Home » 5:08 pm Entries posted on “January, 2018”

Khudbad uu Jeediyey Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal oo Hadal hayn badan dhalisay & Madax Dhaqameedka Somaliland Qaarkood oo Si adag uga Falceliyey kuna sifeeyeen Mid kala Qoqobaya Shacabkii ka soo baxay Doorashadii Madaxtooyadda ee Kala qaybsanaantu Ku dhex jirtay DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Xubno ka mid ah Madax dhaqameedka Somaliland oo siyaabo kala gaar gaar ah maanta ula hadlay Warbaahinta ayaa sheegay inay ka xun yihiin Hadalkan ka soo yeedhay Suldaan Xasan Suldaan C.laahi kaas oo ay sheegeen inuu kala qoqobayo bulshadda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wiil uu Dhalay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Dabayaaqadii Sannadkii Tegay Ku Dhintay Dalka Suuriya Kadib Markii ay Duufsadeen Kooxaha Argagixisadu & Dareenka Aabihii!! DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Eng Faysal Cali Waraabe oo ah guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID ee Somaliland, ayaa sheegay in sanadkii iminka uun dhamaaday ee 2017 lagu diley dalka Suuriya wiil uu dhalay. Sayid Xuseen Faysal Cali Waraabe ayaa suuriya tegey sanadkii 2013-kii, ka dib markii la duufsaday oo warbixin khalad ah la siiyey […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maamul Goboleedka Somaaliyeed ee Punt land oo Shaaciyey Dagaal ka dhan ah Somaliland & Weedho Colaadeed oo ay u Direen Xukuumadda Somaliland DAAWO

Garowe 14. January 2018 (SDN/QJ):-Todobaadkii tegay ayay ahayd Markii Ciidamadda Qaranka Somaliland ay Qabsadeen Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool,Degmadan ayaa markii hore fadhiisin u ahayd Ciidamo ka tirsan kuwa Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Punt land. Hadaba Mas’uuliyiin ka tirsan dawlad goboleedka Punt land ayaa Maanta ku baaqay dagaal ka dhan ah Somaliland waxay sheegeen in aanay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay in Mas’uul Kasta oo Dawladeed aanu adeegsan doonin Warbaahinta Gaarka ah Taas badalkeedana ay adeegsan doonaan Warbaahinta Dawladda DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Faarax (Guri Barwaaqo) ayaa Maanta golaha wakiillada u sheegay in ay isla garteen in madaxda dawladdu adeegsato warbaahinta xukumadda “Wasaaradda warfaafintu waxay noqon doonta mid isku xidha goleyaasha, wasaaraddaha iyo dawladda, waxaanu isla garanay ama noo qorshaysan in aanay madaxda dawladdu heerka ay doonan ba ha ahaadaane […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Muuse Biixi Ayaa Ku Idhi Jeegaanta Baabii Deena Waxuu Igu Yidhi Waa Tii Kursiga I Saartay” Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ayaa ka hadlay xaalada colaadeed ee ka oogan xuduudka ay wadaagan Somaliland iyo Maamulka Putland waxaanu sheegay in loo baahan yahay in aan la hurin colaad.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Suldaan Si adag uga jawaabay Weedho xanaf & Xasarad Xambaarsan oo ka soo yeedhay Suldaanka Guud ee Beesha Subeer Awal Iyo Durbaan Dhiilo sid ah oo uu Tumay DAAWO

Burco 14. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaan Maxamed Muuse Cunaaye oo ka mid ah Madax dhaqameedka Gobolka togdheer ayaa Jawaab adag ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Suldaanka Guud ee Beesha Subeer awal.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Nin ayaa igu Yidhi Abti ayuun-baad I leedahay ee Xageed Abti iga noqotay Waxaan ku idhi Wiilka Habar Yoonis ee Jeegaantu dhashay Waxaan u ahay Abti’’ Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan DAAWO

Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan C.raxmaan oo ka hadlayay Madal dhaqan oo lagu Caleemo saarayay Ugaas Cusub oo ku soo biiray Madaxda Dhaqanka Somaliland ayaa soo xoqay boogihii ka dhashay doorashadii Madaxtooyadda Somaliland ee kala qaybisay Ummada somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo Diiwaangelinaysa Shaqaalaha Ajaanibka ah ee Dalka ka Hawl gala & Talaabooyin ay Xukuumadu Qaadayso DAAWO

Hargaysa 13. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta iyo Arrimaha Bulshadda Marwo Hinda Jaamac Xirsi (Gaani) ayaa maanta Shaacisay inay Wasaaradu bilowday Tiro koobka Shaqaalaha Shisheeye ee dalka ka hawlgala.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Magaaladda Laascaanood oo Lagu Daah Furay Garoonka Cabdi Bille Cabdi oo Dib u Habayn lagu Sameeyay Iyo Orod-yahan Cabdi Bille oo Ka Qayb galay DAAWO

Laascaanood 13. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland Mudane Boos Mire Maxamed iyo Mas’uuliyiin kale oo Wehelisa ayaa daahfuray dib u habayn balaadhan oo lagu sameeyay garoonka kubada cagta ee Cabdi Bile ee Magaaladda Laascaanood.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Ucid oo Shaaciyey in Musuq Maasuq Baahsani uu Ka Jiro Wasaaradda Warfaafinta & Jawaabta Wasaaradda DAAWO

Hargaysa 13. January 2018 (SDN/QJ):-Gudoomiye ku xigeenka 1aad ee Xisbiga Ucid oo Shir jaraa’id maanta ku qabtay Xafiiskiisa ayaa cadeeyay in Musuq Maasuq baahsani uu ka taagan yahay Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigelinta Somaliland Waxaanu xusay inay Jiraan dad ka dhiigaysatay hantida qaranka Isla Markaana Caddaadis ku haya Shaqaalaha Wasaaradaasi. Dhanka Kale Xasan Maxamed Yuusuf oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »