Home » 11:25 am
Entries posted on “January, 2018”
Garowe 08. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa daah furay garoonka diyaaradaha Garoowe oo loogu magac-daray Janaraal Maxamed Abshir Muuse ee magaalada Garoowe. Munaasabada Furitaanka garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe ayaa waxaa goobjoog ka ahaa mas’uuliyiin faro badan oo ka kala socday dowlada federalka iyo dowlad goboleedyada dalka. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08. January 2018 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle iyo Guddida Xafiiska shaqaalaha dawladda oo dhawaan dalka ka bilaabaya Mashruuca Tirinta, Tayeynta iyo Diwaangelinta dib u habaynta iyo madax taabashadda ee shaqaalaha dawladda ee Somaliland, ayaa maanta Xafiiskooda ku soo bandhigay Qalabka Casriga ee lagu sugi doono shaqaalaha Rasmiga ee […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 08. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo) oo Shalay booqasho ku tagay Magaalada Garoowe ee Xarunta Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa la sheegay inay Maanta ahaan Safar ku tagayo deegaanno ku dhow Degmada Badhan ee Bariga Gobolka Sanaag ee Somaliland, halkaasi oo uu Toddobaadkii hore socdaal Faro-gelin siyaasadeed ah ku tagay Wasiirka Qorshaynta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Berbera 08. January 2018 (SDN/QJ):-Shilalka Gaadiidka ayaa noqday aafo ka taagan Deegaanada Somaliland kuwaas oo gaysta Khasaare Nafeed iyo Mid Hantiyeed labadaba ilaa hadana ma Jirto Qorshe Xukuumadeed oo wax lagaga qabanayo amase lagu yaraynayo Shilalka Gaadiid.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 08. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo Dhaqanka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri-barwaaqo) ayaa xalay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa kaga qayb-galay casho-sharaf ay u sameeyeen bahda qalinleyda iyo hal-abuurka oo uu ahaa xubin ka mid ah, ka hor intii aan loo magacaabin jagada wasiirnimo 14kii Disember 2017ka. Munaasibaddan waxa ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Jabuuti 07. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynayaasha Labada Dal ee Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa kulankoodii labaad maanta ku yeeshay qasriga Madaxtooyada Jabuuti. Kulankan oo ahaa mid lagaga wada hadlay xoojinta iyo xidhiidhka soo jireenka ah ee u dhexeeya labada dal ayaa qaatay saacado, waxaana markii kulanku soo xidhmay saxaafadda […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Bulshada iyo Shaqo-gelinta Somaliland Marwo Hinda Gaani, ayaa Mudaneyaasha Golaha Wakiillada ku bogaadiyey Ansixinta Xeerka Xeerka Kufsiga iyo Tacadiyada Jinsiga ah, kaasi oo muddo hor-yaallay. Shir-jaraa’id oo Wasiirka Arrimaha Bulshada iyo Shaqo-gelintu ku qabatay Xafiiskeeda Hargeysa ka dib markii Mudaneyaasha Golaha Wakiilladu ansixiyeen Xeerka Kufsiga iyo Tacadiyada Jinsiga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta ansixiyey Xeerka Kufsiga iyo Tacadiyada Jinsiga ah, kaasi oo muddo hor-yaallay. Fadhigii Golaha Wakiillada ee Maanta ayaa lagu ansixiyey Xeerkaasi sida uu ku dhwaaqay Guddoomiyaha Golahaasi Md. Baashe Maxamed Faarax “Golaha waxa fadhiya 51 Xildhibaan, 46 Xildhibaan way ansixiyeen Xeerka Kufsiga iyo Ku Xad-gudubka Jinsiga, laba […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 06. January 2018 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbad uu ka jeediyey Masaajidka uu Tujiyo ee Xawaadle ee Magaaladda Hargaysa kaga hadlay Hoggaamintii Nebigeenna Muxamed (CSW), taasi oo uu tilmaamay inay muhiim tahay inay raacaan ama ku daydaan Madaxda Somaliland. Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud waxa kale oo uu khudbaddiisa kaga hadlay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Djibouti 06. January 2018 (SDN/QJ):-The President of the Republic, His Excellency Ismail Omar Guelleh, hosted today at l’ international airport, the new president of the self-proclaimed Republic of somaliland, Mr Moussa Bihi Abdi, on an official visit of 48 hours to Djibouti. During a first interview at the VIP lounge at the airport, the president […]
Posted in news in English | Read More »