Home » 1:27 pm
Entries posted on “January, 2018”
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixix Cabdi, ayaa ka hadlay dhawaaqyo muddooyinkii dambe kasoo yeedhayey madaxda xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI oo salka ku haya saluug aan daliil loo haynin iyo eedo aan meesha qabanin oo ay ka sheegtaan guushii madaxweynaha iyo xisbigiisa KULMIYE kasoo hooyeen doorashadii madaxnimo ee dalka ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag uga hadlay hadallada xanafta iyo dhiillada xambaarsan ee ay qaar kamid ah madax-dhaqameedka reer Somaliland warbaahinta marinayaan, kuwaas oo salka ku haya kala geynta bulshada isku duuban ee reer Somaliland. Madaxweyne Muuse Biixi oo maanta arrinta ka hadlay, ayaa madax-dhaqameedka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kormeer shaqo ku tegay xarunta guud ee wasaaradda horumarinta caafimaadku ku leedahay gudaha caasimadda Hargeysa maanta. Kormeerka uu madaxweyne Muuse Biixi ku tegay xarunta wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland oo ay ujeeddadiisu ahayd sidii uu xog-ogaal ugu noqon lahaa habsami-u-socodka hawlaha shaqo ee wasaaradda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-“Madax-dhaqameedka Somaliland waxaan ka codsanayaa, marka ay reeruhu is dilaan madax-dhaqameedka, suldaanka iyo odaygaa loo tegi jirey, laakiin haddii uu odaygii leeyahay waan dagaallamayaa dabka anigaa wada oo aanu la gabbanaynin sidee la yeelayaa, madax-dhaqameedku waa inay is waaniyaan oo iyagu is qabtaan, waana masiibo, inuu suldaankii ugu soo horreeyo dagaalkii, […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed. ayaa si adag uga hadlay Dagaal laba Beelood oo Walaalo ah ku dhex maray degaanka Dararweyne oo hoos-taga Degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag, kaasi oo sababay khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Wasiirka Arrimaha guduhu wuxuu sheegay in Labada Beelood ee ku dagaalamay Dararweyne ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 24. January 2018 (SDN/QJ):-Filim laga sameeyay weerarkii lagu qaaday baskii Mandera, bishii Desembar ee 2015kii ayaa laga loo xushay in uu u tartamo abaalmarinta aflaanta caalamiga ah ee Oscar. Filimka wuxuu noqday midkii ugu wanaagsanaa oo ku saabsan dhacdo dhab ah oo dib loo matalay, wuxuuna hadda ka mid yahay kuwa ku tartamaya abaalmarinta 90aad […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Waalidkasta waxa ugu qaalisan ee uu haystaa waa ubadkiisa. Farxada ubadkaagu waa farxadaada,dhibtooduna waa dhibtaada. Sidaa daraadeed waa in si fiican looga shaqeeyaa tarbiyadaynta ubadka. Tarbiyada ubadku waa cilmi la barto ma aha wax la iska dhaxlo. Waxaan idin wadaagi doonaa qaacidooyin ka mida qaacidooyinka waaweyn ee korinta ubadka. Barmaamijkan oo ciwaankiisu yahau “Ma rabtaa […]
Posted in dacwada,Features,Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Arrimaha Bulshada Somaliland Cali Sandule ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin in uu u sharaxan yahay Musharaxa xisbiga Kulmiye ee Muuse dabaddii iyo hadal uu sheegay in uu muuse biixi si deelqaaf ah u yidhi intii uu ahaa musharaxa..
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. January 2018 (SDN/QJ):-Afhayeenka Xisbiga Waddani Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ku eedeeyay Xukumadda Somaliland in ay dabada ka riixayso Colaada Ceel-afwayn ee shalayto markale dib u bilaabantay waxaanu ku eedeeyay Xukumadda imika jirta ee kulmiye iyo tii hore waa sidda uu yidhiye
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 22. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa ka hadlay Colaadka dib ugu bilaabmatay Degmadda Ceel-afwayn gaar ahaan Darar-wayne.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »