Hargeysa. 3 November, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadlay aragtidiisa ku aadan shir dhawaan lagu soo af meeray magaalada Burco, kaas oo ayq absatay beesha Garxajis oo degta 5 gobol oo ka mid ah 6 da gobol ee Somaliland. Muuse Biixi ayaa sheegay in sharci darro ay tahay in beel degan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho. 2 November, 2022. (QJ)- Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in maleeshiyo loo maleynayo inay ka tirsan yihiin Al-shabaab ay laba ka mid ah shaqaalaha caafimaadka, darawalkii waday gaadhi nooca ambalaas ah iyo bukaankii ay wadeen ay ka afduubteen meel ku dhow xadka Kenya ay la wadaagto Soomaaliya. Kooxda weerarka soo qaadday ayaa weerar gaadmo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 2 November, 2022. (QJ)- Gudaha Somaliland waxa laga daremayaa dhaq dhaqaaqyo ciidan oo ak dhan ah xukuumadda Muuse Biixi kuwaas oo ka socda badi gobolada Saaxil, Togdheer, Sanaag iyo Sool, iaydoo la filayo in gobolka Maroodijeex lagu arko dhaq dhaqaaqyadan maalmaha soo socda sida xogaha aanu helnay ay sheegayaan. Abaabulka ciidamo badan ayaa imika […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 2 November, 2022. (QJ)- Wefti ballaadhan oo ka socda Beesha Caalamka ayaa kusoo wajahan Somaliland iyagoo imanaya todobaadka danbe, waxayna kulamo la qaadan doonaan dhammaan dhinacyada siyaasadda oo ay ugu muhiimsan tahay xukuuamdda oo ay kala hadlayaan qorshaha ay mugdiga ku galisay dalka. Beesha Caalamka waxa la sheegay ins afarkooda ay kusoo beegayaan xili […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 1 November, 2022. (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa la ogaaday in ay lacago kumanaan doollar ah siiso xildhibaanada waddanka Ingiriiska, iyadoo doonaysa in galaangal ay ka hesho Ingiriiska. Xeerarka Ingiriiska iyo Maraykanka ayaa dhigaya in ay mamnuuc tahay lacagaha dawladaha qalaad ay ka qaataan dadka haya xilalka dadweynaha. Wakaalada Wararka Maraykanka ee AP iyo wargeyska […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »