Home » 3:09 pm
Entries posted on “February, 2018”
Hargaysa 10. February 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa ka hadlay Go’aannada Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ka soo saartay Sicir-bararka Lacagta Dollarka iyo hoos u dhaca Shilinka Somaliland. Sheekh Aadan-Siiro ayaa sheegay inay taageersan yihiin Dedaallada Xukuumaddu wax kaga qabanayso Sicir-bararka, laakiin uu kula talinayo in Go’aannadeedu noqdaan kuwo Caddaalad ah oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waxa aan dareensanahay dareenka shacabku ay u muujiyeen dal iyo dibaddba doorashadda la doortay madaxwaynaha Soomaaliya mudane maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Astaamaha hoggaamiyaha wanaagsan lagu garan karo waxa kamid ah B: Daacadnnimo inuu ku qaabilo shaqadda hor taala oo aan fududayn iyo waliba kala horraysiinta shaqaddu sida ay u kala horrayso oo aad u waajahdo. […]
Posted in Features | Read More »
Saylac 08. February 2018 (SDN/QJ):-Ciidanka Ilaaladda Xeebaha ee Gobolka Salal ayaa gacanta ku soo dhigay Dooni si Sharci daro ah uga Kalluumaysanaysay Xeebaha Gobolkaas Isla markaana Soo Jilaabatay Kalluun ay Mamnuuc tahay in la Kalluumaysto.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Odayaasha Madasha wada tashiga iyo Toosinta qaranka Somaliland ayaa Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi horkacayo ay ugu baaqeen in aanay ku deg degin Furitaanka iyo sii amboqaadista Wada hadalkii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia. Eng Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Sheegay in Xasuuq ku dhacay Shacabka Somaliland kuwii Xasuuqa gaystay oo u dhashay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cabdisalaan Yaasiin oo ka mid ah Xubnaha Madasha wada tashiga Somaliland ayaa soo dhaweeyay hadal uu Prof Cali Khaliif Galaydh ka Jeediyey Dalka Maraykanka oo uu hada ku Sugan yahay. Prof Cabdisalaan Yaasiin ayaa sheegay in Hadalka Prof Cali Khaliif Galaydh uu Muujinayo Sida uu Somaliland-nimada diyaarka ugu yahay una […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laanta Morohda 08. February 2018 (SDN/QJ):-Waxaa Deegaano badan oo ka tirsan Jamhuuriyadda Somaliland ka Taagan Xaalad abaareed oo Saamayn ku yeelatay Dadka Iyo Duunyada, Goobaha qaylo dhaanta xoogani ka imanayso waxaa ka Mid ah Deegaanka Laanta Morohda ee Gobolka Salal.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Hantidhawraha qaranka ee Somaliland Axmed Yuusuf Dirir ayaa sheegay inay xidheen xafiisyada shirkada madaarada Somaliland u qaabilsan amaanka oo ay baadhitaan ku samaynayaan. Waxa uu hantidhawrka qaranku sheegay inay soo saari doonaan baadhitaanka arintaas la xidhiidha isla markaasna haatan ay xidheen xafiisyada lacag qabashada iyo ka maamulka shirkadan oo loo soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08. February 2018 (SDN/QJ):-Kadib Markii uu Madaxweyne Muuse Biixi hal wasaarad Isaga dhigay Wasaaradii Xannaanadda Xoolaha Iyo Wasaaradii Kalluumaysiga iyo Khayraadka bada ayaa Labadii Agaasime Guud ee Wasaaradahaasi lahaayeen lagu soo waramayaa inuu Khilaaf ka dhex taagan yahay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Minnesota 08. February 2018 (SDN/QJ):-Prof Cali Khaliif Galaydh oo Ku Sugan Dalka Maraykanka ayaa Kulan la qaatay Dadka ka soo jeeda Gobolada Sool,Sanaag iyo Buuhoodle. Waxa uu Prof Cali Khaliif Sheegay in Somaliland ay soo dhawaysay Xiligii Maamulka Khaatumo ay dhisayeen isla markaana Madaxweynihii hore ee Somaliland uu amray inay ka Nabadgalayaan Somaliland. Prof Galaydh mar […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hiigsiga iyo hammiga adduunku wuxuu ahaa soo jireen laga soo bilaabo markii adduunkan Eebbe (SWT) korkiisa inagu uumay, waana xikmad Ilaahiya ah si aynu geeddiga nolosha ula talaabsanno isla markaana hore aynu ugu soconno dariiqiisa wanaagsan kana dabaallano carqaladaha inaga hor yimaadda uguna mahadnaqno nimcooyinka uu ina siiyey. Sidaa awgeed, anigoo arrintaas ka duulaya ayaa […]
Posted in Features | Read More »