Home » 11:14 am
Entries posted on “July, 2022”
Hargyesa (QJ)- Maalinta berri ah waxa la filayaa in magaalada Hargeysa uu ka qabsoomo kulan dhex mari doona madaxweynaha Somaliland iyo labada murashax madaxweyne ee xisbiyada mucaaradka ah, kadib dhex dhexaadin laga galay kulankooda. Waa kulankii ugu horeeyay ee dhex mara labada dhinac kadib xiisadda ka taagan Somaliland markii ay cirka isku shareertay ee mucaaradku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ)- Maanta waxa la filayaa in Xabsiga Madheera laga sii daayo masuuliyiin ka tirsan mucaaradka Somaliland iyo laba saxafi oo u xidhnaa xukuumadda Somaliland, kadib dibad bax ay Mucaaradka Somaliland ka sameeyeen Hargeysa horaanta bishii June. Sii-daynta dadkan ayaa timi kadib kulan dhex maray gudida dhex dhexaadinta xukuumadda iyo mucaaradka iyo madaxweynaha Somaliland, kulankaas […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe (QJ) – Xildhibaanada Baarlamaanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta diiday ansixinta golaha Maxkamadda sare ee Puntland, oo uu dhawwaan Magacaabay Madaxweyne Siciid Deni. Kulanka codeynta Baarlamaanka Puntland ee golaha Maxkamadda sare waxaa goobjoog ka ahaa 43-xildhibaan, waxaana diiday in ay ansixiyaan golaha Maxkamada sare 23-Xildhibaan, waxaa ogolaatay 11-Xildhibaan halka 9-xildhibaan ka aamuseen. Ruuxa uu Madaxweyne […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somaliland, ayaa maanta madaxweynaha hortiisa ku dhaariyey Afartii xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee ay dhawaan golaha wakiilladu ansixiyeen. Dhaarinta Afarta xubnood ee Komishanka Doorashooyinka Qaranka ee maanta ayaa ka damba socota diidmo Golaha Wakiiladu ka biyo diideen saddexda xubnood ee kale ee uu Madaxweynuhu u magacaabay Komishanka Doorashooyinka. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu (QJ)- Farmers in Somalia are set to access reliable new machinery, as well as service and parts support from CASE IH. This follows a trailblazing import and distribution agreement inked between CNH Industrial with Gaalooge Farming & Livestock Cooperative. The Gaalooge-Case IH partnership was initiated at the Italy-Somalia Business Forum in Mogadishu in December […]
Posted in news in English | Read More »
Mogadishu (QJ)- Overlooked due to the war in Ukraine, the humanitarian crisis in Yemen, and the conflict in neighboring Ethiopia, Somalia is dealing with one of its worst droughts in four decades. Nearly a million people have left their homes in search of food, water, and humanitarian assistance in towns and major cities. Dolow, a […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay dad u dhashay Somaliland oo xajka ka tegay deegaanada Puntland iyo sidoo kale magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, xili Somaliland ay diiday saamiga ay Soomaaliya ka siisay xujayda sanadkan. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo arintan ka hadlay ayaa dadkaas ku sifeeyay “qaran-dumis” iyo in ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayey ayaa gaadhay dalka Turkiga, waxaana soo dhaweeyey wasiirka waxbarashada dalka Turkiga, Mahmt Özer, iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Turkiga, Jaamac Cabdullaahi Caydiid. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo casuummad rasmi ah ka helay Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan, ayaa waxay ka wada hadli doonaan adkaynta xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dowladood, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ)- Gudida dhex dhexaadinta ka dhex wada mucaaradka iyo sidoo kale xukuumadda Somaliland ayaa maanta la shiraysay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, iyadoo uu yahay kulankii ugu horeeyay ee ay madaxweynaha la qaadanayaan tan iyo markii ay iska dhex doorteen guddi gaar ah. Gudidani waxay ka kooban tahay ergadii is xilqaantay iyo xubno Golaha Guurtida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
“Waxaan u arkayay in ay habboon tahay in Midwoga Afrika sameeyo is-bahaysi, kaasoo taageeraya madax bannaanida Somaliland” Kaaliyihii hore ee xoghayaha arrimaha dibadda Maraykankan u qaabilsanayd Afrika sannadihii 2005 illaa 2009 mss, Jandayi Frazwe ayaa waraysi ay bixisay si faahfaahsan uga hadashay sooyaalkii uu soo maray xidhiidhka u dhexeeya maraykanka iyo Somaliland, iyo sidii Maraykanku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »