Home » 1:44 pm Entries posted on “January, 2018”

Puntland Oo Jaho-wareer Ka Qaadday Ciidammada Qaranka Ee Kala Wareegay Tuke-raq, Soona Rartay Ciidankii Ka Hor-taagnaa Al-shabaabta Buuralayda Galgala

Hargaysa 18. January 2018 (SDN/QJ):-Waxa illaa hadda Xaalad Colaadeed ka taagan tahay Koonfurta Gobolka Sool ee Somaliland, gaar ahaan deegaannada ku dhow Magaalada Tuke-raq oo Ciidammada Qaranka Somaliland ay dhawaan ka saareen Maleeshiyaad u joogay Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, kuwaasi oo muddo dheer si Sharci-darro ah ugu amar ku taaglaynayey Dadka deggan. Ciidammada Qaranka Somaliland […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo u Dirayaan Meherka Khaalid Axmed Maxamed Diiriye iyo Ooridiisa Hibo Cabdi Ciise

Hambalyo Meher Wacan Aabo Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye “Nac Nac”,C/raxmaan Maxamed Diiriye ,Maxamud Maxamed Diiriye Xasan Maxamed Diiriye, C/rashiid Maxamud Diiriye Mawliid Maxamed Diiriye Aamina Maxamed Diiriye Kinsi Maxamed Diiriye Nimco Maxamed Diiriye Iido Maxamed Diiriye Saynaba Maxamed Diiriye,Hooyo Faadumo Jirde Nuur Dhamaan reer Maxamed diiriye Waxay Hambalyo bogaadin u dirayaan Khaalid Axmed Maxamed Diiriye […]

Posted in Features | Read More »

Dawladda Itoobiya Oo Xabsiga Ka Siideysay Hoggaamiyaha Mucaaradka Dalkaasi

Addis Ababa 18. January 2018 (SDN/QJ):-Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga ka siidaysay hoggaamiyihii mucaaradka dalkaas Merera Gudina oo xidhnaa muddo ka badan Hal sano. Saraakiisha xabsiyada Itoobiya ayaa qoyska Mereru u sheegay in xabsiga laga siidaayay Arbacadii Shalay, wuxuuna ku eedeysnaa in uu xidhiidh la leeyahay kooxo argagixiso ah. Maalintii isniinta ayay dowladda Itoobiya shaacisay in ay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegne oo Qodobo Saamayn leh kaga Wada Hadlay Kulan ay Galabta Addis ababa ku Yeesheen!!!

Addis Ababa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo si balaadhan loogu soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha Addis-ababa ee Bole International Airport, waxaana madaxweynaha iyo weftigiisa ku qaabiley halkaasi Wasiirka Arrimaha Dibadda ee dalka Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu.   Iyadoo weftiga madaxweynaha loo gudbiyey qolka nasashada ee madaarka Bole International […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xaalada Tukaraq Oo Cakiran,Labada Ciidan ee Somaliland Iyo Kuwa Punt land oo Kaabiga isu Saaran & Shacabkii Ku Noolaa Oo Ka Qaxay Deeganada Qaar DAAWO

Tuko-raq 16. January 2018 (SDN/QJ):-Telefishanka Bulsho ayaa baahiyey War ku Saabsan in Deegaanka Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool uu ka Socdo dhaq dhaqaaq Ciidan oo u dhexeeya Ciidamadda Somaliland iyo Kuwa Maamul Goboleedka Punt land oo Masaafo kooban isu jira. Telefishanka oo Khadka Telefoonka ku waraystay Siyaasi lagu Magacaabo Mursal Boocame ayuu ku sheegay in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xukuumadda Somaliland oo Deeq Daawooyin ah Maanta Gaadhsiisay Xarunta Caafimaad ee Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool oo Ciidanka Qaranku Ku Sugan yihiin DAAWO

Tuko-raq 16. January 2018 (SDN/QJ):-Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa Maanta gaadhsiisay Deeq Daawooyin ah Xarunta Caafimaadka ee Hooyada iyo Dhallaanka ee Degmadda Tuko-raq ee Gobolka Sool oo ay dhawaan gaadheen Ciidamadda Qaranka Somaliland.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Somaliland oo Fure Cusub oo Isgaadhsiineed Kana Madax Bannaan Somalia u Raadinaysa Shacabkeeda DAAWO

Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Boostada iyo Isgaadhsiinta Somaliland Cabdiweli C.laahi Suufi  ayaa sheegay inuu raadinayo fure ka duwan midka Somaliya ee 252 kaas oo ah furaha Dalka Somalia. Wasiirka ayaa sheegay sidoo kale inuu raadinayo Simcad u gooni ah Soomaaliland iyo fure u gaar ah oo wadanka Africa ah uu isticmaali karo kaas oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Warfaafinta Puntland Oo Ka Hadlay Xiisada Ka Taagan Dhulka u Dhexeeya Puntland Iyo Somaliland DAAWO

Garowe 16. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Punt land oo Kulan saxaafadeed ku qabtay Magaaladda Garowe ayaa sheegay in dhibaatada ka taagan Somalia in 65% ay ka timaado dhanka Somaliland waxa uu Wasiirkani sheegay in Mushkilada ka haysta Buuraha galgala iyo Alshabaab 85% ay Somaliland qayb ka tahay. Waxa uu Wasiir Qarjab ku dooday in […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland & Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya oo Kulan Dhinacyo badan leh ka Yeeshay Xaalada Guud ee Mandaqada & Xidhiidhka Labada dal SAWIRO/DAAWO

Addis Ababa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi ayaa lagu soo dhaweeyey madaarka diyaaradaha magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya maanta, halkaas oo ay uga bilaabantay booqasho rasmi ah oo uu muddo laba maalmood ah ku joogi doono. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo warbaahinta kula hadlay madaarka diyaaradaha waxa uu sheegay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Madaxwaynuhu Sidii Xilka Ugu Sii Ordayay Iyo Gaabiska Ka Muuqda Shaqadiisu Isma Laha” Siyaasi Aadan Dhoolayare DAAWO

Hargaysa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Beeraha  Xukumadii rayaale ahna sarkaal ka tirsan Xisbiga Waddani ayaa waxaa uu waraysi gaara siiyay Tv-ga kalsan waxaanu kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin gaabiska ka muuqda xukumadda Madaxwayne Muuse Biixi waxaana waraysigan qaaday Wariye Cabdiraxmaan Carab Daa,uud Raage  oo ah soo saaraha barnaamijka kulanka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »