Home » 8:57 am
Entries posted on “June, 2022”
Maxkamadda gobolka Maroodijeex ee magaalada Hargeysa ayaa maanta la hor keenay saraakiil ka tirsan mucaaradka Somaliland iyo laba saxafi oo xukuumadda Somaliland ay ka qabatay maalintii Khamiista ee todobaadkii hore mudaharaad ka dhacayay magaalada Hargeysa. Maxkamaddu waxay go’aamisay in 7 maalmood oo rummaan ah ama xabsi-kusii-hayn ah loo jaro dadkaas xukuumadda madaxweyne Biixi u xidhan, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta markii ugu horraysay la horkeenay mas’uulliyiinta mucaaradka oo xabsiga ku jiray mudo todobaad ah. Masuuliyiintan ayaa xabsiga la dhigay ka dib kolkii ay ka qeyb qaateen mudaharaad salmi ahaa oo Khamiistii hore Hargeysa ka dhacay. Sidoo kale laba ka mid ah suxuufiyiin soo tebinayay dibed baxa oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdishu (QJ) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdulllaahi Farmaajo iyo madaxda maamul goboleedyada dalka ayaa hambalyo u diray Mudane Xamse Cabdi Barre oo uu Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay Ra’iisul Wasaraaha Cusub ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. “Waxaan Ra’iisul Wasaaraha magacaaban u rajaynayaa in uu Eebbe u fududeeyo gudashada mas’uuliyadda culus ee loo magacaabay, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Mucaaradka Somaliland waxay mar kale wadaan abaabul xoogan oo ay ka wadaan dhammaan lixda gobol ee dalka, kaas oo lagu rabo in lagu qabto mudaharaado lagu taageerayo isu soo baxyo lagu taageerayo hanaanka dimuqraadiyada. Xogo ay heshay warbaahinta Qurbejoog ayaa tibaaxaya niyad-jab wayn oo ay mucaaradku ka filayaan dhanka madaxweyne Biixi kadib […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Arbacada maanta kusoo laabtay magaalada Hargeysa kadib safar uu ku tegay magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, halkaas oo uu weji gabax kala kulmay taageerada dhanka dadka. Madaxweynaha ayaa sidoo kale la arkay kiyoo xidhan jaakada rasaasta la isaga dhigo, taas oo sawir ka bixisay shakhsiyadiisa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
MOGADISHU (QJ) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud has appointed Hamza Abdi Barre as the country’s new prime minister, who will soon form a new cabinet. The president said Hamza was a knowledgeable and capable man for the position and called on the Somali parliament to approve the prime minister. The appointee is a former […]
Posted in news in English | Read More »
Mogadisho (QJ) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dhawaan Xamse Cabdi Barre u magaacaabay Raisul Wasaaraha 21aad ee Soomaaliya. Raiisul Wasaaraha Cusub ayaa ku dhashay kana soo jeeda degaanka Jubaland, waxaanu xiriir dhaw la leeyahay madaxweyne Axmed Madoobe. Hamse Cabdi Barre ayaa ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya isla markaana ay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Ugu horreyn, waxaan akhristayaasha qoraalkaan u sheegaya inay igu adkaatay sugidda saddexda magaca ee rasmi ahaan loogu yeeri karo Agaasmihii hore ee NISA. Qof mas’uul ah ma lahaan karo dhawr magac. Hadda ka hor, Warbaahinta Keyna waxay qortay war sheegaya in hay’adaha Ammaanka baarayaan baasaborro magacyo is khilaafsan ku qoran yihiin oo sawirka Fahad!!! ku […]
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeysa (QJ) – Siyaasi Cabdiqaadir Jirde oo ka tirsan madaxda sare ee xisbiga Wadani ayaa maanta Hargeysa ku soo noqday isla markaana ka hadlay khilaafka siyaasadeed ee dalka. Cabdiqaadir Jirde ayaa sharaxaya sida Madaxweyne Biixi uu u maroorsaday sharciyadii dalka iyo waxa ka dhalan kara.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi (QJ) – Safirka Soomaaliya ee Kenya Maxamed Axmed Nuur Tarzan ayaa maanta isaga baxay shir uu safiirada caalamka ee kenya Fadhiya uu ku casuumay Madaxeyne Uhuru Kenyatta. Safiir Tarsan ayaa shirka ka baxay kadib markii uu soo goobta soo gaaaray wakiilka Somaliland u jooga Kenya taas oo buuq badan dhalisay kadibna keentay inuu shirka ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »