Home » 1:53 pm
Entries posted on “July, 2022”
Hargeysa. 31 July, 2022. (QJ)- Siyaasiga wayn ee Maxamed Cabdi Gaboose ayaa wajahaya weji gabax culus oo uu kala kulmayo jufada uu kasoo jeedo ee Muuse Carre oo ka tirsan beesha Garxajis, iyadoo siyaasigii labaad ee beeshaas ahi uu dhawaan Hargeysa kaga dhawaaqayo urur siyaasadeed cusub. Gaboose ayaa dhwaan furtay ururka Barwaaqo oo cadaadisyo joogto ah kala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 31 July, 2022. (QJ)- Taliyaha Ciidamada Badda Ee Somaliland ayaa qorshaynayay in uu samaysto jabhad ka dhan ah xukuumadda Muuse Biixi, ka hor inta aanu madaxweynaha Somaliland u magacaabin Taliyaha Ciidamada Baddda. Qurbejoog ayaa ogaatay in taliyee Axmed Hurre Haariye uu muddo badan sugayay in la dalacsiiyo maadaama oo uu leeyahay khibrad ciidan oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 31 July, 2022. (QJ)- Gudida Diwaangelinta Ururada Siyaasadda Somaliland ayaa shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay xidhmayso diwaan gelinta ururada siyasaddu. War maanta kasoo baxay gudida oo uu ku saxeexanyahay gudoomiyaha Guddiga Diiwaangelinta Ururada Siyaasadda & Ansixinta Axsaabta Qaranka Somaliland ayaa lagu xusay in mudadii 45-ka maalmood ahayd ee diwaan-gelintu ay ku egtahay 10ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho. 31 July, 2022. (QJ)- Duqaymo xoogan ayaa maanta ka dhacay deegaanka Coomaad oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan . Diyaaradaha dagaalka ayaa lasoo warinaya inay maanta duqeynta la beegsadeen xarun ay ku sugnayeen xubno ka tirsanaa alShabaab, sida uu warbaahinta u xaqiijiyay afhayeenka maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in duqeynta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa July 31, 2022 (QJ) – Xoghayaha Xisbiga Waddani oo soo sharaxaaya tacadiyada xukuumada Muuse Biixi oo noqotay ta ugu tacadiga badneyd ebid.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay,wareysiyo | Read More »
What you need to know: Kenya’s Mombasa port, the largest and busiest in the region, is facing tough competition from ports at Berbera in Somaliland, Dar es Salaam in Tanzania and Maputo in Mozambique as the battle for trade along East Africa’s “Swahili Coast” heats up. Tanzania, Somaliland and Mozambique are investing heavily in expanding […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa. 30 July, 2022 (QJ)- Murashaxa madaxweynaha xisbiga Waddani, Cabdiraxmaan Cirro, ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya isaga oo kulamo la leh madaxda ammaanka ee dalka Itoobiya. Qurbejoog ayaa heshay xogta safarka Cirro iyadoo martiqaad rasmi ah uu ku tagay lana kulmay madaxda ammaanka ugu saraysa. Arimaha ay ka wada hadlayaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. 30 July, 2022 (QJ)- Safiirka Midawga Yurub ee Soomaaliya, Tiina Intelman, ayaa u sheegtay xisbiyada mucaaradka ee Somaliland in ay galaan doorashada ururada, iyadoo u muuqata tallaabo guul u ah Madaxweynaha Somaliland. Go’aanka danjiraha Midawga Yurub ayaa sabab u noqday in ay mucaaradku shaki wayn ka muujiyaan shaqada ay hayso, waxayna dhawaan diideen kulan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho. July 29, 2022 (QJ)- Kooxda alShabaab ayaa saaka mar kale weerartay deegaanka Aato ee gobolka Bakool, halkaas oo uu ka socdo dagaal xooggan oo u dhaxeeyay ciidamada Liyuu Booliiska ee dowladda deegaanka Soomaalida Itoobiya iyo Al-Shabaab. Wararka ayaa intaasi ku sii daraya in kooxda Shabaab ay saaka weerar culus oo marka hore ku bilowday madaafiic, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa. July 29, 2022. (QJ)- Dawladda Maraykanka oo saldhig milatari dawladda Somaliland ka siisay magaaladda Berbera, lana filaayo dhawaan in ay ciidamadooda keenaan Maraykanku, ayaa rabta in ay qiimayn iyo dib u eegis ku samayso ciidamada amniga Somaliland, gaar ahaan kuwa sirdoonka. Xogta ilaa hadda aanu haynaa waxa ay sheegaysa in heshiiska dawladaha Maraykanka iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »