Home » 6:23 pm
Entries posted on “January, 2018”
Jabuuti 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo si heer caalami ah, meeqaamkeeduna sareeyo loogu soo dhaweeyey dalka Jabuuti, markii ay gaadheen madaarka diyaaraha ee dalkaasi, oo ay ku sugayaan madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle iyo xubno ka mida golihiisa wasiiradu. Markii ay soo cagadhigatay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Donald Trump iyo Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka Rex Tillerson ayaa si adag uga falceliyey buug laga qoray Caafimaadka madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump oo Suuq weyn ka helay dalka Maraykanka. Mr Tillerson ayaa sheegay in aanu Weligii ka shakiyin Caafimaadka Maskaxeed madaxwayne Trump. Buug laga qoray madaxwayne Trump ayaa lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti 06. January 2018 (SDN/QJ):-Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Safarkiisi Kowaad Ku tegay Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti Waxaana Gegida Diyaaradaha ee Caasimadda Jabuuti ku Qaabilay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dawladda tamarta daran ee Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa la filayaa inuu soo gaadho magaalada Garowe ee Puntland, halkaas oo hadda laga dareemayo qaban qaabada soo dhawayntiisa. Madaxweyne Farmaajo ayaa la sheegay inuu dhulka Puntlnd ku sugnaan doono afar maalmood, waxaana jira warar tilmaamaya suurtogalnimada inuu booqasho ku tago deegaano ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta safar ugu kicitimay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti oo madaxweynuhu uu ka helay marti-qaad rasmi ah, isagoo ka dhoofay garoonka diyaaraha ee Cigaal International Airport, salaan sharafna ka qaatay cutub ka mida ciidamada. Safarka madaxweynaha ayaa qaadan doona maalmo kooban, waxaana marti-qaad rasmi ah […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi marka hore waxaan leeyahay Allaah ha kula qabto xilka ummadu kuu dooratay ee Madaxweynaha Qaranka Somaliland, mar labaadka Mudane Madaxweyne waxaan kuu soo jeedinayaa talo-gudbin Muwaadin-nimo oo xambaarsan toosinta adeegyada Xukuumadda uga masuulka tahay shacabka iyo talo-gudbin Badhasaabyada dalka si ay horumar maamul ku samayn […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 04. January 2018 (SDN/QJ):-Maayirka Berbera Cabdishakuur Cidin ayaa Dedefeeyey Digreeto Madaxweyne Muuse Biixi Gacanta Dawlada kusoo Caliyey Dhulka Raasiga Berbera, Waxa uu Maayirka Magaaladda Berbera uu si adag ugu Jawaabay Hadal shalay ka Soo yeedhay Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dhulka iyo Guryayta oo ku amray Maayirada Magaalooyinka dalku in dhulka ay u hayaan danta guud ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Jawaab kulul ka bixiyey Sida dabacsan ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi uga Hadashay Socdaal uu Degmadda Badhan ee Gobolka Sanaag uu ku Yimid Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ee Dawladda Federaalka Somalia.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 04. January 2018 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa sheegay in la boobay dhulkii danta guud ahaa ee Magaalada Berbera isla markaana uu dusha u saaray Maayaradii u kala danbeeyay Berbera,Wasiiradii Xukuumadii kala danbeeyey iyo Ganacsatada Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 04. January 2018 (SDN/QJ):- Laba wasiir waxay horey xilal uga soo qabteen dowladdii madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud, balse midka saddexaad waa nin ku cusub siyaasadda oo ganacsade ah. Halkan ka akhriso taariikhdooda oo kooban: Axmed Ciise Cawad: Waa safiirkii Soomaaliya u fadhiyey Maraykanka. Wuxuu wax ku bartay Canada. Ka hor intii uusan noqon […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »