Home » 1:18 pm Entries posted on “February, 2022”

Madaxweyne Farmaajo Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaaray Dalka Itoobiya

Muqadishu Jimce February 4,2022 (QJ) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa, isaga oo halkaas kaga qayb galaya meertada 35-aad ee Shirweynaha Ururka Midowga Afrika. Shirweynahan oo ay ka qayb galayaan Hoggaamiyeyaasha Dalalka Afrika iyo madax kale, ayaa looga arrinsanayaa dib-u-habaynta Ururka Midowga Afrika, hirgelinta […]

Posted in Sports,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dawladda Soomaliya oo looga guulaystay xubinimada golaha nabada midawga Afrika

Muqdishu jimce 4,February 2022 (QJ) Dawladda Soomaaliya ayaa lagaga adkaaday tartankii ay u gashay xubinimada golaha nabada midawga Afrika oo lagu dooranaayey shirwaynaha midawga Afrika ee ka socda magaalada Addis abab , xarunta dalka Ethopia. Ergada ka qayb galaysay shirwaynaha midawga afrika ayaa mar kale dalka jabuuti u dooratay inay xubin ka noqoto golaha nabada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxkamada Gobalka Maroodi jeex oo go,aan ka soo saartay dacwadii samafale Abdimalik Coldoon

Muqadishu Khamiis February 3,2022 (QJ) maxkamada gobalka maroodi jeex ayaa go.aan ka soo saartay dacwadadii Abdimaalik Muuse Coldoon oo bilihii ugu danbeeyey ka socotay maxkamada gobalka Maroodi jeex. Maxkamada ayaa sheegtay inay wax denbi ah ku wayday eedaysane Abdimaalik Coldoon Abdimaalik Coldoon ayaa 19 August 2021 laga soo xidhay magaalada Burco ka dib markii lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Saxaafada madaxbanaan iyo Axsaabta Qaran oo aan lagu casumin debaaldega xuska Ciidanka Qaranka

Hargeysa (QJ) – Wararka ka iminaya magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Warbaahinta Madaxa-banaan Saaka laga hor istaagey inay galaan Taliska Melateriga Somaliland iyo inay Tebiyaan Xuska Sannad-guurada 28aad ee Ciidanka Qaranka. Goobta debaaldega oo bulshadu leedahay ayaa waxa galey Xubno Weriyayaal ah oo socdey Madaxtooyada iyo TV-ga Qaranka. Waxa Xusid mudan inay tahay Sannadkii 2aad […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Oo Qaabilay Wufuud Ka Timi Dalalka Jabbuuti Iyo Itoobiya Oo Dalka U Timi Ka Qaybgalka Xuska Ciidanka Qaranka

Hargeysa-02-02-2022-(QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay wufuud kala duwan oo taliyeyaal ciidan u badan oo ka socday dalalka jaarka ee Ethiopia iyo Jibuuti, kuwaas oo dalka u yimi ka qaybgalka sannad-guurada 28-aad ee kasoo wareegtay Aas-aaska ciidanka qaranka Somaliland. Wufuudda ka timi dalalka Jabbuuti iyo Itoobiya oo ay hoggaaminayaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaarada waxbarashada maxaa lookala dhantaaley?

Sida muuqatay waxa uu Madaxwaynuhu soo sarey Direeto Madaxwayne oo ku madax banaaneynaayo Xafiiska Imtixaanaadka guud ee Wasaarada Waxbarasha. Suaashu waxey tahay maxaa kalifay xiligan?xagayse ku dabaleedahay? Waxaa kalifay ayaa la odhankaraa, dano gaara oo laga leeyahay, waliba dano Dhaqaale. Waxaana loo sibirsaarey in Talo soo jeedin ka timi, Hantidhowrka Guud iyo Xisaabiyaha guud oo […]

Posted in Sports | Read More »

Abiy oo Imaraadka weydiiyay halka ay martay saamigoodii Dekedda Berbera

Abu Dubai (QJ) – Raiisul Wasraaha dalka Itoobiya ayaa oo booqasho ku jooga dalka Imaaraadka Carabta ayaala sheegay in uu madaxda dalkaas kala hadlay samigii Itoobiya ee Dekedda Berbera. Sida uu daabacay wargeyska The Jordan Post waxa la sheegay in Abiy kala hadlay saamiga Amiirka Imaaraadka Sheekh Maxamed bin-Zayed Al Naxyaan. Heshiis 2016kii ay wada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland Offers U.S. Military Access to Port, Airfield as It Pushes for Nationhood

NAIROBI—Somaliland, a peaceful corner of violent Somalia, is offering the U.S. military use of a seaport and airfield overlooking strategic maritime routes in exchange for steps toward recognizing the region as a sovereign country. Hoping to capitalize on growing U.S. concern over Chinese expansionism in Africa, Somaliland President Muse Bihi Abdi is planning a March […]

Posted in news in English | Read More »

Somaliland oo Mareykanka dalab xasaasi ah u gudbisay, iyo saameynta hab dhaqanka Muuse Biixi

Washington(qurbejoog.com) Xukkumada Somaliland ayaa xiriir ay la sameysa Mareykanka ku sheegaty in degaankeeda stratiga ah ee bad iyo beriba ah dooneyso in ay ku bedelato gacan qabad, sidaa waxa qoray jariirada The Wall Street Journal. Jariirada ayaa intaa ku dartay in dalabkan u danbeeyay uu ku soo beegmayo xili ay sare u sii kaceyso isbalaarinta […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

AMISOM oo shicib ku laayay Qoryooley

Qoryooleey (qurbejoog.com) – Wararka aanu ka heleyno magaalada Qoryooley ee Gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Africa ee halkaa ka hawlgala ay dad shicib ah halkaa ku laayeen xalay. Ciidamada ayaa la sheegay in ay xalay salaadii cishaha dabadeed ay bilaabeen in ay madaafiic culus ku gaaraacaan xaafada Hodan. Madaafiicda ayaa la xaqiiyay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »