Home » 11:04 pm Entries posted on “December, 2023”

Wasiirada Puntland oo dhalilay dalada musharixiinta mucaaridka

Garoowe December 28, 2023 (QJ) -Wasiiro ka tirsan dowladda Puntland iyo siyaasiyiin hore oo ka soo jeeda deegaanada SSC-Khaatumo ayaa war-murtiyeed ay si wadajir ah u soo saareen maanta waxay ku dhaliileen go’aanadii ay shalay ku dhawaaqeen musharaxiinta xilka madaxweynaha Puntland. Warsaxaafadeed ay soo saareen xubno ka tirsan dowladda Puntland oo ka soo jeeda deegaanada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hogaamiyihii Al Shabaab ee Bakool oo la dilay

Muqdisho December 28, 2023 (QJ) – -Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay inta u dhaxeysa Garasweyne iyo Xudur ee gobolka Bakool. Taliska ciidamada xoogga dalka ayaa ka warbixiyay in ay howgalkaa ku dileen hogaamiyihii Al-Shabaab ee gobolka Bakool oo lagu naaneysi jiray Xiirane. Taliyaha Ururka 9-aad ee Ciidanka Xoogga dalka ee ka howlgala Gobolka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mucaaridka Puntland oo ka horyimi in xildhibaano ka soo jeeda SSC-Khaatumo la dhaariyo

Garoowe December 27, 2023 (QJ) -Musharixiinta u taagan xilka Madaxtinimada Puntland ayaa go’aan ku gaaray in Baarlamaanka Maamulkaas lagu soo koobo 49 Xildhibaan, kadib kulan gaar ah oo ay maanta ku yeesheen magaalada Garoowe. Warsaxaafadeed ay soo saareen Musharixiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland ayaa sidoo kale waxa ay ku sheegeen in ay kalsoonida kala […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xaafada Boondheere oo Hoobiyeyaal lagu garaacay

Muqdisho December 27, 2023 (QJ) -Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Madaafiic saakay ku dhacay qeybo ka mid ah Magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyay hal qof oo dumar ah oo ka mid ah dadka deegaanka ayaa u geeriyootay weerarka, waxaana qaraxa uu burbur xoogan u geystay dhismayaal halkaasi ka agdhawaa. Dadka deegaanka oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wiilka Madaxweynaha Soomaaliya oo laga yaabo in Lix sanadood la xiro

ISTANBUL -Dacwad oogayaasha Turkiga ayaa diyaariyay dacwad ka dhan ah wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, taas oo ay ku dalbanayaan in lagu xukumo ilaa lix sano, kaddib shil baabuur oo uu ku dhintay muwaadin Turki ah. Kiiskan oo uu soo diyaariyay xafiiska dacwad oogaha Istanbul ayaa dalbanaya in lagu xukumo wiilka madaxweynaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Israeli leaders vow to prolong Gaza War

Gaza December 27, 2023 (QJ) -Israel’s war against Hamas will continue for “many more months,” Israel’s top military chief said Tuesday, echoing similar statements recently made by other Israeli leaders. In a briefing given by the commander of the Israel Defense Forces (IDF), Herzi Halevi said that since the war is being fought in a […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Puntland oo soo xushay xildhibaanada SSC-Khaatumo

Garoowe December 27, 2023 (QJ) -Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in in ka badan 60 xildhibaan loo soo xulay ka mid noqoshada xubnaha cusub ee Baarlamaanka Puntland. Tirada rasmiga ah ee baarlamaanka Puntland ayaa ah 66 xildhibaan, waxaana haray soogudbinta 6 xildhibaan. Wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah xubnaha harsan lagu dhawaaqi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo 80 looga dilay Mudug

Muqdisho December 27, 2023 (QJ) -Abaanduulaha ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jen Dayax Cabdi Cabdulle ayaa sheegay in ka badan 80 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab ay ku dileen dagaal socday 48-saac oo ka dhacay deegaanada Caad iyo Baraag Sheekh Ismaaciil oo ka tirsan degmada Xarardheere ee gobolka Mudug. Jeneraal Dayax oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Burcad badeed afduubatay dooni Yemen laga leeyahay

Garoowe December 27, 2023 (QJ) -Budhcad badeeda Soomaalida ayaa lagu soo waramayaa in ay dib u soo celiyeen weerarada ay ku qaadayaan maraakiibta ganacsiga iyo kuwa kalluumeysiga bilihii lasoo dhaafay. Hay’adda ganacsiga badaha ee dalka Ingiriiska ayaa qiratay inay heshay warar muujinaya in mar kale markab lagu af-duubtay biyaha Soomaaliya u dhow. Hawlgallada ganacsiga badaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Netanyahu visits Gaza: The war would go on for a long time

Gasa December 26, 2023 (QJ) -Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu said that in the coming days, they will intensify the fight against Hamas. Returning from Gaza on Monday, Netanyahu told members of his Likud party that the war would go on for a long time, adding that the soldiers he met with in Gaza asked […]

Posted in news in English | Read More »