Home » 4:38 pm
Entries posted on “January, 2018”
Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Inta badan ee dadka dunida ku dhaqani waxa ay maalmihii u dambeeyey si joogto ah u maqlayeen hadalhaynta buugga soo baxay shalay 6 dii January 2018 ka ee ka warramayey, shakhsiyadda iyo caafimaadka maskaxda madaxweyne Trump iyo guud ahaan xaaladaha ku xeeran madaxweynenimadiisa. Qormadan oo aynu maalmaha soo socda kaga sheekayn doonno […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe 09. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga magaalada Garoowe ayaa sheegay in deegaanno ka tirsan Puntland soo galleen sida uu hadalka u dhigay dagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab oo baxsad ka ah duqeymaha cirka. ‘’Dhibta Al-shabaab ay ku hayaan Koonfur meel walba wuu yaalaa, hadda waxaa ay bilaabeen markii ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garoowe 09. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha gobolka Nugaal Cumar Cabdulaahi Faraweyne oo warbaahinta kula hadlay magaaladda garoowe ayaa sheegay in Puntland ay hakisay nooc walba gadiidkii ka imaan jiray degaanada Maamulka Somaliland, islamarkaana aysan jiri doonin gaadiid hadda kadib ka gudbidoono Puntland una gudbidoona Somaliland. Waxa uu sheegay tilaabadaan inay Puntland kaga jawaabayso daandaansiga maamulka Somali-land […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Axmed Yuusuf Dirir Hanti-dhawraha Guud ee Qaranka ayaa Maanta Waxa uu si rasmi ah xilkii ugala Wareegay Hanti dhawrihii Hore ee Qaranka Siciid Saleebaan Mire. Hanti dhawraha Guud ee Qaranka oo uu dhawaan magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa Si Xeel dheer uga waramay Siyaabaha loola dagaalami karo Musuq maasuqa oo ah aafo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Hanti dhawrihii Hore ee Qaranka Siciid Saleebaan Mire oo Maanta xilkii ku Wareejiyey Hanti dhawraha Cusub ee Qaranka ayaa Sheegay in Gaadiid ay leedahay dawladu lala baxsaday Kuwaas oo qaarkood ay dib ugu wareejiyeen hay’adihii dawlada ee lahaa halka ay ciidankuna dhawr gaadhi gacanta ku hayaan Waxaanu intaas ku daray inay Maqan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Maanta ka hadlay Dagaalkii ka dhacay deegaanka Tuko raq ee Gobolka Sool Waxaanu eedayn balaadhan Ciidamadda Maamul goboleedka Somaliyeed ee Punt Land . Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Somaliland Waax uu sheegay in Ciidamadda Qaranka Somaliland iyagoo gudanaya Waajibaadka saaran ay gaadheen Deegaanka Tuko-raq […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee Beelaha Gobolka AWDAL ee Somaliland Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil, ayaa si adag uga hadlay Faro-gelin qaawan oo Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-gobolleedka Puntland oo is-bahaysanayaa ku hayaan Somaliland. Suldaan Saleebaan wuxuu ka hadlay Dagaal Maanta ka dhacay Magaalada Tukaraq ee Gobolka Sool, halkaasi oo Ciidammada Qaranku ka qabsadeen Ciidamo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 09. January 2018 (SDN/QJ):-Siyaasi Bile Rafle Guuleed ayaa ka hadlay wadahadaladii u dhexeeyay Somaliland Iyo Soomaaliya waxaana uu sheegay in ay arimaha dhexdooda yaala ay ku dhamaystaan si wanaagsam oo walaal tinimo ah.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 09. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Amniga Maamul Goboleedka Puntland ayaa ka hadlay dagaalkii deegaanka Tukaraq ku dhexmaray Ciidamada Somaliland iyo Puntland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 09. January 2018 (SDN/QJ):-Sharciyaqaanada ama Qareenada Madaxweynaha Maraykanka ayaa wadahadal la leh baareyaasha doonaya inay su’aalo waydiiyaan Madaxweynaha, arrintaas oo qayb ka ah baaritaanka ay waddo waaxda Caddaaladda. Saraakiil ka tirsan aqalka cad ayaa Wargeyska Washington Post u sheegay inay macquul tahay in Robert Mueller oo baaritaanka wada uu su’aalo waydiiyo Madaxweynaha maalmaha soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »