Home » 7:59 pm
Entries posted on “January, 2018”
Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Xukuumada Somaliland ayaa ku Dhawaaqday In xaalad abaareed ay ka tagaan tahay Deegano Tiro badan oo ka mid ah Gobolada Somaliland,Waxaana sidaa Maanta Cadeeyay Gudoomiyaha Hay’adda u Diyaar garowga Aafooyinka dabiiciga ah Iyo Kaydka Raashinka Somaliland Mudane Faysal Cali Sheekh.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Boorama 30. January 2018 (SDN/QJ):-Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Ucid oo Magaaladda Boorama Saxaafada kula hadlay ayaa Mar kale ku eedeeyay Mas’uuliyiinta Wasaaradda Warfaafintu inay wadaan Musuq Maasuq baahsan. Waxa uu sheegay in Xisbiga Ucid ay u yimaadeen dhallinyaro kala duwan oo ka Cabanaysa Telefishanka Qaranka oo ay ka Shaqeeyaan,Waxaanu […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan Saraakiisha ugu saraysa xisbiga mucaaridka ah ee Ucid ayaa dhaliilay Guddida loo xilsaaray wax ka-qabashada Aafada Sixir-bararka waxaanay sheegeen masuuliyiintan xisbiga Ucid in aanay aqoon fiican u lahay arrimahan loo xilsaaray.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda maaliyada JSL Md Yuusuf Maxamed Cabdi oo ay wehelinayeen Mas’uuliyiinta kale ee Wasaaraddu ayaa faahfaahin ka bixiyey meelaha ay xoogga saarayaan odooska miisaaniyada Qaranka ee sanadka 2018. Wasiirka oo warbaahinta kula hadlay Magaalada Hargaysa waxa uu sheegay in hoos loo dhigi doono kharshiyaadki dawlada ee saamaynta weyn ku lahaan […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Afhayeenka Ciidanka Booliska Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa Sheegay in Tahriibayaashan la qabtay Maanta Sharciga la hor keeni doono isagoo intaas ku daray in Ciidanka Boolisku ay ku Jiraan Hawl-galo balaadhan oo ku wajahan la dagaalanka Tahriibayaasha.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Wasiir ku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi galinta JSL Md: Maxamed Muuse Abees oo saaka safar shaqo ku tagay magaalada Berbera ayaa ka warbixiyey dhacdo uu jidka kula kulmay oo dad Itoobiyaan ah lagu tahriibinayey.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Salaadiinta Somaliland ugu Baaqay inay ka qayb qaataan Sidii Loo soo Afjari lahaa Shaqaaqadii Laba Beelood oo Walaalo ah ku dhex martay Deegaanka Dararweyne ee Gobolka Sanaag. Suldaan Maxamed Suldaan C.qaadir oo Maanta la hadlay Telefishanka HCTV ayaa Dhanka Kale Waxa uu Bulshada u soo Jeediyey inay Taageeraan Xukuumadda Somaliland.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Nairobi 30. January 2018 (SDN/QJ):-Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa kasoo hor muuqday kumanaan qof oo isugu soo baxay maanta beerta Uhuru ee Nairobi, halkaas oo loogu dhaariyay in uu yahay “madaxweynaha shacabka” Kenya. Raila ayaa ku dhaartay in uu illaalin doono dastuurka dalka, islamarkaasna uu hoggaamin doono Kenya. Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga Waxaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 30. January 2018 (SDN/QJ):-Maxamed Axmed Caalin Tiinbaro Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Sanaag Kana Mid ah Mas’uuliyiintii uu Shalay Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi ayaa Maanta ka Dareen Celiyey Xilkan uu Madaxweynuhu u Magacaabay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 29. January 2018 (SDN/QJ):-Ciidamada amaanka Somaliland ayaa Maalintii Sabtidii Xabsiga u Taxaabay Hal abuurad Naciima Axmed Ibraahin (Qorane) taas oo ka timid dhanka Muqdisho Isla markaana ku laaban lahayd Magaaladda Muqdisho isla Maalinta la xidhay. Aabaha dhalay Gabadhan oo lagu Magacaabo Abwaan Axmed Ibraahin Qorane oo maanta u Waramayay Telefishanka Eryal ayaa ka hadlay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »