Home » 4:52 pm
Entries posted on “July, 2018”
Tuko-raq 08.July 2018 (SDN/QJ):-Wefti uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax oo uu Weheliyo Siyaasi Axmed Ismaaciil Samatar ayaa Maanta gaadhay Fadhiisinka hore ee Ciidamada qaranka ee Deegaanka Tuko-raq ee Gobolka Sool.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08.July 2018 (SDN/QJ):-Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi Jeex amar ay dhawaan soo saartay waxa ay xayiraadii saarnayd kaga qaaday, ruqsadii soo bixitaankana usoo celisay Wargeyska Haatuf ee luuqada Afsoomaaliga ku soo bixi jiray, iyadoo uu qoraalka amarka maxkamaddu uu gacantayada soo galay maanta oo Axad ah (8 July 2018). Sida la ogsoon yahay xukuumadda Somaliland […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 08.July 2018 (SDN/QJ):- Warbixin kooban oo ay soo saartay International Crisis Group 27 ka bishii lixaad 2018, waxa ay kaga warrantay xogteeda la xidhiidha iska horimaadka hubaysan ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo maamulgobaleedka Soomaaliya ee Puntland ku dhex maraya Tukaraq oo ay ku tilmaamtay magaalo Istaraatiiji ah oo furin u noqotay dagaalka ay labada dhinac […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08.July 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayey ayaa maanta u kicitimay degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, si uu uga qayb qaato nabadeynta dirirta laba beelood oo walaalo ah ku dhex martay degaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaacii waxa uu sheegay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Asmara 08.July 2018 (SDN/QJ):-Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed, ayaa Socdaal ku tagay Maanta dalka Eritrea iyada oo maalmo yar laga joogo ka dib markii ay labada dal wadahadalo ay doonayaan inay ku soo af-jaraan colaaddii labaataneeyada sanadood ka taagnayd Xadka labada Dal ay wadaagaan. Raysal Wasaare Abiy Axmed ayaa wuxu noqonayaa Hogaamiyihii u horreeyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Hadal hayn badan ayaa ka dhalatay Mooshin ay wadaan Mudanayaal ka tirsan Golaha Guurtida Somaliland oo la sheegay in dulucda u weyn ee uu xambaarsan yahay ay ku qotonto maamuus ka xayuubin lagu samaynayo gudoomiyaha golaha guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):-Beeshan oo kamida Beelaha Daga Somaliland Gaar ahaan Gobolka Sool aya waxa ay Sheegeen in ay Shiwayne yeelan doonaan isla markaana Ka tashanayaan Somaliland Maadaamabay yidhaahdeen xaqii ay somalilnd ku lahaayeen ka waayeen halkan hoose ka daawo hadalka odayaasha……
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa maanta markii Kowaad ka hadlay Go’aanadii ka soo Baxay Shirkii Beel weynta Garxajis ugu soo xidhmay Todobaadkan Buurta Gacan Libaax. “Xiligii Doorashada Labada Xisbi Ee Kulmiye Iyo Waddani Waxay Ka Gudbeen Xayn-daabkii Siyaasadda Iyo Waliba Xeer Nimaadkii Doorashada Ee Wakhtigaas Iyaga Oo Ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Xiligii Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Maanta Lagu Arkay Isagoo darawal ka ah mid ka mid ah Gaadiidka Qaadaya Imtixaanka Shahaadiga Ah ee Somaliland oo Dalka ka bilaabmay Maallmo ka hore. Siyaasi Cali Cilmi Geele Oo Markii xilka Laga Qaaday Ku biiray Xisbiga Waddani […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 05.July 2018 (SDN/QJ):- Xarunta Daraasaadka Siyaasiga ah ee Center for Policy Analysis, ayaa daraasad ay maanta soo bandhigeen waxay kaga hadleen qodobo badan oo xasaasi ah oo taabanaya hannaanka maaliyadda ee Xisbiyada iyo lacagaha ku baxa ololaha doorashada madaxtinimada. Arrimaha ay sida gaarka ah u eegeen waxaa ka mid ahaa, Guud ahaan lacagtii ku […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »