Home » 8:52 am Entries posted on “July, 2022”

Kulanka Guud ee xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland oo baaqday

Hargeysa (QJ)- Maanta waxa lagu waday in magaalada Hargeysa uu ka dhaco kulanka ugu danbeeya ee wada hadalka xukuumadda iyo xisbiga Kulmiye oo dhan ah iyo mucaaradka Somaliland oo dhan ah iyaguna,  balse kulanka ayaa baaqday. Baaqashada kulanka guud ee natiijada agu gaadhi lahaa maanta ayay sabab u tahay geerida AHU Sheekh Aadan Siiro oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Kenya oo caddaysay mawqifkeeda dacwadda badda Soomaaliya

Muqdisho (QJ)- Dowladda Kenya ayaa sheegtay in go’aanka maxkamadda ICJ ee ay kasoo saartay dacwadda Badda ee u dhaxesay Kenya iyo Soomaaliya, ay dhaqan galin doonto dowladda cusub ee Kenya. Qodobkan ayaa la filayay in ay ka wadahadlaan madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya, kuwaas oo shalay gaadhay heshiis ka kooban 11 qodob oo aysan ku jirin arrinta badda. […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

DAAWO:Sawir qaadihii Filmka Mo Farah oo ka hadalay sida dadku uga falceliyeen magaca iyo noloshiisa cusub

Hargeysa (SD) – Sawir Qaade Sakariye Siciid Muxumed oo duubay qeyb ka mid ah Ducumentary ga The Real Mo Farah ayaa ka waramay sameynta filmka qeybtiisii Somaliland

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »

Somaliland oo soo dhawaysay xeer Baarlamanka Maraykanku ansixiyay

Hargeysa (QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa soo dhawaysay qorshe dhanka difaaca ah oo Baarlamanka Maraykanku meel mariyeen 14-ka bishan July oo shalay ku beegnayd, kaas oo saamaynaya siyaasadaha difaaca Maraykanka ee gobolo badan. War kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Somaliland ayaa lagu sheegay in Hargeysi ay soo dhawaynayso xeerka cusub oo taageeraya xidhiidh dhanka difaaca […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay Koonfur Afrika iyo faahfaahinta

Koonfur Afrika (QJ)- Magaalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Afrika waxa lagu dilay ganacsade Soomaali ah iyadoo xili habeenimo ah ay xalay weerareen budhacad hubaysani. Ganacasadaha Soomaaliyeed ee lagu dilay dalkaasi Koonfur Afrika ayaa lagu magacaabi jiray Cali Maxamed Cali, waxaana budhacad ay ku dhex toogteen gudaha dukaankiisa oo ku yaalay xaafada New Brighton oo ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Met police launches investigation into Mo Farah trafficking claims

London (QJ)- The Metropolitan police has launched an investigation into claims by Sir Mo Farah that he was trafficked into the UK and forced into domestic servitude. The four-time Olympic champion told a BBC documentary that he was brought to London by a stranger under an assumed name after escaping war in Somalia aged nine. […]

Posted in news in English | Read More »

Wejiga afraad ee wada-hadalka xukuumadda iyo mucaaradka Somaliland

Hargeysa (QJ)- Wejiga afraad ee wada hadalada u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo xisbigeeda Kulmiye oo dhan ah iyo mucaaradka oo dhan ah ayaa saaka ka furmay Ambassador Hotel oo ku yaala koonfurta magaalada Hargeysa, iyadoo shalay lagu heshiiyay in wada hadalada qaybta danbe aan lagu qaban Madaxtooyada. Arinta ugu culus ee miiska taala saaka ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Deni iyo wasiirkiisa maaliyadda oo Addis ku shiray iyo xogta

Garoowe (QJ)- Madaxweynaha maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wasiirkiisa Maaliyadda Xasan Shire Abgaal ayaa kulan gaar ah waxa ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya, halkaas oo ay iska heleen. Deni oo ka soo laabtay dalka Imaaraadka Carabta ayaa shalay ka dagay Addis, halka wasiirka maaliyada Puntland Abgaaloow uu isna ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xogta natiijada wejiga saddexaad ee wada-hadalka mucaaradka iyo xukuumadda Somaliland

Hargeysa (QJ)- Magaalada Hargeysa waxa maanta lagu gebagebeeyay wejiga saddexaad ee wada hadalka u dhexeeya xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka dalka, kaas oo lagaga arinsanayo khilaafka doorashooyinka. Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Somaliland ayaa sidan lagu yidhi: “Waxa sidii ballankii shalay ahaa si rasmi ah qasriga madaxtooyada uga bilawday wejigii saddexaad ee wada hadallada u dhexeeya xukuumadda […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxay ku heshiiyeen Soomaaliya iyo Eritrea

Muqdisho (Qurbejoog)- Dawladaha Soomaaliya iyo Eritrea ayaa kala saxeexday heshiis dhinacyo kala duwan leh, kadib safar uu madaxweynaha Soomaaliya ku tegay magaalada Asmara ee caasimadda Eritrea. Intii uu ku sugnaa Eritrea, ayaa madaxweyne Xasan Sheekh oo uu weheliyo madaxweyne Afwerki, waxa uu booqday ciidamada Soomaaliyeed ee tababarka u jooga dalkaas muddo saddex sanno ah iyo mashruucyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »