Home » 10:31 pm
Entries posted on “December, 2023”
Xaradheere December 14, 2023 (QJ) -Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in deegaanka Baraag Cali Gaduud oo 31 KM dhanka koofureed kaga beegan degmada Xarar-dheere ee koonfurta Mudug uu ka dhacay howlgalo guulo ah oo ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ku qaadeen maleeshiyada Al-Shabaab. Howlgalka wadajirka ah ayaa waxaa ka qeyb qaatay ciidamada dowladda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Istanbul December 14, 2023 (QJ) -Wiilka uu dhalay Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maalmaha soo socda ku laaban doona dalka Turkiga si uu u wajaho dacwad la xiriirta shil ka dhacay waddo ku taalla magaalada Istanbuul, sida uu maanta sheegay Wasiirka Cadaaladda Turkiga. Yunus Emre Gocer oo 38 jir ah oo wade Mooto ayaa waxaa jiiray gaari […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY December 14, 2023 (QJ) -The World Bank and the International Monetary Fund (IMF) have jointly announced a significant and coordinated decision to cancel Somalia’s longstanding external debts, accumulated over many years due to persistent challenges and stringent conditions imposed on the country. In a joint press release issued by the IMF and the World […]
Posted in news in English | Read More »
Jerusalem December 14, 2023 (QJ) – Prime Minister of Israel, Benjamin Netanyahu, has stated that they will continue the fight against Hamas in the Gaza Strip, despite international support for a ceasefire. Netanyahu emphasized that they will not be swayed from the conflict with Hamas, even if they face continued international pressure. The statement from […]
Posted in news in English | Read More »
NY December 13, 2023 (QJ) -The United Nations called for an immediate humanitarian ceasefire in the Gaza Strip yesterday afternoon, following an extraordinary meeting of the General Assembly. In the face of a dire humanitarian crisis and escalating violence in Gaza, 193 members of the UN General Assembly reached a consensus on a resolution calling […]
Posted in news in English | Read More »
Jalalaqsi December 13, 2023 (QJ) -In response to the challenging situation in the district of Jalalaqsi and the surrounding villages in the Hiiraan region, the National Disaster Management Agency (SoDMA) of Somalia has dispatched a second batch of relief aid. This relief assistance, consisting of over 30 vehicles loaded with essential supplies, is intended to […]
Posted in news in English | Read More »
Garoowe December 13, 2023 (QJ) -Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland Axmed Cilmi Karaash ayaa si cad uga horyimid guddiga xalinta khilaafaadka doorashada ee uu magacaabay madaxweyne Deni. Qoraal uu soo saaray madaxweyne ku xigeenka Karaash ayuu ku sheegay in uu khilaafsan yahay magacaabista guddiga loo xil saaray xalinta khilaafaadka doorashada 2024-ka. Wuxuu ku nuux-nuux saday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY December 13, 2023 (QJ) -Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ka mid ah wafdiga Madaxweynaha ayaa magaalada New York ee dalka Mareykanka heshiis saddex geesood ah kula saxiixday DFS, UNSOS, iyo ATMIS. Heshiiskan ayaa ah mid lagu taageerayo tayada ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe December 12, 2023 (QJ) – Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay guddiga u xilsaaran ansixinta iyo dib-u-heshiisiinta khilaafaadka baarlamaanka, sida lagu shaaciyay war-saxaafadeed goor dhow ka soo baxay xafiiska madaxtooyada Puntland. Guddigan oo ka kooban 8 xubnood, ayaa Madaxweyne Deni ku soo xushay aqoontooda iyo khibradooda, marka la eego sida ay u socoto diyaargarowga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
NY December 12, 2023 (QJ) -Dowladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ay martigelin doonto kulan ka dhacaya xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York ee dalka Mareykanka, kaasi oo looga hadlayo xaaladda amni ee Soomaaliya, dib u habeynta ciidamada, horumarinta sirdoonka iyo howlgallada ka dhanka ah argagixisada. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo gaaray […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »