Home » 8:24 am
Entries posted on “January, 2018”
Hargaysa 20. January 2018 (SDN/QJ):-Fanka waa qayb ka mid ah nolosha Soomaalida, balse heesta Barbar way ka duwan tahay kuwii hore. Sanad kasta waxaa lasoo saaraa boqollaal heesood oo qaarkood ay muuqaalo wataan, kuwaas oo lasoo galiyo baraha bulshada, balse kuwa saameynta weyn reeba ama laga falceliyo ma badna. Hase yeeshee hees cusub oo la […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. January 2018 (SDN/QJ):-Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Guurtida isla markaana ah Suldaanka Guud ee Beesha Gobolka Gebilay ayaa si adag u dhaliilay Hadal dhawaan ka soo yeedhay Suldaan Xasan Suldaan C.laahi Suldaan Cabdiraxmaan. Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo Maanta u Waramayay Warbaahinta Caasimadda Hargaysa ka hawl gasha ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. January 2018 (SDN/QJ):-Dawladda Hoose ee Caasimadda Hargeysa, ayaa sheegtay in shirkadaha laydhku khatar iyo dhibaato weyn ku hayaan bulshada, isla markaana fool-xumo ku yihiin bilicda magaalada Hargeysa. Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa Md. Cali Xasan Cawaale oo warraysi siiyey telefiishanka Qaranka Somaliland (SLN TV) shalay, waxa uu tilmaamay in laydhka ama xadhkaha korontada […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Muqdisho 18. January 2018 (SDN/QJ):-Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Shariciga Shaqaalaha Rayidka ah iyo Tubta Siyaasada Loo dhan-yahay, loogana hadlay arrimo kale. Shirkii caadiga ahaa ee Golaha Wasiirrada Xukuumada Soomaaliya, oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyey Sharciga Shaqaalaha Rayidka ah, Tubta Siyaasada loo dhanyahay, islamarkaasna waxaa looga hadlay arrimo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Burco 18. January 2018 (SDN/QJ):-Odayaal,Wax garad iyo dhallinyaro ku nool magaaladda Burco ayaa ka hadlay Waaran qabasho ah oo sida ay sheegeen Xukuumadda Somaliland u soo Jartay Suldaan Maxamed Muuse Faarax Cune oo ka mid ah madax dhaqameedka Gobolka togdheer oo todobaadkan warbaahinta ka hadlay. Waxay Xubnihii kulankaas ka hadlay ku adkaysteen inay taageersan yihiin Hadalka […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu Hogaaminayay oo Booqasho rasmi ah ku Joogay Caasimadda Dalka Itoobiya ee Addis Ababa ayaa galabta dib ugu soo laabtay Caasimadda Somaliland ee Hargaysa.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Addis Ababa 16. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hor intii aanu ka soo ambo bixin Magaaladda Addis ababa waxa uu kulan la qaatay Orod-yahanka Caalamiga ah ee Sir Mo Faarax oo ka soo Jeeda Jamhuuriyadda Somaliland balse haysta Dhalashada Ingiriiska.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Garowe 18. January 2018 (SDN/QJ):-Kulan ay maanta isugu yimaadeen Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Maamulka Puntland ayey xukuumadda kaga dalbadeen in ay xoogga saarto sidii degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool ay dib ugu celin lahaayeen gacanta Maamulka Puntland. War-saxaafadeed uu ku saxiixanyahay Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland ayey Guddigu ku taageereen qorshaha Xukuumadda ee ah in Puntland […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 18. January 2018 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galaydh oo tan iyo markii uu Somaliland Heshiiska la saxeexday ku sugnaa Magaalada Hargeysa, balse dhawaan ku laabtay Magaalada Buuhoodle, ayaa Shalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Kalabaydh ee Gobolka Sool. Madaxweynaha Khaatumo oo deegaannada Gobollada Sool iyo Buuhoodle ku mari doono safar qayb ka ah dhaqan-gelinta heshiiskii […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 18. January 2018 (SDN/QJ):-Siyaasiga Ismaaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Muran ku saabsan Lambarka Dalka ku-galka (252) ee Somaliland iyo Soomaaliya wada isticmaalaan, kaasi oo Somaliland doonayso inay ka guurto oo ay samaysato Dal ku-gal gaar u ah. Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyadda Somaliland ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »