Home » 7:47 pm
Entries posted on “January, 2018”
Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Horumarinta Beeraha Somaliland Mudane Axmed Muumin Seed oo maanta ka hadlayay Shir ay Wasaaradiisu soo agaasintay oo lagaga hadlayay Sidii Somaliland u gaadhi lahayd isku filnaansho dhanka cuntada ah ayaa balanqaaday inuu si rasmi ah u fulin doono qodobada talooyinka ah ee ay soo Jeediyeen Khubaradii Shirkaas ka qayb qaadanayay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 11. January 2018 (SDN/QJ):-Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta shir guddoomiyey kulanka Khamiislaha ah ee Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin xaaladda amniga dalka, Sharciga Shaqaallaha Rayidka ah iyo arrimo kale, waxaana warbixino looga dhageystay kulankaasi Wasiirka Amniga gudaha iyo Wasiirka Gaashaandhigga dalka. Wasiirka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boosaaso 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, wasiirro heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed ah, siyaasiyiin iyo masuuliyiin qeyb ka ah wafdiga Madaxweynaha ayaa gaaray magaalada Boosaaso halkaasoo kumannaan shacab ah iyo masuuliyiinta heer gobol iyo heer degmo ay isugu soo baxaeen fagaarayaasha iyo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, ayaa lix hay’adood oo hore gaar u ahaa, wuxuu hoos geeyay lix wasaaradood oo kala duwan, waxaanay ka mid noqonayaan waaxo ka tirsanaan doona wasaaradaha lagu daray. Dhawaan ayuu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, wuxuu soo saaray xeer nidaamiyaha dhismaha wasaaradaha iyo hay’adaha xukuumadda. Laakiin saxaafadda looma soo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta soo Gabo gabeeyay Kulan hawleed Mudo Sadex Cisho ah socday oo lagaga arrinsanayay sidii dalku u gaadhi lahaa isku filnaansho dhanka cuntada ah. Shirkan ayaa waxaa ka qayb qaadanayay Khubaro ka kala socota Wasaaradda Beeraha, Hay’adaha Wada shaqayntu ka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Maxkamadda gobolka Maroodi-jeex, ayaa laba sannadood iyo sagaal bilood oo xadhig ah ku riday afar dhallinyaro ah oo dhac u geystay nin sawir qaade ah oo u dhashay dalka Japan. Dhallinyaradan oo maxkamadda horteeda ka qirtay fal-dambiyeedka waxa kaloo lagu xukumay in ay soo celiyaan lacag 5000 kun oo Dollar oo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Maayarka Caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid ayaa indhaha ka qarsaday in uu ka hadlo khilaaf u dhexeeya isaga iyo Xoghayaha Fulinta Dowlada Hoose Cali Xasan Cawaale, mar ay warbaahinta arrinkan wax ka waydiisay isaga oo ku sugan golaha wakiilada Somaliland, Xoghayaha Fulinta ayaa hore u sheegay in uu ka shaqayn kari […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee Beelaha Gobolka AWDAL ee Somaliland Suldaan Saleebaan Cali Ismaaciil, ayaa si adag uga hadlay Faro-gelin qaawan oo Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamul-gobolleedka Puntland oo is-bahaysanayaa ku hayaan Somaliland. Suldaan Saleebaan wuxuu ka hadlay Dagaal Toddobaadkan ka dhacay Magaalada Tuke-raq ee Gobolka Sool, halkaasi oo Ciidammada Qaranku ka qabsadeen […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 11. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa shaqadii ka joojiyay shaqaale tiradoodu ay dhan tahay 109 shaqaale ah oo ka howl gala Madaxtooyada Somaliland waxaana lagu wargaliyay in laga wareejiyayo Madaxtooyada iyadoo loo wareejiyo wasaaradaha Cusub ee dhawaaan Madaxwayne Muuse Biixi uu magacaabay. Talaabadan ayaa ka dambaysay ka dib markii ay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Tuko-raq 11. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Sool Cabdi Khayre Dirrir oo ay Weheliyaan Saraakiisha Kala Duwan ee Ciidamadda qalabka sida ayaa Maanta kormeer shaqo ku tegay Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »