Home » 10:01 am Entries posted on “November, 2022”

Waddani oo soo bandhigay dhukumantiyo been ah oo wasiir Cabdilaahi Abokor soo min-guuriyay

Hargeysa. 16 November, 2022. (QJ)- Xisbiga mcuaaradka ah ee Waddani ee Somaliland waxa uu maanta ka hadlay xaaladd Somaliland ee wakhtigan iyo sidoo kale xaalka dalka ee 5tii sanno ee uu talada hayay amdaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Somaliland, Muuse Biixi. Xoghayaha Guud ee xisbiga Waddani mudane Khadar Xuseen Cabdi ayaa si faahfaahsan uga hadlay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Abiy Axmed oo ku dhawaaqay in uu diyaar u yahay hir-gelinta heshiiskii TPLF

Jigjiga. 16 November, 2022. (QJ)-  Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u sheegay xildhibaannada Baarlamaanka Itoobiya inay ka go’an tahay heshiiski nabadeed oo uu kula gaadhay hoggaanka Tigray-ga waddanka Koonfur Afrika horraantii bishan, si loo soo afjaro colaadda dad badan lagu dilay ee laba sano ka socotay waqooyiga gobolka Tigray. Khudbad uu Salaasadii ka hor […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muslim Americans make historic gains in midterm elections

Nabeela Syed made history in this year’s midterms when she defeated a Republican incumbent in Illinois’s 51st District, making her the youngest member of the Illinois General Assembly and among the first Muslims elected to the state legislature. “It is so important for us to have a seat at the table, for us to have […]

Posted in news in English | Read More »

Mareykanka oo lacago hore leh duldhigay madaxda sare ee Al Shabaab

Muqdisho November 14, 2022 (SD) – Mareykanka ayaa goor dhaweyd shaacisay in kordhisey abaal marin lacageed oo uu horey u dul dhigay saddex hogaamiyeyaal oo ka tirsan dagaalyahanada Al-Shabaab. Lacagaha raggan hore loo dul dhigay oo aheyd min shan milyan oo Dollar ayaa haatan la gaarsiiyey $10 milyan oo dollar midkiiba, taasoo la siinayo qofkii xog ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dunida oo diidan awooda uu Muuse Biixi ku fadhiyo talada Somaliland

Hargeysa. 15. November, 2022. (QJ)- Warbaahinta dunidu waxay si wayn uga hadlaysaa xaaladda siyaasadeed ee Somaliland gaar ahaan muddo xileedka dastuuriga ah ee madaxweynaha Somaliland oo dhammaaday iyo khilaaf ballaadhan oo dalka ka jira. Dunidu waxay falanqaynaysaa mucaaradka Somaliland oo ku dhawaaqay in aanay aqoonsanayn madaxweynaha muddo xileedkiisa dastuuriga ahi ku ekaa 13 November ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qurbejoog oo ogaatay waxa ay is-yidhaahdeen Muuse Biixi iyo ergadii ka socotay

Hargeysa. 14 November, 2022. (QJ)- Ergadii ka timi madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Somaliland ee u kala dab qaadaysay mucaaradka iyo Muuse Biixi ayaa bixisay tafaasiil dheeraad ah oo ku aadan ergada ay wadeen. Qurbejoog oo helay xogta kulamada Muuse Biixi ay la qaateen ayaa ogaaday in madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday uu aqbalay in laga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Kulmiye oo sheegay in madaxweynaha Somaliland aanu ergo diranin

Hargeysa. 14 November, 2022. (QJ)- Xisbiga Kulmiye ee xukuumadda wakhtigeedu dhamaaday ee Somaliland ay ka dhisan tahay ayaa maanta ka jawaabay go’aankii xisbiyada mucaaradka Somaliland ee ku aadanaa in aanay aqoonsanayn madaxweynaha Somaliland iyo xukuumadiisa maadama ay dhacday mudadeedu. Xoghayaha Abaabulka Xisbiga KULMIYE Saleebaan Siciid ayaa sheegay in Muuse Biixi aanu wax ergo ah u […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Family of ‘kind-hearted, trusting’ Hodan Hashi vows to pursue justice for stabbing victim

The family of Hodan Hashi, the 23-year-old Ottawa woman who died in a violent altercation in a Saskatoon bar on Nov. 5, is vowing to pursue justice after the accused killer was released on bail with a charge reduced to manslaughter. “We are dissatisfied with the decision that was made on (the accused’s) bail, and […]

Posted in news in English | Read More »

Tigrayga Itoobiya oo hubka laga dhigayo iyo waxa lagu heshiiyay

Jigjiga. 13 november, 2022. (QJ)- Dowladda Itoobiya iyo ciidamada Tigrayga ayaa kala saxeexday heshiis dejinaya qorshaha hir-gelinta heshiiskii nabadeed ee labada dhinac ay ku gaadheen waddanka Koonfur Afrika bishan.  Wakiillo ka kala socda dowladda Itoobiya iyo Jabhadda TPLF ayaa tan iyo Isniintii ku shirsanaa magaalada Nairobi, si ay heshiis uga gaadhaan dhinacyo kala duwan oo la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciidamada Soomaaliya oo ka baxay deegaano ay hore alShabaab uga qabsadeen

Muqdisho. 13 nOVEMBER, 2022. (QJ)- Wararka naga soo gaadhaya deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud EE Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa deegaankaasi ay Xalay iskaga soo baxeen deegaankaasi. Gaashaanle Ismaaciil Cabdimaalik oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dowladda Fedaraalka ayaa sheegay in sababta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »