Home » 2:37 pm Entries posted on “January, 2023”

Suspected Islamist extremist was ‘caught at Heathrow airport with hundreds of terrorist documents’

A suspected Islamic terrorist was caught with a ‘library’ of instructions on how to print 3D guns, a court heard. Abdiwahid Abdulkadir Mohamed, 31, was arrested at Heathrow Airport yesterday and charged with six counts of possessing documents likely to be useful for committing or preparing an act of terrorism following an investigation by the […]

Posted in news in English | Read More »

Urur Siyaasadeedka Kaah oo shir ay xalay yeesheen ku kala kacay

Hargeysa January 20, 2023 (QJ) – Sidaanu shalay baahinay, shir ay shalay Ururu siyaasadeeka Kaah iyo taageeryaashiisa musdanbeedka u badani ay Hotel Hargeysa ku yaal ku yeesheen ayaa lagu kala kacay. Taageereyashii halkaa joogay iyo qaar toos ugala socday dalka dibediisa ayaa la sheegay in ay ka biyo diideen soo jidin ka timi Guddoomiyaha ururkaasi […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

UK oo ka hadashay arinta Laascaanood, Iyo Khaliif oo halkaa gaaray

Laascaanood January 19, 2023 (QJ) -WasiiruL dawlada UK u qaabilsan horumarinta caalemiga iyo Africa Andrew Mitchell ayaa mid ka mida kulamada Baarlamaanka dalkaa suaal lagu waeydiiyay xaalada magaalada Laascaano iyo doorka dawlada UK, wasiirka ayaa suaashaa uga jawaabay kuna gaabsaday in dawladiisu kala shaqeyneyso beesha caalamka iyo UNta sidii loo dejin lahaa xaalada Laascaanood isla markaana […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kiinya oo Al Shabaab ka dishay 10 dagaalyahan

Garissa January 19, 2023 (QJ) – Ciidamada amaanka Kiinya ayaa sheegtay in dhawaan hawgal ay ka fuliyeen aaga xadka Soomaaliya ku dileen 10 ka mid ah degaalyahanada Al Shabaab. Madaxa booliska Gobolka Soomaalida Woqooyi bari George Sada ayaa saxaafada u sheegtay in ka dib kolkii ay heleen xog ku saabsan in ay kooxdaasi ku dhuumaaleysaneysay Debon […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Study: Somali people ‘Highly Traumatized’ after years of conflict

WASHINGTON — People in Somalia are highly traumatized due to political instability, prolonged violence and humanitarian crisis, a new health study said. The joint study by the United Nations, Somalia’s health ministry and the country’s national university found that mental disorder is prevalent across the country. It said that cases are about 77 percent higher […]

Posted in news in English | Read More »

Urur Siyaasaeedka Kaah iyo Muuse Biixi miyeey kala tegeen?

Hargeysa January 19, 2023 (QJ) – Sida ay ku soo waramayaan ilo wareedyo ka ag dhaw madaxa urur siyaasadeedka Kaah ee Somaliland Maxamuud Xaashi, waxa habeenkii xalayahaa shir kadinku u xirnaa magaalada Hargeysa ku yeeshay xildhibaanada taageera ururkaa. Shirka oo uu gobjoog ku ahaa Siyaasi Maxamuud Xaashi ayaa la sheegay in uu xildhibaanada iyo taageerayaasha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Genel Energy oo ka hadashay shidaalka Somaliland

Hargeisa January 18, 2023 (QJ) – Shirka qandaraaska ku heysata shidaal soo saarida Somaliland Genel Energy ayaa ka warbixisay hawlaha ay ka wado degaanada shidaalka laga baarayo. Genel ayaa ku celisay in Somaliland laga helay shidaal kor u dhaafaya 2 billion oo fuusto. Ceel ku yaala Oodweyne oo shidaalka laga soo saarayo mudo aan la cayimin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Puntland oo diiwaangelintii laga cabanayo

Bossaso January 18, 2023 (QJ) -Ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee qaar ka mid ah gobolada Puntland ee Bari, Karkaar iyo Gardafuul ayaa la sheegay in ay isdiwaangeliyeen dad ka tiro yar kuwii la filayay. Ururada siyaasada Puntland ayaa walaac ka muujiyay sawirka arinkan laga qaadaan karo bacdamaa ay sheegeen in dad inta is diiwaangelisay ka badani […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

ATMIS oo hanbalyeysay SNA

Muqdisho January 18, 2023 (QJ) -Ergeyga gaarka ah ee madaxa midowga Africa isla markaana ah madaxa ATMIS Maxamed Al-Amiin Souefayaa ciidamada Soomaaliya Soomaaliy ku hanbalyeeyay guulaha ay Al Shabaab kaga saareen degaanada teedsan bartaha Soomaaliya. “Howlgalka ATMIS waxuu sii wadi doonaa inuu bixiyo taageerada loo baahan yahay si loo gaaro Soomaaliya oo ka caaggan argagixisanimada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaad kala socotaa sababta dhabta ah ee loo xiray Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf Cartan

Hargeysa January 18, 2023 (QJ) – War aanu ka helay magaalada Berbera ayaa noo xaqiijiyay in Sarkaal Gaashaanle sare Maxamed Cali Yuusuf Cartan loo xiray ka dib kolkii uu ka biyo diiday in uu bixiyo hanti ay leedahay Shirkada DP World ee maamusha Dekedda Berbera. Sarkaalkan oo uu horey u maagay una qafaashay inanka uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »