Home » 9:02 pm Entries posted on “January, 2023”

Somalia: Fire ravages Bakara Market

Mogadishu January 22, 2023 (QJ) – A powerful fire broke out in several parts of the Bakaraha Market in the city of Mogadishu, particularly in the areas where gold, silver, copper, and spices are sold, causing significant damage to property. The fire, which lasted for several hours, was brought under control around 1:30am, with the help […]

Posted in news in English | Read More »

President Hassan says South West liberation next

Baidoa January 22, 2023 (QJ) – President of the Federal Republic of Somalia, Hassan Sheikh Mohamud, visited the Training Center of the 60th Battalion of the Somali National Army in Baydhabo and addressed the 15th graduating class of the school. The President urged the soldiers to uphold the principles of military conduct and to prioritize the […]

Posted in news in English | Read More »

Kumaa ka danbeeyay xariga Mustafe Martin Yaase Xabsiga ka sii daayay?

  Hargeysa January 22, 2023 (QJ) Waxa dhawaan magaalada Hargeysa lagu xiray dhawr maalmood Mustafe Martin oo booqasho uu fasax u heystay ku tagay Somaliland. Mustafe oo hore u sheegtay madaxweynaha Somaliland, mucaaridnimona lagu yiqiinay ayaa intii ka danbeysay kulan ay Minneapolisku yeesheen Fanaanada Nimco Degan u muuqday in uu isbedel ku yimi mawqifkiisii. Hadaba […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo diginin u dirtay Madax-dhaqameedka Sool

Laascaanood January 21, 2023 (QJ) – Dawlada Somaliland ayaa manta war ay ka soosaartay kulan ay issimada Sool kuyeelanayaa magaalada Laascaanood waxa ay ku baaqday in aan looga dhawaaqin qodobo lidi ku ah jiritaanka Somaliland. Qorllkan ka soo baxay wasirada ku sugan Laascaanood oo kulanka issimada lagu fasaxayo ayaa sidoo kle diginin u jeediyay in maamulo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somalia granted vote at UN despite owing arrears

NY January 21, 2023 (QJ) – Somalia has once again been granted the right to vote in the General Assembly of the United Nations, even though Somalia has not yet paid off the arrears to the General Assembly of the United Nations for the past two years. UN member states pay annual contributions or dues, and […]

Posted in news in English | Read More »

QM oo Soomaaliya ka cafisay khidmooyinkii

NY January 21, 2023 (QJ) – QM ayaa manta sheegtay in Soomaaliya oo aan bixin kharashaadka gollahaa sanadkii labaad in loo fasaxay ka qeybqaadasha hawlaha golahaa sida codeynta. Qoraal ka soo baxay xafiiska xoghayaha guud ee QM, António Guterres ayaa lagu sheegay inay jiraan dhowr waddan oo kale oo ku guul-daraystay inay bixiyaan lacagta Qaaraanka ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Speaker Madoobe meets with South West Opposition Candidates

Baidoa January 21, 2023 (QJ) – The Speaker of the Federal Parliament of Somalia, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), met yesterday with representatives of the Southern Federal State Presidential Candidates Union and Southern Federal State Reconciliation Assembly to discuss the ongoing reconciliation conference in Baydhabo. The focus of the meeting was on finding ways to successfully […]

Posted in news in English | Read More »

Puntland’s Federalisation Committee meets with Deni

Garoowe January 21, 2023 (QJ) – The President of Puntland, Said Abdullahi Deni, held the first official meeting with Puntland’s Negotiations Committee on the Federalization of the country, appointed by the President on January 14, 2023. According to a statement from the Puntland Presidency, President Deni briefed the committee on the current state of Somalia’s political […]

Posted in news in English | Read More »

Ciro oo Dhaawicii laascaanood lakulamay Biixi na uga digay colaadaha Laascaanood

Hargeysa January 20, 2023 (QJ) – Musharaxa xilka Madaxweynaha ee xisbiga Waddani ayaa manta cisbitaalka Manhal ee magaalada Hargeysa ku booqday Rooda Cabdikariin Aadan Warsame oo ka mid aheyd dadkii ku waxyeeloobay rabshadihii dhawaanta ka dhacay magaalada Laascaanood. Musharaxa oouu weheliyay Guddoomiyaha Waddani Xersi Cali ayaa Rooda iyo waalidkeedba uga waramay sida ay uga xun yihiin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Al Shabaab oo weerar ku dilay talexigeenkii Danab

Galcad January 20, 2023 (QJ) Dagaal saaka aroortii ay Al Shabaab ku qaaeen xarun ciidan oo ciidamada Danab ay ku leeyihiin degaanka Galcad ee Gobolka Galgaduud ayaa waxa ka dhashay khasaare baahsan. Dagaalka oo isugu jiray weeraro loo adeegsaday gawaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay iyo mid fool ka fool ahaa ayaa halka ku dhexmaray komaandoosta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »