Home » 4:43 pm
Entries posted on “July, 2022”
US Representative Ilhan Omar of the northern state of Minnesota has suggested that when it comes to violence, Minnesota is worse than the Somalian refugee camp she used to live in when she was a child. “For six years, I had the privilege of not seeing any violence, until I moved to Minnesota,” Omar stated […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaan saaka tegin aaska fanaanadda waynayd ee Khadra Daahir Cige oo ka mid ahayd fannaaniinta loogu jecelahay Geeska Afrika iyo Jasiirad-la-mooda Soomaalida, iyadoo 15 saacadood kadib geerideeda aanu wax tacsi ah u dirin. Lama oga sababta ku kaliftay Muuse Biixi arintan xili uu Hargeysa joogay saaka, tacsina weli dirin. Hore waxa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ)- Warbaahinta Somaliland gaar ahaan saxfiyiinta ayaa muddooyinkii ugu danbeeyay ka cabanayay siyaasadaha ay rabaan in lagu shaqeeyo mulkiilayaasha xarumaha warbaahinta oo qaarkood ganacsato yihiin, halka kuwo kalana ay siyaasadda u jan jeedhaan. Arintani waxay keentay in badi war-tabiyayaasha ka hawl gala Somaliland ay samaystaan madalo ay farriintooda dhex marin karaan sida Social Media oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ)- Dawladda Maraykanka ayaa mar kale caddaysay mawqifkeeda madax banaanida Somaliland oo imika doodi ay ka taagan tahay, kadib Somaliland oo codsiyo u gudbisay Washington. Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Larry Andre, ayaa mar kale sheegay in Mareykanku uu hal siyaasad ka haysto Soomaaliya, uuna aqoonsan yahay xuduudka la sameeyay xilligii xorriyadda. Safiirka ayaa hadalkan ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
MOGADISHU – A landmine blast reportedly targeted a convoy of ATMIS troops as part of the African Union Mission in Somalia on their way to Marka town in Lower Shabelle region. The explosion that hit the ATMIS convoy was said to be a landmine, causing casualties of ATMIS troops. Al-Shabaab in released statement, claimed responsibility […]
Posted in news in English | Read More »
Baarlamanka Somaliland ayaa maanta isku raacay in dib loo curiyo xeer 23/2019 oo deegaanada qaar u sad burinaya. Xildhibaano ka tirsan Baarlamanka ayaa keenay mooshin lagu diidan yahay dhaqan galka xeerkaas oo aan cadaalad iyo sinnaan midna ahayn, waxaana gacanta u taagay aqlabiyadda baarlamanka. Sharci cusub ayay unki doonaan Golaha Wakiiladu, kaas oo la filayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Madaxweynaha maamulka Puntland ee Soomaaliya Siciid Cabdilaahi Deni ayaa markii u horeysay ka hadlay cilaaqaadka madaxweyne Xasan iyo ra’iisul wasaare Xamse Cabdi Barro, xili la hadal hayay inuu jiro khilaaf ka dhexeeya dawladda cusub. Madaxweynaha ayaa si cad wuxuu u balanqaadey in uu la shaqeyn doono ra’iisul wasaaraha cusub Xamsa Cabdi Barre kaasoo la filayo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Soomaaliya waxa laha xusayaa sanad guurada 62-aad ee aksoo wareegtay markii ay Soomaaliya ka qaadatay xornimada dalka Talyaaniga oo gumaysan jiray dalkaas. Munaasibado kala duwan oo lagu xusayo ayaa lagu qabtay gudaha Soomaaliya, iyadoo munaasibadda ugu wayni ay xalay ka dhacday Villa Soomaaliya halka maanta taalada SYL ubaxyo uu dhigay madaxweynaha Soomaaliya. Soomaaliya waxay ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »