Home » 11:52 am
Entries posted on “June, 2022”
Maalmihii lasoo dhaafay waxa magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland ka socda dedaalo lagu dhex dhexaadinayo xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi iyo xisbiyada mucaaradka oo si wayn iskugu khilaafsan doorashada madaxtooyada ee u muddaysan in Somaliland ay ka qabsoonto 13 November, 2022. Dedaaladan waxay ka kala imanayaan dhinacyo dibadda ah oo Beesha Caalamku ugu horayso iyo dedaalo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Shacabka Somaliland waxay blihii lasoo dhaafay a daalaa dhacayaan sicir barar xadhkaha goostay iyo maciishada oo kusii adkaanaysa, iyadoo aanay jirin wax tallaabo ah oo ay dawladdu ka qaaday si qiimayaasha loogu ilaaliyo halkii hore. Qiimaha raashinka, biyaha, shidaalka, korontada iyo kirooyinka ayaa dhammaan kordhay taas oo dad badan aan u saamaxahayn in noloshoodu ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dad badan ayaa weli is waydiinaya meesha uu ku dambeeyay mudaharaado iyo dibad-baxyo waawayn oo ay ku baaqeen Isbahaysiga Mucaaradka Somaliland oo ka kooban xisbiyada Waddani iyo UCID, iyadoo aanu xogo kala duwan aanu ka helnay meesha ay wax marayaan. Mucaaradka Somaliland ayaan ka tanaasulin mudaharaadka ka dhanka ah xukuumadda madaxweyne Muuse Biixi ee ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) -Madaxweynaha Somaliland ayaa ergo tiro badan usoo diray Wasiir ku Xigeenkii Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Somaliland oo shalay is casilay. Xubno ka tirsan xukuumadda iyo dad kale oo Madaxtooyada ka ag dhow kana tirsan beesha wasiirka ayaa ergo ahaan ugu yimi Cabdinaasir Caydiid iyagoo sheegay in madaxweynuhu wakhtigan rabo in uu shaqada kusoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Xildhibaan ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland ayaa magaalada Hargeysa ku xidhay mid ka mid ah dhalinyarada hal-abuurka leh ee wax qora. Xildhibaan Jamaal Aadan Diiriye ayaa xidhay Siciid Maxamed oo ah nin dhalinyaro ah oo degen Degmeda Maxamuud Haybe ee Hargeysa isla markaana wax ku qora baraha bulshada. Xadhiga ayaa yimi kadib hadalo dhex […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Today, 4 June 2022, the Somali independent journalists’ organizations/unions and the independent media houses associations held a consultative meeting in Mogadishu focusing on the latest developments in the country on the aftermath of May 15th presidential election and the state of freedom of expression and media freedom in Somalia, which has been ranked as the […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa (QJ) -Wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Arimaha Gudaha ee Somaliland Cabdinasir Ceydiid ayaa sheegay in uu is-casilay isla markaana ka tegay jagadaas. Cabdinaasir Caydiid ayaan weli bixin tafaasiil dheeraad ah oo ku aadan sababta uu isu casilay, xili Somaliland ay ka jirto xiisad dhanka amniga ah oo ka dhalatay muranka xisbiyada ee ku aadan Doorashada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Maalmihii la soo dhaafay waxaA sii kordhaya xildhibaanada ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland, kuwaas oo lagu arkayo hub ay wataan gaar ahaan baastoolado. Muuqaal qabsaday baraha bulshada ayaa lagu arkay xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun oo dhex lugaynaya maqaaxida Mega Plaza oo aan ka fogayn aaga ay ku taalo Madaxtooyada Somaliland iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Topic: ‘Lessons from our Journey to Statehood’ 1. Introduction Good morning. I would like to extend my sincere gratitude and appreciation to Dr. Greg Mills and the Brenthurst Foundation for organizing this important Africa Security Dialogue conference in Hargeisa, Somaliland. The choice of the venue is a clear indication of the prevailing peace and stability […]
Posted in news in English | Read More »
Hargeysa (QJ) – Saddexdii xubnood ee ka soo haray guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa maanta iscasilaadooda u gudbiyay madaxweyne Biixi. Xubnahan oo kala ah Cabdiraxmaan Maxamed Ismaaciil Dixood, Kaltuun Sheekh Xasan iyo Cabdixakiim Siciid Dalmar. Axsaabta mucaaridka ayaa sheegay in xubnaha Guddida doorashooyinka iscasilaadooda uu ka danbeeyo madaxweyne Muuse Biixi oo ay ku eedeeyeen in uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »