Home » 5:52 am
Entries posted on “December, 2023”
Garoowe December 19, 2013 (QJ) -Maanta waxaa shir ku dhex maray Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, Madaxweyne ku xigeenka Xukuumadda Axmed Cilmi Cisman Karaash iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawil, waxaana la isku afgartay khilaafkii doorashada Puntland. Sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada Puntland, madaxdu waxay isla garteen in guddiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 19, 2023 (QJ) -Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya (SODMA) ayaa maanta lacag dhan $1,000,000 ka gudoomay dowladda Shiinaha, kadib munaasabad muhiim ah oo ka dhacday magaalada Muqdisho. SODMA ayaa horay u shaacisay in ay u baahan tahay gargaar bini’aadantinimo oo deg deg ah, taasi oo muujineysa in aysan heysan dhaqaalihii loogu talagalay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Moqdisho December 19, 2023 (QJ) -Mareykanka ayaa laga codsaday in uu wax ka badalo qaabka uu u wajahayo duqeymaha ay ka fuliyaan gudaha Soomaaliya sababo la xiriira walaaca laga qabo khasaaraha ka dhashay duqeymaha cirka. In ka badan 20 hay’adood oo maxalli ah iyo kuwa caalamiga ah ee u dooda xuquuqda aadanaha ayaa si wada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza December 19, 2023 (QJ) -The Palestinian Ministry of Health has accused the Israeli military of turning the Al-Awda Hospital in northern Gaza into a “military barracks.” Israeli forces reportedly entered the hospital on Sunday, as stated by the ministry, after shelling its vicinity a few days ago. The Israeli military has reportedly detained 240 […]
Posted in news in English | Read More »
Garoowe December 18, 2023 (QJ) -Wasiirkii Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu hayay, isagoo warqad iscasilaad ah u gudbiyay Ra’iisal Wasaare Xamse Cabdi Bare. Wasiir Abshir Cumar Haruuse ayaa sheegay in sababta uu isku casilay ay tahay in uu waqti iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Istanbul December 18, 2023 (QJ) -Baaritaan lagu sameeyay shil gaari oo uu ku dhintay nin Turki u dhashay oo uu geystay wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya oo 30-kii bishii November ka dhacay magaalada Istanbul, ayaa laga soo saaray natiijooyin cusub, sida lagu sheegay warbixin ay soo saaray guddiga baaritaanada shilalka ee Turkiga. Warbixinta baaritaanka ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington December 18, 2023 (QJ) -Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday in abaalmarin lacageed oo dhan shan milyan oo dollar ay siin doonto ciddii keenta xog horseedda aqoonsiga iyo halka uu joogo sarkaalka labaad ee ugu sarreeya kooxda Al-Shabaab. Shaqsiga la hadal hayo, oo ah hogaamiye muhiim ah oo ka tirsan Al-Shabaab, ayaa lagu magacaabaa Abuukar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza December 18, 2023 (QJ) -Human Rights Watch has accused Israel of using the blockade of Gaza and hunger as a weapon of war, describing it as a war crime. Citing testimonies from Palestinians affected by the conflict, Human Rights Watch highlighted Israel’s prolonged blockade on Gaza, exacerbating the humanitarian crisis by restricting access to […]
Posted in news in English | Read More »
Garoowe December 17, 2023 (QJ) -Ciidamada ammaanka Puntland oo ay weheliyaa ciidamada Puntland ee PMPF ayaa lagu soo waramayaa in ay isku gadaameen oo xalay la wareegeen xarunta baarlamaanka ee Garoowe. Wararka ayaa sheegaya in ciidamo aad u hubeysan oo ka tirsan PMPF ay xireen goobta, waxayna si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta xarunta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 17, 2023 (QJ) -Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa ka qeyb galay shir lagu soo bandhigayay qorshaha dowladda ee ku aaddan ka hortagga saboolnimada iyo yareynta sinnaan la’aanta qeybaha kala duwan ee bulshada. Shirka ayaa looga hadlay sidii loo dhimi lahaa saboolnimada iyo sinnaan la’aanta, iyadoo xoogga la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »