Mogadishu April 07, 2023 (QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday Alle ha u naxariistee Ra’iisul Wasaare Kuxigeenkii hore ee Soomaaliya Ahna Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibbadda Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa tilmaamay in Ismaaciil Hurre Buubaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu April 01, 2023 (QJ) – Prime Minister of the Federal Republic of Somalia, Mr. Hamse Abdi Barre, who attended a celebration marking the first anniversary of the transition from AMISOM to (ATMIS), has praised the country’s progress in achieving peace and stability. Speaking at the event, the Prime Minister highlighted the success of the DanQaran […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa April 02, 2023 (QJ) – Generaal Faysal Bootaan oo ka mid ah taliyeyaasha ciidanka aaga dagaalka ayaa maanta horyimi saxaafada kiyoo ay ka muuqato dhaawac beryahanba la hadal hayay oo uu islahaa lagaa garan maayo. Taliyaha ayaa beryahanba la hadal hayay in uu ku dhaawacmay dagaalada ka socda duleedka magaalada Laascaanood. Kooxaha dagaalka kala soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa April 01, 2023(SD) – Magaalada Hargeysa ayaa laga dareemayaa guuxa kacdoon ka dhan ah nidaamka dhanka ka rarnaa mudada sodonka sanadood ah. Dhalinyarada dalka oo markii u horeysay garwaaqsaday in hogaanka axsaabta mucaaridka iyo madaxweynaha xooga dalka ku jooga in ay ka siman yihiin sumcad iyo mustaqbal xumida ay dhaxalsiiyeen ayaa haatan goaansaday in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington March 31, 2023 (QJ) – Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa walaac ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Laascaanood, waxayna ku baaqday in la joojiyo rabshadaha sababay dhimashada dad rayid ah iyo xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha. “Maraykanku waxa uu si isa soo taraysa uga walaacsan yahay rabshadaha sii socda ee Lascanood, waxaanay ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »