Home » 4:23 pm
Entries posted on “January, 2018”
Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaan Bile Rafle Guuleed ayaa Booqasho Bil iyo dheeraad ah waxa uu ku Joogay Somaliland isagoo ka qayb galay Caleemo saarkii iyo Dhaarintii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Bile Rafle Guuleed ayaa Mudadii uu Somaliland ku Sugnaa Waxaa si is daba joog ah loogu sameeyay Hadhiimo sharafeedyo lagu muunaynayo Waxqabadkii uu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Musa Bihi Abdi President of Somaliland, an autonomous region of Somalia, has arrived in Addis Ababa today for a two-day official visit. Foreign Minister, Workneh Gebeyehu has welcomed Abdi who won the election in November 2017, upon his arrival at the Bole International Airport. The president said that his visit […]
Posted in news in English | Read More »
Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda khayraadka Biyaha JSL Mudane Saleebaan Cali Koore ayaa maanta ka hadlay xaalada gobolada bariga Somaliland, Isla markaana Digniin adag u diray Maamulka Punt land.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 16. January 2018 (SDN/QJ):-Dalkan Mareykanka waxaa Shalay looga dabbaal degayaa dhalashada halgamaagii dadka Madow ee Mareykanka Martin Luther King. Luther King ayaa dalkan Mareykanka lagu xusuustaa hal-gankiisii soo shaac baxay sanadkii 1955tii illaa iyo lixdamaadkii ee uu ku doonayay xuquuqda dadka madow, iyo khudbadiisii caan baxday ee ( Waan Riyoonayaa, ama I have a […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Waraafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guri-barwaaqo), ayaa sheegay inay wasaarad ahaan u qorshaysan tahay inay warbaahinta u dhigaan soohdin adag oo aan laga tallaabi karin, iyadoo aan waxba loo dhimaynin madax-bannaanida saxaafadda dalka. Wasiirku wuxuu caddeeyay in wasaaradiisu wacyigelin badan samayn doonto si meesha looga […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Maalintii Axadii ee Todobaadkan ayaa Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Mudane C.raxmaan Guri barwaaqo Waxa uu Golaha Wakiiladda ka hor sheegay inaan la ogolaan doonin in Mas’uul kasta oo dawladeed xilka uu doono ha hayee uu la hadlo Warbaahinta gaarka ah taas oo saxaafada madaxa bannaani u aragtay Cabudhin lagu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti balaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 16/01/2018 safar shaqo oo qaadan doona maalmo kooban ugu ambo-baxay dalka Itoobiya. Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa daba socda marti-qaad rasmi ah oo uu usoo diray ra’isal wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegne, waxaana sida […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Gabilay 14. January 2018 (SDN/QJ):-Iyadoo lagu jiro bilihii ugu dhaxanta badnaa ayaa waxaa qaboow xoogan oo aan hore loo arag lagu arkay Gobolka Gabilay waxaana baraf lagu arkay magaalada Gabilay, halka dhibaatada ugu wayni ay haysato dadka dan yarta ah ee aan haysan huga.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Washington 14. January 2018 (SDN/QJ):-Madow badani kuma jiro sababta keentay qoraalka buuggan. Isla markii 20kii Bishii Koowaad ee 2017 ka loo dabbaaldegeyey caleemasaarka madaxweyne Trump, waxa uu Maraykanku dhex muquurtay duufaantii siyaasadeed ee aan caadiga ahayn ee ugu darnayd, ugu yaraan intii ka dambaysay fadeexaddii ‘Watergate’. Markii maalintan [Caleemo saarka] la gaadhay waxa aan isu diyaariyey […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 14. January 2018 (SDN/QJ):-Sagaal Wasiir oo Maanta ay ansixiyeen Golaha Wakiiladda Somaliland kana mid ah Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa Warbixino la xidhiidha Shaqooyinka loo igmaday Waxay Maanta ka Jeediyeen Fadhigii Golaha Wakiiladda. Wasiiradan ayaa midkiiba la siiyey Wakhti Shan daqiiqo ah oo uu kaga hadlo Waxyaabaha uu Mudnaanta siinayo.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »