Home » 3:30 pm Entries posted on “October, 2022”

Mareykanka oo shakhsiyaad Soomaali ah oo lagu daray liiska argagixisada caalemiga ah

Washington October 19,2022 (SD) – Mareykanka ayaa maanta shaaciyay xayiraad dhanka maaliyadda ah oo ay ku soo rogtay shabakad qaabilsan fududeynta dhaqaalaha Al-Shabaab. Kaaliyaha Xoghayaha Sirdoonka Maaliyadda Mareykanka Brian E. Nelsonee ayaa sheegay in Maraykanku qaadday tillaabo ka dhan ah hub iyo dhaqaale-ururinta ee al-Shabaab ee Geeska Africa. Xubnaha Maanta xayiraad la saaray waxa ka mid […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxamuud Xaashi oo weli quud-darraynaya xisbigii laga cadyhiyay ee Kulmiye

Hargeysa. 19 October, 2022. (QJ)- Siyaasiga Maxamuud Xaashi ayaa weli quud darraynaya ama rejo ka qaba xisbigii laga caydhiyay ee Kulmiye oo hadh cad laga saaray, iyadoo hadalo deel qaaf ah loogu dhiibo afhayeenka xisbiga Kulmiye, Buuni. Maxamuud Xaashi ayaa la sheegayaa in aanu ku niyad samayn ururka KAAH ee uu furtay kaas oo imikaba […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musiibo Soomaaliya ka dhacda oo laga digayo

Muqdisho. 19 October, 2022. (QJ)- Hal qof oo ilmo yar ah ayaa daqiiqad kasta la seexiyaa isbitaallada daawaynta nafaqo-darrada Soomaaliya, halkaas oo abaar ba’an ay khatar ku tahay inay sababto dhimashada carruurta heerka dhimashadooda aan la arkin nus qarni, sida uu sheegay afhayeen u hadlay hay’adda UNICEF Salaasadii shalay. James Elder oo shir jaraa’id ku qabtay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Filmmaker Khadar Ayderus Ahmed on creating a legacy for Somalia

Hundreds of Somalis gathered in Dubai this weekend to watch The Gravedigger’s Wife, a powerful film by Khadar Ayderus Ahmed. The Finnish-Somali writer-director was there to screen his award-winning movie, which had its premiere at Cannes Film Festival last year, at Cinema Akil’s first Arab Cinema Week, which ended on Sunday. For 10 days, the programme by Cinema […]

Posted in news in English | Read More »

Qorshaha Muuse Biixi ee ururada cusub iyo cidda uu dhisayo

Hargeysa. 18 October, 2022. (QJ)-Madaxweynaha Somaliland ayaa la sheegay in uu doonayo ururo gaar ah oo kusoo baxa doorashada ururada ee qabsoomideeda aan lagu heshiin gudaha Somaliland. Muuse Biixi ayaa leh qorshe ah in xisbiga Kulmiye uu iska soo baxo isagu, xisbiga Waddani oo isagana codad uu kusoo baxo helaya maadaama aanay jirin cid beesha […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xogta cidda la siiyay mashruuca baasaaboorka Soomaaliya ee Somaliland

Hargeysa. 18 October, 2022. (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa dhawaan xayirtay hadana dib u fasaxday baasaaboorka Soomaaliya ee laga qaato gudaha Somaliland, kaas oo xafiis rasmi ah laga bixiyo baasaaboorkaas. Hadaba sida ay wax u jireen ayaa ah mid aanay dad abdani ogsoonayn oo weli qorshahaasi uu dhaqan gal yahay inkasta oo war aan sax ahayn […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Rahma Mohamed had self-published her first two children’s books

After successfully self-publishing two children’s books, Edmonton author Rahma Mohamed, 40, was looking for a publisher to release her third book and reach a much larger audience. “With self-publishing, there are places that you can’t get into,” Mohamed, who writes under the pen name Rahma Rodaah, told CBC’s Edmonton AM on Tuesday. While she was […]

Posted in news in English | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo ku fashilantay xumadda shacabka laynaysa

Hargeysa. 17 October, 2022. (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa illaa hadda ku fashilantay in ay wax ka qabato xumadda daran ee ka jirta gudaha dalka, taas oo aysay shacab tiro badan. Warbaahinta Qurbejoog oo arintan u kuur gashay ayaa ogaatay in dadka illaa hadda xummadda u dhintay ay iskugu jiraan dad waawayn, dad yaryar iyo xataa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Soomaaliya oo Yurub kala hadashay dagaalka ay la gashay alShabaab

Muqdisho. 17 October, 2022. (QJ)- Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la qaatay Komishanka Midowga Yurub u qaabilsan gargaarka bani’aadannimada Janez Lenarcic. Kulanka oo ka dhacay magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka ahna xarunta Midowga Yurub ayaa looga hadlay kordhinta kaalmada looga jawaabayo gurmadka abaaraha, si […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Minneapolis City Council member’s wife’s nonprofit reported feeding 2,500 children per day

The wife of Minneapolis City Council Member Jamal Osman incorporated a nonprofit that reported feeding 2,500 children per day under a federal program that’s been rocked by alleged fraud in Minnesota. Ilo Amba incorporated a nonprofit called Urban Advantage Services in November 2020, registering its office at the south Minneapolis home she shares with Osman. The […]

Posted in news in English | Read More »