Home » 1:27 pm Entries posted on “October, 2022”

Masuuliyiin iyo taageerayaal ka xidhnaa mucaaradka Somaliland oo lasii daayay

Hargeysa. 10 October, 2022. (QJ)- Maanta waxa Xabsiga Wayn ee Hargeysa laga sii daayay masuuliyiin iyo taageerayaal ka xidhnaa xisbiyada mucaaradka ah ee Somaliland, iyagoo muddo bilo ah xidhnaa xili aan la garanahayn wax sabab ah oo ay u xidhnaayeen. Dadka lasii daayay maanta waxa ku jira Xoghayaha Ciyaaraha Xisiga Waddani, Gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AlShabaab oo weerartay ciidamada Burundi ee Soomaaliya

Muqdisho. 10 October, 2022. (QJ)- Xogo dheeraad ah ayaa laga helayaa weerar loo adeegsaday madaafiic oo dagaal yahanada alShabab ay saqdii dhexe ee xalay ku qaadeen degmada Balcad ee gobolka Sh.Dhexe ee dalka Soomaaliya. Wararka ayaa intaasi ku sii daraya in weerarkan oo lagu qaaday saldhig ciidamada Burundi ay ku leeyihiin xaafadda Xaawa Taako, gaar ahaan aaga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Muuse Biixi oo daahfuray mashruuc ma-dhalays ah oo Hargeysa ka oomantahay

Hargeysa. 10 October, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta daah furay wejiga labaad ee wax lagu sheegay biyo ballaadhinta Hargeysa, iyadoo caasimaddu biyo la’dahay intii ay Somaliland jirtayba marka laga tago degmooyinka 26 June iyo Ibraahim Koodbuur oo biyaha ugu badan ee Hargeysa hela. Muuse Biixi ayaa xadhiga ka jaray mishiino yaalay Geed-deeble muddo sanado […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Golaha Guurtida oo mar kale la hor gaynayo xeerarkii doorashooyinka

Hargeysa. 9 October, 2022. (QJ)- Mucaaradka Somaliland ayaa maalmihii lasoo dhaafay waday dedaalo sharci oo ay ku rabaan in xeerarkii doorashooyinka ee Golaha Wakiiladu meel mariyeen la hor keeno Golaha Guurtida. Xogo ay heshay warbaahinta Qurbejoog ayaa xaqiijinaya in dedaaladaasi gebagebo ku dhow yihiin, isla markaana la filayo in Golaha Guurtida la hor geeyo xeerarka. Gudoomiyaha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxay daaranyihiin digniinaha kooxda alShabaab u dirtay Warbaahinta Soomaalida

Muqdisho. 9 October, 2022. (QJ)- Kooxda Al-Shabaab ayaa si kulul uga hadashay amarkii shalay ka soo baxay dowladda Soomaaliya ee warbaahinta lagaga mamnuucay iney baahiyaan wararka Shabaab iyo dadka la fikirka ah. Bayaan ka soo baxay kooxda ayaa digniin adag loogu diray warbaahinta qaadata amarada dowladda, iyagoo sheegay iney si lamid ah dowladda ay ula dagaalamayaan cidii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Officer may have seen Mohamud Hassan ‘collapse’ in police van prior to death, inquest heard

A police officer might have witnessed a young man “collapse” before he was released from police custody and hours later died, a pre-inquest hearing has heard. Mohamud Mohammed Hassan was initially arrested on suspicion of a breach of the peace at his home on Newport Road, Roath on the evening of 8 January 2021. The […]

Posted in news in English | Read More »

Muuse Biixi oo talo ay kusoo ururtay kadib warkii Beesha Caalamka iyo qorshahiisa

Hargeysa. 8 October, 2022. (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa wajahaya culays xoogan iyo khamaar siyaasadeed oo hadii uu ka badheedho damaciisa ku keeni karta go’doon caalami ah. War kasoo baxay Beesha Caalamka ayaa Muuse Biixi ku noqday laf dhuun gashay iyadoo uu raadinayo dhabe uu kaga baxsado shaambadaha badan ee doorasho diidka ah ee ku dhacay, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fariinta uu sido weftiga Beesha Caalamka ee Hargeysa ku sugan

Hargeysa. 7 October, 2022. (QJ)- Wefti ballaadhan oo ka socda Beesh Caalamka ama saaxiibada dibadda ee Somaliland horumarka ka taageera ayaa ku sugan magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, iyagoo u kuur galaya xaaladda qasan ee Somaliland. Qurbejoog ayaa u kuur gashay Arimaha ay so socdaan weftigu iyadoo aanu xogo ku helnay in ay xukuumadda ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Fashilka Muuse Biixi oo warqad uu soo qoray dhex mariyay Wasaaradda Arimaha Dibadda

Hargeysa. 7 October, 2022. (QJ)- Fadeexado badan ayaa dul hoganaya Madaxtooyada Somaliland kadib Muuse Biixi Cabdi oo warqad aan lasoo tifaftirin isagana kasoo baxday dhex mariyay Wasaaradda Arimaha Dibadda, iyadoo warqaddaa la gaadhsiinayay Beesha Caalamka oo iyadu diiday muddo kordhinta madaxweynaha. Warqadda ayuu Muuse Biixi ku garnaqsaday iyadoo hore mar walba oo uu umadda la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Journalist detained at ATMIS camp in Burhakaba, his equipment confiscated

MOGADISHU, Somalia 06 October 2022 – Somali Journalists Syndicate (SJS), Federation of Somali Journalists (FESOJ), Somali Media Association (SOMA) and the Somalia Mechanism of the Safety of Journalists (SMSJ) jointly condemn the detention of Arlaadi Media Network (AMN) journalist, Yusuf Mohamed Adam, who was held at a military camp by the Ethiopian contingent under the […]

Posted in news in English | Read More »