Home » 11:51 am
Entries posted on “July, 2022”
Hargeysa (Qurbejoog)- Magaalada Hargeysa waxa maanta ka dhacay wejiga labaad ee wada hadalo u dhexeeya xukuumada Somaliland iyo xisbiga talada haya ee Kulmiye oo dhinac ah iyo mucaaradka Somaliland oo dhan ah iyaguna, waxayna ka wada hadlayeen arimaha doorashooyinka. Kulanka ayaa ahaa mid adag oo dhinacyadu ay is dhaafsadeen hadalo xanaf leh oo kulul sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ)- Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland waxa ka socda wada hadalo u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo labada xisbi ee mucaaradka ah, ama Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland. Sida ay xogta ku heshay Qurbejoog, kulankan waxa ka qayb galaya madaxweynaha Somaliland, ku xigeenkiisa, masuuliyiin ka socda xisbiga Kulmiye oo Maxamed Kaahin ugu horeeyo, gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaradka ah, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Mogadishu (QJ)- A government soldier shot dead a police chief in Mogadishu’s Daynile district on Sunday. According to witnesses, Alas, the police chief of the Barwaqo Department, was killed following a violent dispute with his assailant, who was a soldier. The shooting also injured another soldier. According to reports, the Daynile district security forces have detained […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa(QJ)- Xukuumadda Somalialnd ayaa markii ugu hroaysay ka hadashay warar sheegaya in wasiirka gaashaan dhiga ee Somaliland uu tegay Faransiiska halkaas oo uu kaga qayb galay shir ay soo agaasintay Israa’iil, iyo madaxweynaha Somaliland oo socdaal ku tegaya Israa’iil. Somaliland gaar ahaan Wasaaradda Gaashaandhigu waxay warkan ku tilmaantay mid ben abuur ah oo aanay waxba […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ)- Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar ay baahiyeen warbaahinta Israa’iil oo sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu sahaminayo xidhiidh diblumaasiyadeed oo lala yeesho Israa’iil. Madaxtooyada Soomaaliya ayaa warbaahinta Muqdisho u xaqiijisay in uu been abuur yahay maqaalkii shalay lagu qoray wargeyska Times of Israel ee sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu qorsheynayo in uu baarlamaanka kala hadlo xidhiidhka suurtagalka ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa in uu la kulmo madaxda ururada siyaasadeed ee dhawaan Somaliland lagaga dhawaaqay, sida ilo ku dhow Madaxtooyada Somaliland ay u xaqiijiyeen Qurbejoog. Muuse Biixi ayaa kulankan la sheegay in uu dhammaan ku casuumay ururada la shaaciyay illaa hadda, iyadoo hore uu ula shiray ururo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Twin Cities Muslim leaders say a man with a history of mental illness stabbed an imam inside his Minneapolis mosque this week. Jaylani Hussein, executive director of the Council on American-Islamic Relations Minnesota said Imam Awil Adan suffered head and arm injuries, and could have been killed had another person at the Khalid Binu Walid […]
Posted in news in English | Read More »
Mogadishu (QJ)- A spokesperson for Somalia’s president said on Saturday that the government is set to consult parliament on the possibility of establishing diplomatic relations with Israel, Hebrew media reported. Reports by Channel 12 news and Kan news could not be immediately verified. Somalia media reports last month claimed President Hassan Sheikh Mohamud recently held […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa (QJ)- Afhayeen u hadlay madaxweynaha Soomaaliya ayaa Sabtidii sheegay in xukuumadda lagu wado in ay baarlamaanka kala tashato suurtagalnimada xiriir diblomaasiyadeed oo ay la sameyso Israa’iil, sida ay ku warrantay warbaahinta Hebrew media. Xaqiida Warbixinada Channel 12 news iyo Kannews lama xaqiijin karin dhab ahaantii. Warbaahinta Soomaaliya ayaa bishii hore sheegtay in Madaxweyne Xasan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho( QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa gaadhay magaalada Asmara ee dalka Eritrea halkaasi oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo qaadaneysa muddo afar maalmood ah. Qoraal kooban oo ay daabacday Villa Somalia ayaa lagu sheegay in uu garoonka diyaaradaha ee Asmara ku soo dhoweeyey madaxweynaha dalkaasi Isaias Afwerki. Dalka Eritrea ayaa waxaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »