Home » 10:40 am Entries posted on “November, 2022”

Xaaladihii ugu danbeeyay ee Somaliland oo xiisadi ka taagan tahay

Hargeysa. 13 November, 2022. (QJ)- Maanta waa 13 November 2022 oo ku beegan maalinta ay ku egtahay muddo xileedka dastuuriga ah ee madaxweynaha Somaliland, waxaanay maalintani timi iyada oo khilaaf cakiran oo xoogani uu Somaliland ka taagan yahay isla markaana uu u dhexeeyo xisbiyada mucaaradka ah iyo xukuumadda Somaliland. Kadib 13 November mucaaradka Somalialnd waxay hore […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xogihii ugu danbeeyay ee xaaladda Somaliland iyo tallaabada mucaaradka

Hargeysa. 12 November, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayuu muddo xileedkiisa dastuuriga ahi ku egyahay 13 November oo maalinta berri ah ku beegan, xili muran siyaasadeed Somaliland ka jiro. Mucaaradka Somaliland ayaa la filayaa in maalinta berri ah ay hadlaan isla markaana go’aano culus ka qaataan xukuumadda Muuse Biixi. MAXAA LAGA FILI KARAA MUCAARADKA Mucaaradka Somaliland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jabhado iyo ciidan-beeleedyo Somaliland ka bilaabmaya todobaadkan

Hargeysa. 12 November, 2022. (QJ)- Somaliland waxay wajahaysaa marxalad adag iyadoo 30 sanno kadib laga cabsi qabo dagaalo sokeeye oo dib loogu noqdo, kadib Muuse Biixi oo xilkii ka dhamaaday isla markaana diiday ergadii heshiiska waday. Deegaano badan ayay ka socotaa abaabulka ciidamo tiro badan oo doonaya in meesha laga saaro Muuse Biixi maadaama oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Family, friends devastated after Ottawa woman killed in Saskatoon nightclub brawl

An Ottawa family is grieving the loss of a 23-year-old woman who was killed at a nightclub in Saskatoon early Saturday morning. Hodan Hashi died after a bloody altercation at the LIT Nightclub just before 3 a.m. Saskatoon police say the incident involved another woman who was known to her. Paige Theriault-Fisher, 22, has been […]

Posted in Sports | Read More »

CRISIS GROUP oo ka digtay xasilooni-darada Somaliland wajahayso oo alShabaab ka faa’iidayso

Hargeysa. 11 November, 2022. (QJ)- Hay’adda Xasaradaha Dunida ee Crisis Group ayaa warbixin dheer kasoo saartay xaaladda siyaasadeed ee Somaliland iyo khilaafka cakiran ee jira imika. Crisis Group waxay ku baaqaysaa in beesha caalamku ay xal u keento khilaafka jira, maadaama ay dhinacyadu hore ugu fashilmeen wada hadladii ay galeen. Nabadda lagu keenay dhabaha adag […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soo dhawayntii ugu ballaadhnayd oo mucaaradka Somaliland Hargeysa loogu sameeyay

Hargeysa. 10 November, 2022. (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa si aan hore loo arag loogu soo dhaweeyay saraakiisha mucaaradka Somaliland iyadoo murashaxa madaxweyne iyo gudoomiyaha xisbiga Waddani ay weftigaas hor kacayeen. Kumanaan iyo kumanaan ka mid ah taageerayaasha mucaaradka ayaa bariga Hargeysa kusoo dhaweeyay madaxda Xisbiga Waddani. Murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

First Somali-American mayor in US projected winner for Maine House

SOUTH PORTLAND, Maine — The South Portland woman who made history as the country’s first Somali-American mayor has made headlines once again. On Nov. 8, Deqa Dhalac, a Democrat, was elected to represent the Maine House of Representatives District 120. She was running against Republican Michael Dougherty. Dhalac began her political career in South Portland […]

Posted in news in English | Read More »

Lewiston’s Mana Abdi to be first Somali-American lawmaker in Maine

LEWISTON — One of the stars of Lewiston’s immigrant community, 26-year-old community organizer Mana Abdi, won election Tuesday to a state House seat that will make her the first Somali-American lawmaker in Augusta. “Maine should be celebrating it,” Abdi said, because it’s a sign that the Legislature is growing more representative of the people it […]

Posted in news in English | Read More »

Muuse Biixi oo bilaabay majare-habaabin kale iyo waxa ay tahay

Hargeysa. 9 November, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somalialnd ayaa mar kale bilaabay in uu majare habaabiyo dhinacyada daneeyayaasha doorashooyinka Somaliland, isagoo dhinac walba war gaar ah u sheegaya. Tusaale ahaan, Beesha Caalamka wuxuu muuse Biixi shalay ku yidhi ” waxaan qabanayaa labada doorasho anoo raacaya jadwalka doorashooyinka, waxaanana ku qabanayaa muddo 9 bilood ah”. balse balan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxay alShabaab ka tidhi magaca cusub ee ay dawladdu ku baaqday in loogu yeedho

Muqdisho. 9 November, 2022. (QJ)- Kooxda Al-Shabaab ee Soomaaliya ka dagaalanta ayaa diiday u adeegsiga magaca “Khawaarij” ee dowladda federaalka Soomaaliya ay shaacisay– iyada oo ku tilmaamay erey meel ka dhac ah oo macneheedu yahay koox qalloocan oo xag-jir ah, sida ay BBC Monotoring ka soo xigatay warbaahina Al-Furqaan. Dowladda Soomaaliya ayaa mamnuucday adeegsiga magaca Al-Shabaab, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »