Home » 1:08 am
Entries posted on “January, 2024”
Televiv January 20, 2024 (QJ) -The Prime Minister of Israel, Benjamin Netanyahu said that he has informed the United States that he is against the plan to create an independent Palestinian state after the end of the Gaza war. During a press conference, Netanyahu also emphasized that they will continue the fight against Hamas until […]
Posted in news in English | Read More »
Kampala January 19, 2024 (QJ) Ergayga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika, Mike Hammer oo khudbad ka jeediyay shirkii 42-aad ee aan caadiga ahayn ee Urur Goboleedka IGAD, ayaa si cad u sheegay in Somaliland ay tahay qayb ka mid ah Soomaaliya, loona baahan yahay in la ixtiraamo midnimada dhuleed ee Soomaaliya. Mike Hammer […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qatar January 17, 2024 (QJ) Israel and Hamas have reached an agreement that allows substantial humanitarian aid to the city of Gaza, as stated by members of the Qatari delegation involved in the agreement. The agreement, which involved representatives from Qatar, US and France, included providing medical aid to the Israeli hostages in the hands of […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho January 17, 2024 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dib u celisay diyaarad la sheegay in ay la socdeen wafdi heer sare ah oo ka socday dowladda Itoobiya. Duulimaadka Ethiopian Airlines ee ETH8372 oo la soo celiyay ayaa sitay calaamadda (VVIP), mana cadda in Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya uu la socday diyaaradda iyo in kale. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho January 17, 2024 (QJ) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta khudbad muhiim ah ka jeediyay shir deg degga ah ee ay isugu yimaadeen Jaamacadda Carabta. Kulanka oo ay codsatay dowladda Soomaaliya ayaa looga hadlay xadgudubyada ay dowladda Itoobiya ku sameysay madax banaanida, midnimada Soomaaliya. Xamsa Cabdi Barre ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington January 17, 2024 (QJ) -Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in hay’adaha iyo dalalka saaxiibka la ah ay kala shaqeynayaan sidii meesha looga saari lahaa heshiiskii dhawaan dhexmaray dowladda Itoobiya iyo maamulka Somaliland. John Kirby oo ah Agaasimaha Isgaarsiinta Istiraatiijiga ah ee Golaha Ammaanka Qaranka Mareykanka, ayaa tilmaamay in marar badan ay sheegeen in dowladda Mareykanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
WASHINGTON (SD) -The United States government said that it is working with organizations and partner countries to push back on the recent agreement between the government of Ethiopia and the Somaliland administration. John Kirby director of strategic communications for the US National Security Council, pointed out that they have repeatedly said that the United States […]
Posted in news in English | Read More »
Addis Ababa January 16, 2024 (QJ) -Shir madaxeedka IGAD ee ujeedadiisu ahayd sidii wax looga qaban lahaa colaadda Suudaan iyo sidoo kale isfahamkii dhawaan dhexmaray Itoobiya iyo Somaliland, ayaa waxaa soo wejahay caqabado, ka dib kolkii dalalka Itoobiya iyo Suudaan ay ka gaabsadeen in ay ka qaybgalaan. Wasaaradda arrimaha dibadda Itoobiya ayaa soo saartay bayaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garacad January 16, 2024 (QJ) -Maamulka Puntland ayaa lagu soo waramayaa in ay ciidamo geeyeen magaalooyinka xeebaha ku teedsan si ay uga hortagaan kooxaha burcad badeeda ah oo dib u bilaabay weerarada ay ku hayaan maraakiibta ganacsiga. Ciidamada ayaa lagu amray in aysan u ogolaan kooxaha burcad badeedda ah in ay fariisimo ka sameystaan deegaanada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho January 16, 2024 (QJ) -Qarax xooggan oo ahaa ismiidaamin ayaa galabta ka dhacay nawaaxiga Maqaayadda Al-hindi ee degmada Xamarweyne, gaar ahaan agagaarka dambe ee Xarunta Maamulka Gobolka Banaadir. Qofka is qarxiyay ayaa la sheegay in uu galay goob ay dad shicib ahi fadhiyeen xiligaasi, waxaana ka dhashay qasaaro xoogan oo isugu jira dhimasho iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »