Home » 4:04 pm Entries posted on “January, 2024”

Wiilka Xasan Sheekh oo 2 1/2 lagu xukumay

Istanbul January 16, 2024 (QJ) -Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa maanta ku xukuntay wiil uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya 2 sano iyo bar oo xarig ah, iyadoo ku eedeysay dhimashada wadaha Mooto. Si kastaba ha ahaatee, xukunka ayaa waxaa loogu bedelay ganaax. Mohammed Hassan Sheikh Mohamud ayaa wajahay eedeymo ah “in uu sababey dhimasho taxadar […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suicide bomber kills three in Mogadishu

Mogadishu January 16, 2024 (QJ) -A powerful explosion, suspected to be a suicide attack, occurred this afternoon in the vicinity of the Al-Hindi restaurant in the Hamarweyne district, at the back of the Banadir Regional Administration headquarters. The person who blew himself up was said to have entered a place where people were sitting at […]

Posted in news in English | Read More »

NISA o bartilaansatay shaqaalaha Hormuud

Muqdisho January 15, 2024 (QJ) – Hay’adda Nabad Suggida & Sirdoonka Qaranka (NISA), ayaa waxay faah faahin ka bixisay sababta ka dambeysay falkii ay kula kacday qaar ka mid ah Saraakiisha Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee ku sugan Xarunta ay ku leedahay Magaalada Muqdisho. Sida lagu sheegay qoraalka ka soo baxay Hay’adda NISA, Hay’adda ayaa heshay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gollaha Wakiilada oo meelmariyay xeer doorasho oo HEEGO ka carreysiiyay

Hargeysa January 15, 2024 (QJ) -Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta diiday isbedel ay golaha guurtidu ku sameeyeen xeerka doorashooyinka LR 91. Golaha Wakiiladda ayaa cod aqlebiyad ugu codeeyay ansixinta hindise-sharciyeedkoodii ugu horeeyay ee doorashada, iyaga oo saluug ka muujiyay wax ka bedelka ay golaha guurtidu ku sameeyeen, sida lagu sheegay bogga rasmiga ah ee barlamaanku ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

ATMIS iyo SNA oo wada hadlay nabadgelyada dalka

Muqdisho January 15, 2024 (QJ) -Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed General Ibraahim Sheekh Muxudiin iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Sulub Axmed Firin ayaa kulan la qaatay Saraakiisha ugu sareysa Ciidamada Midowga Afrika ee ATMIS. Inta uu socday kulanka ayaa mas’uuliyiinta waxa ay ka wadahadleen amniga guud ee dalka, gaar ahaan caasimadda Muqdisho. Sidoo kale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Imaatinka Abey Axmed ee Hargeysa oo shaki la geliyay

Addis Ababa January 15, 2024 (QJ) – Wararka aanu ka heyleyno ilo wareedyo ka agdhow xafiiska Raiisul Wasaaraha Itoobiya ayaa inoo xaqiijiyay in Abey Axmed aanu imaneyn Hargeysa, sida HEEGO laga soo xigtay. Madaxtooyada Somaliland ayaa ku guuldareysatay in Abey ay keenaan Hargeysa maalinimada sabtida xili heshiiskii ay la galeen Abey Axmed culeys weyn uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Itoobiya oo culeys caalemi ah uu ka soo wejahay heshiiskii ay la gashay

Addis Ababa January 15, 2024 (QJ) -Dowladda Itoobiya ayaa xaqiijisay in Addis Ababa ay wajahayso cawaaqib xumo caalami ah oo la xiriirta heshiiska muranka badan dhaliyay ee ay la gashay Somaliland. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Itoobiya, Demeke Mekonnen, ayaa qiray cawaaqibka ka dhalan karta heshiiska. Hase yeeshee, waxa uu sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo dagaal ay la gasho Itoobiya u diyaargarowday

Muqdisho January 15, 2024 (QJ)-La-taliyaha Amniga Qaranka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xuseen Macallin, ayaa sheegay in Soomaaliya ay u diyaar-garowday dagaal ay la gasho Itoobiya si ay uga joojiso aqoonsiga Somaliland. Lataliyaha ayaa sidaa u sheegay The Guardian. Lataliyaha Amniga Qaranka ayaa yiri, “Waxaan wadnaa hirgelinta dhammaan fursadaha diblumaasiyadeed, waxaana filayaa in Itoobiya ay ku soo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaali lagu qabtay dagaalka Ukraine

Kiev January 15, 2024 (QJ) -Wararka ka imaanaya dalka Ukraine ayaa sheegaya in ciidamadooda ay gacanta ku dhigeen kooxo calooshood u shaqeystayaal ajaaniib ah oo uu ku jiro nin Soomaali ah oo ku lug lahaa dagaalka ka dhanka ah ciidamada Ruushka ee ka socda dalka Ukraine. Warbaahinta dalka Ukraine ayaa ku warameysa in ciidamada Ukraine […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo lagu eedeeyay xadgudubyo caalemi ah

Hargeysa January -Ururka saxafiyiinta caalamiga ah ee IFJ ayaa si adag uga hadlay weerarada lagu hayo xoriyada saxaafada Somaliland kadib markii ciidamada amaanku ay xoog ku galeen xarunta TV-ga MM Somali 6-dii January. IFJ waxay dalbatay in si deg deg ah loo sii daayo wariye Maxamed Cabdi Sheekh oo ah milkiilaha MM Somali TV oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »