Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Siyaasi Aadan Dhoola yare oo ka mid ah Siyaasiyiinta Xisbiga Waddani ayaa Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ku Dhaliilay Habacsanaan iyo habrasho badan. Siyaasi Dhoola yare waxa uu sheegay in Hadalkii doraad ka soo yeedhay Suldaan Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir uu ahaa mid lagu Kelifay Suldaanka Waxaa kale oo uu ka hadlay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Boqor Cismaan Aw Maxamud Buur Madow oo ka mid ah Madax dhaqameedka Galbeedka Gobolka Sanaag ayaa markii kowaad waxa uu ka hadlay Colaada ka soo cusboonaatay deegaanka darar weyne ee gobolka Sanaag ee u dhaxaysa laba beelood oo Jiidaas wada dega. Boqor Buur madow oo hada ku Sugan dalka boqortooyadda Sucuudiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Salaadiinta beesha Bariga Burco ayaa ka hadlay Shaqaaqo khasaare nafeed sababtay oo dhex martay laba ardaa oo Walaalo ah oo ku dhaqan deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag. Salaadiintan oo Maanta Magaaladda Hargaysa kula hadlay Telefishanka Bulsho ayaa Sheegay in Kelmada Jeegaan ay Tahay Kelmad Cadawga Somaliland uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 24. January 2018 (SDN/QJ):-Salaadiinta Dhaqanka ee Gobolka Awdal ayaa Baaq nabadeed waxay Maanta u Direen labada ardaa ee Wada dhashay ee Shaqaaqada Colaadeed ku dhex martay Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Siyaasi Xuseen Axmed Caydiid oo ka mid ah Saraakiisha xisbiga Waddani ayaa Maanta waxa uu ayaan daro ku tilmaamay fulin la’aanta Heshiis ay Xukuumadii hore ee Xisbiga Kulmiye ee uu hogaaminayay Madaxweynihii hore ee Somaliland kala dhex dhigtay labada ardaa ee Shaqaaqadu ku dhex martay deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag. Siyaasi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Gudiga wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland ayaa maanta baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka Darar-Wayne ee Degmada Ceel-Afweyn ee Gobolka Sanaag.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Marwo Faadumo Siciid Ibraahin oo ka mid ah Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegtay in xadhig loogu hanjabay kadib markii ay ka cabatay Maamulka dawlada hoose ee Caasimadda Hargaysa oo Gurigeeda magaalada hargaysa wado ku soo furay sida ay xustay. Marwo Faadumo Siciid oo maanta u Waramaysay Telefishanka Eryal […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 24. January 2018 (SDN/QJ):-Mudane Maxamed Cabdilaahi Farmaajo Madaxweynaha dawlada federaalka Somalia ayaa maanta ka hadlay Socdaal mudo qaatay oo uu ku soo maray deegaano ka tirsan Maamul Goboleedyada Soomaaliyeed ee Punt land iyo Gal-mudug.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Waraysi dhinacyo badan leh waxa uu Siiyey Weriyaha Idaacada VOA ee Somaliland Barkhad Maxamud Kaariye. Su’aalaha Xiisaha leh ee Waraysigan Ku Jira waxaa ka mid ah Waxa uu Madaxweynuhu ka yeelayo dadka xukuumaddii hore la soo shaqeeyay ee wali xilalka haya? Miyaa la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Dararweyne 24. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Saylici iyo wefti uu hoggaaminayo oo maalmihii ugu dambeeyay ku sugnaa goboladda barriga Jamhuuriyadda Somaliland ayaa gaadhay deegaanka Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel-Afweyne ee gobolka Sanaag. Weftiga uu hoggaamiyo Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland oo ka koobnaa Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Axmed Ciise Yuusuf […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »