Mucaaradka Somaliland oo si adag u diiday muddo-kordhinta Muuse Biixi
Hargeysa. 2 October, 2022. (QJ)- Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland ayaa si adag uga soo hor jeedsaday muddo kordhinta Loo sameeyay xukuumadda Muuse Biixi, iyaga oo ku tilmaamay sharci daro. Labada murashax ee madaxtinimada Faysal Cali Waraabe iyo Cabdiraxmaan Cirro ayaa warbaahinta si kala gaar ah Hargeysa ugala hadlay Axadda maanta, iyadoo caddeeyay in 13 November wixii […]