Home » 7:28 pm
Entries posted on “December, 2023”
Muqdisho December 17, 2023 (QJ) -Howlgal ay si wada jir ah u fuliyeen ciidamada Kumaandooska Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ayaa lagu bartilmaameedsaday sarkaal sare oo ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa gobolka Jubbada Dhexe. Howlgalka oo ka dhacay gobolka Jubbada Dhexe ayaa waxaa lagu dilay taliyaha oo la sheegay in uu hoggaaminayay falaagada Al-Shabaab. “Tani […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Janaale December 16, 2023 (QJ) -Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada 83-aad iyo kuwa NISA ayaa si wadajir ah howlgal qorsheysan waxa ay uga fuliyeen xaafado ka tirsan degmada Jannaale ee gobolka Shabeellaha Hoose. Tuulooyinka la beegsaday ayaa waxaa ka mid ahaa Buule-arundi, Malable, Beeraha-baay, iyo Busley-daa’uud. Ciidamada xoogga dalka ayaa ku guuleystay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 16, 2023 (QJ) -Markab ganacsi oo ka lusho calanka Malta ayaa lagu soo waramayaa in ay gacanta ku dhigeen kooxo burcad badeed Soomaali ah, sida ay sheegeen ciidamada badda ee Midowga Yurub ee howlgalka ka wada xeebaha Soomaaliya. Haddii si rasmi ah loo xaqiijiyo, tani waxay noqonaysaa dhacdadii ugu horreysay ee burcadbadeednimo oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 16, 2023 (QJ)-Ciidamada Madaxtooyada Soomaaliya iyo kuwa Booliska ayaa maalinta beri ah si rasmi ah ula wareegaya ammaanka guud ee Madaxtooyada Villa Soomaaliya, sida uu xaqiijiyay La Taliyaha Madaxweynaha ee dhanka Amniga Xuseen Macalin. Ammaanka guud ee Villa Somalia, sida Xafiisyada Madaxweynaha, Ra’iisul Wasaaraha, iyo Baarlamaanka, ayaa tan iyo markii ugu horeysay ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington December 16, 2023 (QJ) – Aqalka Congress-ka ayaa gebiahaanba xeerka difaacadalkaas ee 2024ka ka saaray in ciidamada Mareykanku wax xiriir ah la sameystaan xukuumada muda dhaafka talada dalka ku heysata. Aqalka Congresska ayaa sanadkii hore isla xeerkan ku daray in wasaarada gaashaandhigu ay sahamiso fursado iyo xiriir ciidan oo lala sameeyo Somaliland. Danaha Marykanka ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 15, 2023 (QJ) -Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Soomaaliya iyo xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayaa si wada jir ah u shaaciyay jadwalka rasmiga ah ee tartanka maamul goboleedyada ee sanadka 2023-ka ee ka dhici doona gobolka Banaadir. Sidoo kale waxa lagu dhawaaqay tirada kooxaha sida rasmiga ah uga qayb galaya tartanka. Munaasabada ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dhadhaab December 15, 2023 (QJ)-Wararka ka imaanaya gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in gaari ay la socdeen dad shacab ah oo ku sugnaa meel ku dhow xerada Dhadhaab lagu weeraray, waxaana weerarkan geystay dad lagu tuhmayo inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab. Weerarkan ayaa waxaa ku dhintay saddex qof oo uu ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Entebbe December 15, 2023 (QJ) -Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Entebbe ee dalka Uganda ku saxiixay heshiiska ka mid noqoshada ururka Bariga Afrika ee EAC. Munaasabadda ku biiritaanka Soomaaliya ee EAC ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka kala socday dalalka Bariga Afrika ee xubnaha ka ah. Mas’uuliyiintan ayaa door ka qaatay xubinnimada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza December 15, 2023 (QJ) -Hay’adda caalamiga ah ee gargaarka caafimaadka ee Médecins Sans Frontières (MSF), ayaa ku warrantay in ciidammada Israa’iil ay qof aan hubaysnayn ku dileen cisbitaalka Khaliil Suleymaan ee magaalada Jenin ee daanta galbeed, halkaas oo ciidammada Israa’iil ay hawlgallo ka wadeen muddo laba maalmood ah. Afhayeenka MSF Irene Martin oo la […]
Posted in Sports | Read More »
Gaza December 15, 2023 (QJ) – The international medical humanitarian organization Médecins Sans Frontières (MSF), has reported that Israeli forces killed an unarmed individual at the Khalil Suleymaan Hospital in the city of Jenin in the West Bank, where Israeli forces have been conducting operations for over two days. Speaking to reporters, MSF spokeswoman Irene Martin […]
Posted in news in English | Read More »