Home » 5:59 am
Entries posted on “June, 2022”
Gabiley (QJ) – Waxa maanta maxkamad ku taal magaalada Gabiley la horgeeyay muwaadin reer Jabuuti ah oo halkaa ku xirnaa eedo uu u jeediyay madaxweynaha Jabuuti. Aarre Saleebaan Cawleed ayaa lagu soo eedeeyay in loo haysto in uu aflagaadeeyay madaxweynaha Jabbuuti isagoo ku sugan gudaha Somaliland. Warqadda Eedda ee maxkamada la horgeeyay ayaa lagu sheegay in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho (QJ) – Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Sooomaaliya u qaabilsan gurmadka abaaraha dalka Md C/raxmaan C/shakuur ayaa maanta kulan la yeeshay ku xigeenka wasiirka arrimaha dibedda Maraykanka Victoria Nuland oo booqasho ku timid Soomaaliya . Kulanka oo looga hadlayey gurmadka abaaraha ee dadka abaaruhu saameeyeen ayaa waxaa ka qeybgalay, Safiirka dawladda Maraykanka u fadhiya Soomaaliya ambassador […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ethiopia has lost 19 percent of its stake in the port of Berbera over failure to fulfil conditions required to complete the ownership deal, the government of Somaliland has said. This effectively reverses the agreement made in 2017 between Ethiopia, Dubai ports giant DP World and the Somaliland Port Authority on the Berbera port. Somaliland […]
Posted in news in English | Read More »
Toronto (QJ) – Siyaasiga Yoonis Xasan Cabdi Kheyre ayaa nooga waramay khilaafka Somaliland iyo sida ay haatan wax u socdaan. Siyaasugu Waxa uu sharaxaad ka bixiyay khatarta dalku ku sugan haatan.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Xarunta Xuquuqal Insaanku madaxa-bannaan ee Somaliland waxay cambaraynaysaa xadhiga jidhdilka, iyo dhaawaca dowladda Somaliland u geysatay dadkii bannaan baxa salmiga ah isugusoo baxay 9/6/2022. Xarunta xuquuqal Insaanka madaxa-bannaan ee Somaliland waxay sixoogan u cambaaraynaysaa xadhiga, dhaawaca iyo jidhdilka dowladda Somaliland ugeysatey xubno ka tirsan xisbiyada mucaaradka iyo qaar ka mid ah dadweynihii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Magaalada Hargeysa iyo guud ahaan Somaliland waxa ka taagan xiisad culus oo laga cabsi qabo in ay isu bedesho iska hor imaado dhex mara xukuumadda iyo mucaaradka, sida dhacday maalintii Khamiista ee todobaadkii tegay. Waxa imika socda dedaalo ay wadaan salaadiinta beelaha darafyada ee Somaliland iyo beelo ka mid ah kuwa dhexda, iyagoo u guntaday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Madaxweynaha Somaliland ayaa la ogaaday qorshaha uu ka leeyahay doorashada ku muddaysan 13 November, 2022, taas oo muran badani ka taagan yahay. Xogtan oo warbaahinta Qurbejoog ka heshay hadalo uu yidhi madaxweyne Biixi iyo siyaasiyiin waawayn oo aqoon qoto dheer u leh madaxweynaha waxaynu ku eegaynaa qorshaha madaxweynaha. Muuse Biixi ayaa la sheegay in uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Maanta illaa berri waxa la filayaa in lasii daayo dadkii tirada badnaa ee ay xukuumadda Somaliland xabsiga u taxaabtay maalintii Khamiista. Dadkaasi waxay iskugu jireen shacab, masuuliyiinta muraacadka iyo saxafiyiin. Dedaalada sii-daynta ayay sameeyeen gudida iskood isku xilqaantay ee dhex dhexaadinta ka dhex wada mucaaradka iyo xukuumadda. Gudoomiyaha Golaha Guurtida ayaa maanta ku hawlanaa in […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Saaxiibada Somaliland ee ka tirsan Beesha Caalamka ayaa war ka soo saaray mudahaaraadkii ay xisbiyada Mucaaridku shalay ka sameeyeen Hargeysa iyo khilaafka doorashooyinka jira. Beesha caalmka ayaa u sheegtay dhinacya muranka siyaasadeed uu u dhexeeyo in ay is xakameeyaan. “Saaxibada caalamiga ah ee la socda nidaamka dimuquraadiyadeynta Somaliland waxay aad uga walaacsanyihiin […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ)- Shabekeda wararka qurbejoog.com ayaa heshay Xogta Iscasilaada Wasiir ku-xigeenkii hore ee arrimaha Guddaha Somaliland Cabdinasir Caydiid halka hoose ka dhegeyso.
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »