la wadaagay taageerada dowladda Shiinaha ee ku aaddan madaxbannaanida, midnimada, iyo wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa sheegay inuu aad ugu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jabuuti oo shir deg deg ah isugu yeertay

Jabuuti January 10, 2024 (QJ) -Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa shir aan caadi ahayn isugu yeedhay Madaxda Urur-goboleedka IGAD, kaas oo lagaga wada hadlay xaaladda gobolka, gaar ahaan heshiiska muranka badan dhaliyey ee Itoobiya iyo Somaliland. Heshiiskani waxa uu dhigayay in labada dhinac ay ku kala bedelan doonaan dhul badeedka Itoobiya, isla markaana ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Guddoomiyaha Waddani oo ka horyimi heshiiska Itoobiya

Hargeysa January 09, 2024 (QJ) -Hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ugu weyn Somaliland ee Waddani, Xirsi Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay heshiiska Somaliland iyo Itoobiya. Waxa uu sheegay in shacabka intooda badan ay shaki ka qabaan heshiiskaas, isaga oo carabka ku dhuftay in xukuumadda Somaliland aysan sharaxaad waafi ah ka siin shacabka qodobada heshiiska. Waxa kale oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawlada Soomaaliya oo u digtay ciidamda amaanka Somaliland

Muqdisho January 09, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka  Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay inay ka walaacsan tahay tallaabooyinka ay Somaliland ka qaadday shaqsiyaad ka soo horjeeda heshiiskii badda ee uu Madaxweyne mudo dhaafka xilk ku jooga Muuse Biixi la saxiixday Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abey Axmed. Sida lagu sheegay war-saxaafadeedka ka soo baxay wasaaradda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Beesha Caalamka oo bogaadisay doorashooyinkii Puntland

Muqdisho January 09, 2024 (QJ) -Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa soo dhaweeyay doorashadii madaxtinimada ee shalay ka dhacday Puntland. Waxa ay bogaadiyeen sida ay Puntland si nabad ah ugu qabsatay hannaanka doorashada. Saaxiibada caalamiga ah ee Soomaaliya ayaa bogaadiyay dadaalka dhammaan daneeyayaasha doorashada. Waxay dhiiri galiyeen khilaaf kasta oo la xidhiidha doorashada in lagu xaliyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »