Home » 6:51 pm
Entries posted on “December, 2023”
Istanbu December 12, 2023 (QJ) -Dowladda Turkiga ayaa cadaadis lagu saarayaa inay baaritaan dhab ah ku sameyso dhacdo la xiriirta qof ku dhintay Istanbul, kaddib shil baabuur oo dhacay 6-dii December. Marxuumka oo lagu magacaabi jiray Yunus Emre Gocer oo 38 jir ahaa kuna shaqeysan jiray Mooto uu jiiray gaari uu watay Maxamed Xasan Sheekh […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Maalinnimadii Talaadada ee bishii Oktoobar ay ahayd 10-ka, sannadka 2023, waxa aan baaritaan cilmi-baariseed u tagay keydka lagu keydiyo dokumentiyada taariikhiga ah ee dalka Ingiriiska (UK National Archives). Waxaan daba-joogay dhammeystirka daraasad ku saabsan dagaalladii sokeeye ee Soomaaliya ka billowday dhammaadkii toddobaatameeyadii illaa iyo billowgii sagaashameeyadii. Waxaan halkaas ka helay faylal sir ahaan jiray oo […]
Posted in Features | Read More »
Garoowe December 09, 2023 (QJ) -Wasiirka Warfaafinta Maamulka Puntland Maxamuud Caydiid Dirir, ayaa ka soo horjeestay muddo kororsi uu sameeyay Golaha Barlamanka Puntland. Wasiirka ayaa sheegay in Wareegtada Madaxweynaha ama go’aanka Maxkamadda ay gebi ahaanba kala diri doonto Baarlamaanka hadda jira, lana bilaabi doono soo xulista Xildhibaanada cusub. Wasiirka ayaa sidoo kale tilmaamay in hadii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 09, 2023 (QJ) -Kalfadhiga 4-aad ee kalfadhiga 4-aad ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo uu shir guddoominayay Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, kulanka ayaa looga hadlay, waxaana lagu ansixiyay akhrinta 2-aad iyo 3-aad ee Hindise Sharciyeedka Maareynta Maaliyadda 2024-ka. Xubnaha labada gole ee federaalku waxay si aqlabiyad ah ugu codeeyeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY December 09, 2023 (QJ) -The United States government rejected a draft resolution yesterday at the United Nations Security Council, which called for an immediate ceasefire and humanitarian truce in Gaza. The draft resolution, supported by 13 out of 15 members of the Security Council, was rejected by the United States, who exercised their veto […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa December 07, 2023 (QJ) -Hay’adda Sirdoonka Somaliland ayaasheegtay inay gacanta ku dhigeen 2 qof oo lala xidhiidhinayo inay ka tirsan yihiin Ciidamada Ammaanka Somalia. War qoraal ah oo ay hay’addu ka soo saartay arrimahan ayay ku sheegtay inay gacanta ku dhigeen shaqsiyaad ay sheegtay inay horay ula soo shaqeeyeen agaasimihii hore ee NISA Fahad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe December 07, 2023 (QJ) -Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland oo maanta shir hadalheyn badan dhaliyay ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay go’aamo la xiriira arrimaha doorashada. Baarlamaanka ayaa ku gacan seyray go’aankii Madaxweyne Saciid Deni uu ku baabi’iyay hannaankii doorashada ee qof iyo cod, waxayna go’aansadeen in muddo hal sano ah loogu daro Baarlamaanka, taasoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xaradheere December 07, 2023 Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Baraag Gurguurte oo ka mid ah degmooyinka Xarardheere. Howlgalka ayaa lagu dilay in ka badan 30 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab, kuwaasi oo deganaa dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Xarardheere ee gobolka Mudug. Howlgalka ayaa lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza December 07, 2023 (QJ) -Amnesty International’s human rights monitoring organization has stated that Israel has employed US-made precision missile system that caused casualties in the Gaza Strip. An investigation conducted by Amnesty International accused Israel of using a US-made precision missile system in an airstrike on Gaza in October, resulting in the deaths of […]
Posted in news in English | Read More »
Garoowe December 06, 2023 (QJ) – Madaxweyne Siciid Deni ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in doorashada Puntland ay dhaceyso 8-da Janaayo 2024, iyadoo la raacayo hannaankii hore ee doorashada dadban ee 66 xildhibaan oo soo dooranayey madaxweynaha. Madaxweyne Deni oo hadal dhinacyo badan taabanaya ka jeediyay xarunta Madaxtooyada ayuu ku sheegay in doorashadu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »