Home » 11:11 am
Entries posted on “November, 2022”
Muqdisho. 6 November, 2022. (QJ)- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ciidamada dib u xureynta deegaanka ee Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanada Dhoqor iyo Baareey oo dhinaca Koonfureed kaga beegan magaalada Baledweyne ilaa 27 KM, waxaana dagaalka uu yimid kadib markii ciidamada dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleeyda ay weerar ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 6 November, 2022. (QJ)- Guddida Diwaangelinta iyo Furista Ururada Siyaasadeed ee Somaliland ayaa maanta soo saartay liiska ururada ka gudbay wareega madax taabashada ee ururada siyaasadda, kaas oo todobaadadii lasoo dhaafay lagu tartamaay gudaha Somaliland. Ururada kala ah, Ururka Shacabka, Ururka Waaberi, Ururka Hillaac, Ururka Rejo, Ururka Barwaaqo, Ururka Mideeye, Ururka Ogaal, Ururka Horseed […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu November 05, 2022 (QJ) – Ismiidaamin uu fuliyay ruux waxyaabaha qarxa soo xirtay ayaa goordhaw ka dhacay xerada ciidamada lagu tababaro ee loo yaqaan Nacnac oo ku taalla degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Ruuxan isqarxiyay ayaa bartilmaansaday dhallinyaro la sheegay saf ugu jireen si ay u galaan gudaha xerada Nacnac si ay halkaasi tababar ciidan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho. 5 November, 2022. (QJ)- Kooxda Al-Shabaab ayaa sii deysay 4 qof oo Kenyan ah oo ay kasoo afduubteen Salaasadii deegaanka Ceel-waaq ee u dhow xuduudka Soomaaliya iyo Kenya. Dadka ay sii deysay kooxdan oo kala ah labo ka mid ah shaqaalaha caafimaadka, darawal iyo qof bukaan ah ayaa eheladooda la midoobay kadib markii la sii daayay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa November 04, 2022 (QJ) – Taliska Ciidanka Booliiska Somaliland ayaa shaaciyay in sannadan ay Somaliland ka dhaceen 27,801 danbi oo iskugu jira dilal, kufsi, shilal, caruur la tuuray, ka ganacsiga maandooriyaha iyo kuwo kale. Madaxa Howlgelinta Ciidanka Booliiska Sarreeye guuto Ibraahin Cabdi Xaaji Maxamuud, ayaa faahfaahinta denbiyada ku soo bandhigay munaasibad loo qabtay sannad guurada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
More than 50 journalists have lost their lives reporting in Somalia in the last decade – the most recent fatality happened on Saturday in a bomb blast. The BBC’s Bella Sheegow reflects on life there as a reporter. Working in Mogadishu was one of the most difficult things I have done in my whole life. […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa. 4 Novembeer, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa weli ka qoomamoonaya in xukuumadiisu ay ogolaato shirkii Dalwanaaje ee beelwaynta Garxajis ay ku qabsatay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer, halkaas oo laga soo saaray go’aano ka dhan ah xukuumadiisa. Muuse Biixi ayaa u sheegay gacan yarayaashiisa in aanu aqbaleen shirkaas hadii uu ogyahay waxa kasoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Kenya in collaboration with Somalian security forces Tuesday, November 1, mounted a rescue operation that successfully freed three people who were taken hostage by suspected Al-Shabaab militants. The three are among four people who were abducted after Al-Shabaab hijacked an ambulance they were traveling in along Lafey road. Confirming the incident, Mandera County Commissioner Onesmus […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho. . 3 November, 2022. (QJ)- Wararka naga soo gaadhaya degmada Deyniile ee magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhawayd qarax xooggan uu ka dhacay nawaaxiga Aargada degmadaasi. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya nooca qaraxa, wararka qaar waxey sheegayaan inuu ahaa gaadhi walxaha qarxa laga soo buuxiyay, halka warar kale […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 3 November, 2022. (QJ)- Magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag waxa maanta lagu soo dhaweeyay xubno ka mid ah mucaaradka Somaliland gaar ahaan xisbiga Waddani, kuwaas oo wacdaqro ka dhigay gobolka xili Somaliland ay ka jiraan duufaano khilaaf siyaasadeed oo sii xoogaysanaya. Kumanaan qof ayaa magaalada kusoo dhaweeyay madaxda xisbiga Waddani iyadoo dadka wax […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »