Home » 2:52 am
Entries posted on “December, 2023”
Cairo -Hamas and Islamic Jihad rejected a proposal by the Egyptian government to relinquish control over the Gaza Strip in exchange for a permanent ceasefire, according to Egyptian security sources. The two groups, who held separate talks with Egyptian mediators in Cairo, refused to offer any concessions beyond the possible release of more Israeli hostages […]
Posted in news in English | Read More »
Garoowe December 25, 2023 (QJ) -Dowladda Puntland ayaa si rasmi ah uga jawaabtay, isla amarkaana cadeysay mowqifkeeda ku aadan go’aankii Odayaasha Dhaqanka iyo Isimada SSC-Khaatumo ee ku aadanaa ka qeybqaadashada doorashooyinka Puntland. Wasiirka Cadaaladda Puntland, Maxamed Cabdulwahaab Axmed, oo soo saaray jawaab celin, ayaa caddeeyay inay ka go’an tahay Puntland inay ixtiraamto go’aanka odayaasha dhaqanka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jamaame December 25, 2023 (QJ) -Ciidamada Jubbaland ayaa soo badbaadiyay qoysas u badan Dumar iyo caruur, kuwaasi oo muddo labo maalmood ah ku go’doonsanaa fatahaadda ka dhacday degmada Jamaame. Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka, Wasiiro ka tirsan Jubbaland, siyaasiyiin, la taliyeyaal sare, aqoonyahanno iyo mas’uuliyiin kale ayaa socdaallo ku tagay deegaanada waqooyi ee gobolka Jubbada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 25, 2023 (QJ) -Qarax galabta ka dhacay magaalada Muqdisho, oo lala beegsaday gaari nooca shidaalka qaada ah, ayaa waxaana ka dhashay dab xooggan. Gaariga qarxay ayaa la sheegay in ay lahayd shirkadda isgaarsiinta Hormuud, waxaana shilkan uu ka dhacay degmada Waxaracade ee degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaan geysan khasaare nafeed, balse […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa December 24, 2023 (QJ) -Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe, ayaa eedaymo u jeediyay maamulka mudo dhaafka xilka ku sii jooga ee Madaxweyne Muuse Biixi, oo uu ku eedeeyay inay si khaldan u maamushay difaaca Somaliland. Waxa uu sheegay in colaada ka taagan gobolka Sool si badheedh ah loogu beddelayo dagaal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho December 24, 2023 (QJ) -Wasaaradda gaashaandhiga dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay khasaarihii ugu dambeeyay ee ka dhashay howlgalladii ugu dambeeyay ee ciidamada xoogga dalka ay ka fuliyeen qaar ka mid ah gobollada Galmudug, Hirshabeelle iyo Jubbaland. War rasmi ah oo ka soo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in howlgalkii ugu dambeeyay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Likoni December 24, 2023 (QJ) -Ciidamada ammaanka Kenya ayaa la sheegay in Sabtidii ay gacanta ku dhigeen sarkaal sare oo ay ku eedeeyeen in uu xiriir la leeyahay ururka Al-Shabaab. Sarkaalka la xiray ayaa ka howlgalayay deegaanka Likoni oo ka tirsan degmada Mombasa, wuxuuna ku howlanaa qorista askar cusub oo lagu xoojinayo ciidamada ammaanka Kenya. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gaza December 24, 2023 (QJ) -The Israeli Defense Forces (IDF) reported that ten soldiers were killed in clashes that occurred in Gaza on Saturday, while five others were killed in other areas, bringing the total to fifteen casualties, marking one of the deadliest days for Israeli forces since the conflict began. Of the ten soldiers […]
Posted in news in English | Read More »
Gaza December 23, 2023 (QJ) -Duqeymaha ay diyaaradaha Israa’iil ka geysanayaan marinka Qasa ayaa sii xoogeystay shalay galab, iyadoo la sheegayo in duqeymo xooggan ay socdaan. Duqeymo cirka ah oo Israel ay la beegsatay xerada qaxootiga ee Nuseirat ayaa sababay dhimashada ugu yaraan 18 qof, sida ay sheegtay warbaahinta Falastiin. Dadka deggan xaafad kale oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Las Anod December 23, 2023 (QJ) -Madax dhaqameedka SSC-Khaatumo ayaa maanta oo Sabti ah ku dhawaaqay inaysan ka qaybgalayn doorashada Puntland ee 2024-ka. Qoraal rasmi ah oo ay soo saareen Odayaasha Dhaqanka SSC-Khaatumo ayaa lagu sheegay in aysan soo xuli doonin 17-ka Xildhibaan ee laga soo doortay deegaanada SSC ee ku meteli lahaa baarlamaanka Puntland. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »