Hargaysa 28. April 2018 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro ayaa waxa uu si adag uga hadlay Sicir Bararka Aafeeyay Shacabka reer Somaliland isagoo Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi ku Eedeeyay in ay Miisaaniyadii kordhisay xili uu Sicir bararku xadhkaha goostay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 28. April 2018 (SDN/QJ):- Sidee ayuu Madaxweyne Muuse Biixi ugu doortay Wasaaradda Maaliyadda Ragga Aaminsan Ribbadda, Qabyaaladda iyo Caddaawadda shirkaddahaha gaarka loo leeyahay?
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa December 25, 2018 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa Warbaahinta dalka ku boorriyey inay raacaan xeerarka dalka u yaalla isla markaana iska bixiyaan cashuuraha ku waajibay ganacsigooda. Sidaasna waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ay faafisay maanta Wakaallada Wararka Somaliland ee SOLNA, oo uu ku saxeexnaa Wasiirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. December 2018 (SDN/QJ):- Fadhigii Maanta ee Golaha Guurtida ayaa Gudi Shirgudoonku u saaray inay ka soo Talo bixiyaan Buuga Sooyaal ee uu qoray Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Faarax Guribarwaaqo oo ay Dacwad qoraal ah iyo Mid afeedba ka Gudbiyeen Qaar ka mid ah Haweenka Somaliland oo sheegay in lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargeisa 15.April.2018: Munaasibad balaadhan oo maanta ka dhacday xarunta wasaarada shaqo gelinta ayay xilkii kula kala wareegeen Agaasimaha guud ee cusub iyo agaasimihii guud ee hore ee wasaaradaasi.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14.April 2018 (SDN/QJ):- Hay’ada Shaqaalaha dawlada iyo koox ka mid ah labeenta wasaaradaasi Ayaa xal ka gaadhay khilaaf ka taagnaa wasaaradaasi iyagoo Wasiirka Wasaarada Warfaafinta ka raali geliyey hadalo uu dhibsaday. DAAWO:
Posted in Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »