Home » 12:47 pm
Entries posted on “February, 2018”
Addis Ababa 15. February 2018 (SDN/QJ):-Rai’sul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa iscasilay, sida laga baahiyay telefishinka qaranka Itoobiya. Ilaa iyo haatan lama sheegin sababta ka dambaysa is casilaadiisa. Hailemariam Desalegn ayaa sidoo kale la sheegay in uu iska casilay gudoomiyanimadii xisbiga haya talada dalkaasi ee People’s Revolutionary Democratic Front. Iscasilaadiisa ayaa ku soo beegmaysa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Koonfur Afrika 15. February 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynihii dalka Koonfur Afrika Jacob Zuma, ayaa is-casilay xalay, ka dib markii cadaadis xooggan ay saareen Xubnaha Sare ee Xisbigiisa ANC oo ku qasbay inuu xilka ka dego markii musuqmaasuq iyo in awooddu gacantiisa ka baxday lagu eedeeyey. iscasilay. Mr Zuma ayaa cadaadis ballaaran kala kulmay xisbigiisa ANC oo ka dalbaday […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirada wasaaradaha Arrimaha Dibadda Somaliland Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Shaqo galinta Hinda Jaamac Xirsi ayaa isku tuur tuuray Cid leh ogaansha Da,yarta Xoogan somaliland ee Ciidan ahaan loogu qaaday Waddanka Qadar. Wasiirka wasaaradda shaqo gelinta iyo arrimaha qoyska Somaliland Hinda Jaamac Gaani waxay sheegtay dhallinyarada muddooyinkii u danbeeyey loo qaadaayey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Buuhoodle 11. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guryaynta Somaliland C/rashiid Xaaji Ducaale Qambi oo socdaal ku jooga gobolka Buuhoodle ayaa maanta kulamo la qaatay mas’uuliyiinta hay’adaha dawladda ee gobolkaasi, kuwaasi oo uu kala hadlay sidii loo dardar gelinlahaa adeegyada ay bulshada gobolkaasi u hayaa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 11. February 2018 (SDN/QJ):-Ciidamada booliiska Somaliland ayaa magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ku qabtay Khamri aad u tiro badan iyo Xashiishad lagu iibinayay qeybo kamid ah magaaladaasi. Booliiska Burco ayaa qabtay 904 Quraarado amase Dhalo oo Khamri ah iyo Maandooriyaha Xashiishka oo gaadhaya Hal Kiilo iyo Badh, waxaana waxyaabahan maanka dooriya ka ganacsanayay dad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 11. February 2018 (SDN/QJ):-Waxaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho saqdii dhexe ee xalay shir maalmihii ugu danbeeyayba u soda madaxda federaalka, maamul gobolleedyada iyo gobolka Banaadir, waxaana war-murtiyeed ka soo baxay shirka lagu xeeqay qodobo dhowr ah oo dhinayadu ku heshiiyeen. Qoddobada lagu heshiiyay ayaa waxaa ka mid ah Arrimaha Amniga Qaranka, Tubta Siyaasadda loo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta iyo Arrimaha Bulshada Somaliland Marwo Hinda Jaamac Xirsi ayaa sheegtay in aanay ka wasaarad ahaan wax lug ah ku lahayn Da,yarta waddanka ee Ciidamada Qadar loo qaadanayo waxaanay sheegtay in howshaasi ay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu Leedahay
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland iyo Shirkadaha Shidaalka dalka Keena ayaa Maanta si wadajir ah u Shaaciyay Go’aamo ay ka gaadheen Qiimo Korodh ku Yimid iibka Shiidaalka dhawrkii Cisho ee la Soo dhaafay. Wasiirka wasaarada Horumarinka Ganaciga ayaa sheegay maanta mar uu xafiiskiisa ku qabtay shir jaraa,id in qiimaha shidaalka oo kor u kacay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Xisbiga Ucid ayaa ka jawaabay hadalo xanaf ah oo uu Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ka tirsan Golaha Wakiilada uu hawada u mariyay Guddomiyaha Xisbiga Ucid waxaanu sheegay Guddoomiye ku xigeenku in uu doonayo Balaaki in uu ku xalaashado hadalkaasi Guri ay leeyahii Agoon oo ku dhagan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. February 2018 (SDN/QJ):-Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye Nacnac oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay hadal Af-lagaado ah oo ka yeedhay Xildhibaan Cabdilaahi Balaaki oo ay uu ku aflagaadeeyay Guddoomiyaha Xisbiga Ucid.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »