Home » 10:02 pm
Entries posted on “April, 2019”
Hargaysa 27. March 2019 (SDN/QJ):- Wershada Daqiiqda ee Magaaladda Berbera ayaa Maraysa Heer gebo gebo ah,Waxaana la filayaa inay meesha ka saari doonto daqiiqda dalka dibadiisa la inooga soo waarido. Hadaba Waxaan halkan idiinku soo Gudbinaynaa Warbixintan oo uu ka diyaariyey Weriye Cali Axmed Cawaale Caano dhame ee Daawasho wacan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxa aan ka fikiraa halka u isbedelku ka bilaabmo, haddana waxa aan naftayda ku qanciya in aan anigu iska bilaabo. Sidee ayaan haddana isa sii waydiiya? In aan noloshayda isbedel u hor-seedo oo ka bilaabma ta hab-dhaqankayga nafsadeed, iyo bulsheed. Suaal ayaan haddana iska sii waydiiya sidee loo dhalin karaa mid bulsheed waxa isoo baxday […]
Posted in Features | Read More »
Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):- Agaasimaha guud ee Horumarinta Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Xergeeye, ayaa faah-faahin ka bixiyay dhaawac ka soo gaadhay Xabbad uu ku furay Askari Kabtan ah oo ka tirsan Ciidanka Qaranka. Agaasime Xergeeye oo sida uu sheegay ay rasaastu kaga dhacday labada bowdyo oo uu xusay in dhaawac fudud ama […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa warqad ku aadan mudo kordhin loo samaynayo Goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka u gudbiyay mudanayaasha golaha Guurtida Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland Saleeban Yuusuf Cali “Koore” ayaa jawaab adag ka bixiyay hadalo xalay ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee maamulka goboleedka Soomaaliya ee Puntland Siciid Cabdilaahi Deni oo ka hadley muranka dhinaca xuduuda ah ee ka dhexeeya Somaliland iyo Soomaaliya. Sidoo Kale Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Ciise […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 10. Jan 2019 (SDN/QJ):- Waxaa maanta magaalada Hargeysa markale kulan ku yeeshay mauuliyiin ka kala socda Xukuumada, Xisbiga Ucid iyo gudidii dhex-dhaxaadinta ka gashay muranka ku aadan qabsoomida Doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanka. Kulankan oo ka qabsoomay hotel maansoor ee Hargeysa ayaa masuuliyiinta Xukuumada iyo Xisbiga Ucid ay warbixin ka dhagaysteen gudida dhex-dhexaadinta Xukuumada iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 08. Jan 2019 (SDN/QJ):- Saciid Cabdillahi Maxamed oo loo yaqaan Saciid Deni ayaa maanta loo doortay inuu noqdo madaxweynaha cusub ee maamul goboleedka Puntland. Saciid Deni ayaa wareeggii ugu dambeeyey ee doorashada madaxweynaha Puntland, oo maanta ka dhacday magaalada Garoowe, waxa uu kaga adkaaday Asad Cismaan Diyaano. Deni ayaa helay codadka 35 ka mid ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):- Ciidamada amaanka Somaliland ayaa badhtamaha Caasimadda hargaysa waxay shalay wiish kaga qaateen Gaadhigii Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro halka ay sidoo kalena ka Kaxaysteen Dhamaan ciidankii ilaalada u ahaa Gudoomiyaha.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta ahna afhayeenka xukuumadda somaliland md maxamed muuse diiriye ayaa shir jaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa kaga hadlay Arrimaha doorashooyinka iyo Arrinta Ganacsade Axmed Cismaan Geelle.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 07.April 2019 (SDN/QJ):- Xisbiga Waddani ayaa ka hadlay muranka maaliyadeed ee u dhaxeeya Ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo Baanka Faransiiska. Guddoomiyaha ku meel gaadhka ah ee Xisbiga Waddani Md Cabdiqaadir X Ismaaciil Jirde ayaa ugu horreyn iftiimiyey shaqsiyada Ganacsade Axmed Cismaan Geele iyo kaalinta uu Somaliland kaga jiro, waxaanu yidhi “Xisbi ahaan waxa noo suurto […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »