Home » 8:54 am
Entries posted on “December, 2023”
Gaalkacayo (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgal balaaran ah oo maanta ciidamada xoogga dalka iyo kuwa caalamiga ah ay ka sameeyeen deegaan hawdka ah ee Jeex Jeexa oo u dhaxeeya magaalooyinka Caad iyo Cadaleey ee gobolka Mudug. Deegaanka oo ku yaal koonfurta gobolka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in ay maamulayeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 23, 2023 (QJ) -Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u daah-furtay Mashruuca adkeysiga sugnaanta cuntada iyo nafaqada geeska Afrika qeybtiisa Soomaaliya Mashruucan ayaa waxaa si wada jir ah u daahfuray Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Saalax Axmed Jaamac iyo Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 21, 2023 (QJ) -Waxaa maanta aas qaran loogu sameeyay xabaalaha isbitaalka xoogga dalka ee magaalada Muqdisho Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd wasiirkii haweenka iyo xuquuqul insaanka ee dowladda federaalka Soomaaliya oo dhawaan ku geeriyootay dalka Jabuuti. Salaad Janaaso ah ayaa lagu tukaday gudaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Baladweyne December 21, 2023 (QJ) -Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ku wareejiyay saldhigga howlgalka ee deegaanka Qorillow ee dowlad goboleedka Hirshabeelle. Wareejintan ayaa qeyb ka ah wajigii labaad ee ka bixitaanka ciidamada ATMIS oo gaaraya 3,000 oo askari, taasoo qeyb ka qaadaneysa dadaalada ciidamo dhimista ee socda. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Beydhabo December 21, 2023 (QJ) -Deegaano ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa maanta ka dhacay duqeyn lagu beegsaday saraakiil ka tirsan Al-Shabaab, weerarka ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa magaalooyinka Haawaay iyo Sablaale. Wararka ayaa sheegaya in howlgalka lagu bartilmaansaday goob ay ku sugnaayeen saraakiil ka tirsan Al-Shabaab. Sidoo kale waxaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Qaza December 20, 2023 (QJ) -Wasaaradda caafimaadka Qaza ee ay maamusho Xamaas ayaa sheegtay in ugu yaraan 12 qof ay ku dhinteen tobanaan kalena ay ku dhaawacmeen Arbacadii duqeymo cirka ah oo ka dhacay Rafah oo u dhow xuduudka Masar. Wariyaasha ayaa indhahooda ku soo arkay in ka badan 10 duqeyn oo dhanka cirka ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa December 20, 2023 (QJ) -Ciidamada Milateriga iyo Booliska Somaliland, ayaa faah faahin ka bixiyay shaqaaqo shalay ka dhacday agagaarka buuralayda Naaso Hablood ee magaalada Hargeysa, iska horimaad dhexmaray ciidamada Milateriga iyo dad shacab ah oo hubaysan, ka dibna iska horimaad dhexmaray ciidamada Booliska iyo Militariga. Laamaha amaanka ayaa ka warbixiyey shaqaaqadaasi oo ay ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Brussales December 20, 2023 (QJ) -Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Arbaca ah si buuxda ugu biirtay heshiiska iskaashi ee u dhaxeeya dalalka Geeska Afrika iyo Midowga Yurub (EU). Munaasabad ka dhacday Xarunta Midowga Afrika ee Brussels ayaa waxaa heshiiska ku kala saxiixday Safiirka Soomaaliya ee dalalka Benelux iyo Midowga Yurub Danjire Yunis Yaasiin Xaashi (Ooga-Cadde). […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 20, 2023 (QJ) – Sanduuqa Lacagta Aduunka IMF ayaa si rasmi ah u ansixiyay deyn cusub oo gaareysa 100 milyan oo dollar oo Soomaaliya la siinayo. Deyntan cusub ayaa muhiim u ah horumarka socda, wax ka qabashada dhameystirka deyn cafinta Soomaaliya, iyo tayeynta hay’adaha dhaqaalaha ee muhiimka ah. IMF ayaa carrabka ku adkeysay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza December 20, 2023 (QJ) -Hamas-run Gaza’s health ministry said at least 12 people were killed and dozens wounded Wednesday in airstrikes in Rafah, near the Egyptian border. Journalists witnessed more than 10 airstrikes that hit several houses near the border. “Twelve martyrs and dozens of wounded, including women and children, were pulled out from […]
Posted in news in English | Read More »