Home » 2:53 am
Entries posted on “July, 2022”
MOGADISHU, SOMALIA — Somalia’s new president Hassan Sheikh Mohamud has vowed to shut down revenue streams for al-Shabab terrorists. The Islamist militants are believed to make millions of dollars per year from taxes they impose in areas of Somalia under their control. But security analysts say cutting off the terrorist funding won’t be easy. Somalia’s […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa (QJ)- Waxa dhawaan xabsiga laga sii daayay masuuliyiin ka tirsan Xisbiga Wadani oo ka qeybqaatay isu soo bax ka dhacay magaalada Hargeysa Bishii Juun 9, 2022 kii. sidoo kale waxa iyagana dibedbaxa laga qabtay laba suxuufi oo iyana la sii daayay tiyoon maxkamad la soo taagin. Hadaba si aanu wax uga ogaano sidii dadkaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
Hargeysa (QJ)- Guddida Addeega Hubka Aqalka Wakiilada Maraykanka, ayaa waaxda difaaca usoo jeedisay in la amba qaado xidhiidh amni oo Somaliland iyo Maraykanku yeeshaan. Guddida ayaa soo jeedisay in dowladda Maraykanku Somaliland la kaashato sugida amniga gobolka Geeska Afrika, isla markaana ay iskaashi kala yeelato iswaydaarsiga xogta sirdoonka, dhoolatusyo wadajira oo ay sameeyaan labada ciidan, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Somalia’s new President Hassan Sheikh Mohamud says ending al-Shabaab’s violent insurgency requires more than a military approach, and his government will negotiate with the extremist group only when the time is right. He said the al-Qaeda affiliate responsible for deadly attacks across East Africa had developed a “coping mechanism” to military aggression and could not […]
Posted in news in English | Read More »
Mogadishu (QJ)- Turkish President Recep Erdogan met on Wednesday with his visiting Somalian counterpart Hassan Sheikh Mohamud in the capital Ankara to discuss regional security and humanitarian aid to the African country. In a joint press conference after their meeting, the Turkish president stressed the importance of Somalia’s stability and security for the whole African […]
Posted in news in English | Read More »
Muqdisho (QJ)- Guddiga Siyaasadda iyo ammaanka Midowga Yurub ayaa ansixiyay taageero dhaqaale oo dheeraad ah oo loogu talo galay hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS). Sannadkan 2022-ka, Midowga Yurub ayaa 120 milyan oo Yuuro ku dari doona taageeeradii dhaqaale ee uu siin jiray ciidamada howlgalka midowga Afrika ee Soomaliya. Taageeradan ayaa inta badan waxay gacan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe (QJ)- Baarlamanka maamulka Puntland ayaa cod aqlabiyad ah ku diiddey dib-u-magaacbista Hoggaanka Maxkamadda-sare oo dhowr beri ka hor markii la ansixin waayey uu dib-u-magacaabay Madaxweyne Deni. Cod Barlamanku qaadey ayaa 30 kamid ah diidey dib u soo celinta guddiga Maxkamada sare ee Madaxweynaha, 3 xubnood ayaa ka horyimid halka 7 xildhibaana ka aamuseen, sida gudoonka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta shaaciyay in uu rabo wada hada ay u kaliyaystaan xisbiyada mcuaaradka, iyadoo aanay jirin dhinac kale oo dhex fadhiya kulamada. Muuse Biixi wuxuu sheegay in kulamada danbe ee ay yeelanayaan xukuumadda iyo mucaaradku ay u gooni ahaadaan, gaar ahaan isaga iyo labada murashax ee kale ee xisbiyada mucaaradku, xili […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa maanta ka dhacay kulan ay yeesheen xukuumadda iyo mucaaradka, iyadoo uu ahaa kulankii ugu horeeyay ee dhinacyada dhex mara tan iyo markii ay xiisadda siyaasaddu kululaatay. Kulanka waxa kasoo qayb galay madaxweynaha iyo ku xigeenka Somaliland, masuuliyiin ka kala socota xisbiyada mucaaradka iyo xisbiga Kulmiye, iyo ergadii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu (QJ)- The United Nations Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UNOCHA) said late Monday that at least 200 children in Somalia have died of malnutrition since January, with the country witnessing “catastrophic food insecurity” for the first time since 2017. Drought conditions have deteriorated following an unprecedented fourth consecutive failed rainy season in […]
Posted in news in English | Read More »