Home » 10:52 pm Entries posted on “December, 2023”

UNRWA looses 19 more of its staff in Gaza

Gaza December 05, 2023 (QJ) -The United Nations Relief and Works Agency for Palestine Refugees in the Near East (UNRWA) has confirmed the deaths of 19 of its staff. UNRWA has not provided detailed information regarding when and where the 19 individuals were killed. Concerning the staff members who were killed since October 7th, it […]

Posted in news in English | Read More »

Hamaz targets Israeli towns with Rockets

Gaza December 05, 2023 (QJ) – The Al-Qassam Brigades have claimed responsibility for several attacks targeting Israel. The military wing of Hamas released a statement on Telegram reporting that they targeted three Israeli military vehicles and used their Yasin 105 missile system to hit specific locations in the cities of Ashkelon (Asqalan), Tel Aviv, Sderot, […]

Posted in news in English | Read More »

Somaaliya iyo QM oo kawadahadalay deyn cafinta

Muqdisho December 05, 2023 (QJ) -Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Soomaaliya, Mudane Biixi Iimaan Cige, ayaa maanta kulan la qaatay ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya u qaabilsan isku-dubbaridka Hawlaha Samafalka, Mudane George Conway. Intii uu socday kulanka ayaa mas’uuliyiinta waxa ay diiradda ku saareen habka deyn cafinta iyo sidii loo yarayn lahaa dhibaatooyinka ka dhasha musiibooyinka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Baanka Aduunka oo ka deyriyay dhaqaalaha Soomaaliya

Muqdisho December 04, 2023 (QJ) -Bangiga Adduunka ayaa shaaca ka qaaday in kobaca dhaqaalaha Soomaaliya ee sanadka 2023 la saadaalinayo inuu hoos ugu dhici doono ilaa 2.8 boqolkiiba, halka sanadkii hore uu ahaa 3.6 boqolkiiba. Bankiga ayaa intaa ku daray in dhaqaalaha Soomaaliya uu weli wajahayo caqabado ay ka mid yihiin saameynta hubanti la’aanta dhaqaale […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Duyuurad duqeysay aqal ku yaal magaalada Jilib

-Diyaarad nooca aan duuliyaha lahayn ayaa lagu soo warramayaa in ay duqeysay guri ku yaalla magaalada Jilib, halkaas oo la sheegay in ay ku sugnaayeen xubno sar-sare oo ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Sida ay sheegayaan wararka laga helayo laba goobood, diyaaraddu waxay shalay laba gantaal ku dhufatay gurigaas, waxaana ka dhashay khasaare laxaad leh. Dadka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

OCHA oo ka deyrisay Xaaladaha dadka daadadku qaadeen

Muqdisho December 04, 2023 (QJ) -Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha bini’aadantinimada ee OCHA ayaa shaaca ka qaaday in tirada dadka ku dhintay fatahaadaha Soomaaliya ay gaartay 110 qof. Warbixinta OCHA ayaa lagu sheegay in in ka badan hal milyan oo qof ay ku barakaceen fatahaadaha Soomaaliya. Sidoo kale, waxay muujineysaa walaaca laga qabo cudurrada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israeli forces hit Jabaliya Refugee camp, killing hundreds

GAZA (QJ) -The Jabaliya Refugee Camp located in the city of Gaza has once again been hit by a new bombardment carried out by Israeli forces. Footage from the site shows heavy destruction and people carrying the dead and injured from the attack. The exact extent of the casualties from this bombing is not yet […]

Posted in news in English | Read More »