Home » 6:59 pm
Entries posted on “December, 2017”
Muqdisho 20. December 2017 (SDN/QJ):-Dib u dhac ayaa ku yimid Maxkamadeynta C/raxmaan C/shakuur oo shalay ka bilaabatay magaalada Muqdisho maantana lagu waday in dib la isugu soo laabto. Maxkamada gobolka Banaadir ayaa shalay ku amartay xeer ilaalinta Qaranka iney 24 saac ku soo dhameystiraan cadeymaha la xiriira dacwadaha ay ku soo eedeeyeen C/raxmaan C/shakuur, iyadoo […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
New York 20. December 2017 (SDN/QJ):-Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay inay diiwaangelinayso shaqsiyaadka iyo dalalka kasoo horjeedsada go’aanka ay ka gaadhtay arrimaha Qudus. Hadalkan ayaa waxa uu soo baxay kadib codka la filayo in go’aankaas lagu dhaleeceeyo ee ay beri yeelanayaan golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay. Wakiilka Maraykanka ee Golaha Ammaanka Nikki Haley ayaa […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Waxaa Maanta Si Rasmi Ah Xilkii Ula Kala Wareegay Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Xannaanadda Xoolaha Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse iyo Wasiirka Cusub ee Wasaaraddaasi Mudane Xasan Maxamed Cali ‘’Gaafaadhi’’ Iyo Mas’uuliyiinta kale ee Madaxweynuhu dhawaan magacaabay.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Xidhiidhka Goloyaasha iyo Dastuurka Somaliland ayaa maanta xilkii wasaaraddaasi kala wareegay wasiirkii hore ee wasaaraddaasi waxaanu wasiirka cusubni sheegay in loo baahin yahay in ay noqono qaran ka mid ah qaramada adduunka.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka Dr Xasan Ismaaciil Yuusuf ayaa Maanta kala wareegay Xilkii Wasaaradaasi Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye. Wasiir Xaglo Toosiye ayaa Khudbad dhinacyo badan leh waxa uu ka Jeediyey Xil wareejintaas Waxaanu sheegay inuu ku qanacsan yahay inaanu ka mid noqon […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed (Xaglo Toosiye) ayaa Waxa uu Maanta Si rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Caafimaadka uu u Magacaabay Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. Wasiir Xaglo Toosiye ayaa si adag uga hadlay Baabuur la sheegay inay Wasaaradiisu lahayd oo lala […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Laascaanood 20. December 2017 (SDN/QJ):-Ciidanka Booliska Gobolka Sool oo kaashanaya Ciidanka Milatariga aagaasi ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku soo dhigaan laba gacan ku dhiigle oo lagu eedaynayo in ay ka dambeeyeen dilka Ganacsade la odhan jiray Cabdinaasir Cumar Shaacuur oo lagu dilay magaalada laasacaanood dhexdeeda.
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyihii ugu horeeyey ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland ee ugu horeeyey Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan),ayaa ka hadlay dhaartii Madaxtooyada lagu dhaariyey Wasiiradda dhawaan la magacaabay, waxaanu sheegay in Maxkamadda sare oo qudhi ay xaq u leedahay in Wasiiradda ay dhaariso, cid kale oo xaq u leh, oo Dastuurku siinayaana aanay jirin. […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Bile Rafle Guuleed oo caan ku ahaa wax badan oo uu ka qabtay magaalooyinka Burco iyo Hargeysa wakhtigii Siyaad Barre ayaa ka hadlay dareenkiisa guriga qabyoobay ee hadda ah suuqa xisbiga. Waxa uu Bille Rafle ka sheekeeyay dhismaha gurigan oo uu ugu talo galay inuu noqdo madaxtooyo isaga oo faahfaahiyay inta […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »
Hargaysa 20. December 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka Guddida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiilada Somaliland Xildhibaan Cabdiqaadir Askar Xasan, ayaa sheegay in afar ka mid ah Wasiiradda Xukuumadda Muuse Biixi Cabdi ee uu dhawaan magacaabay kuwaas oo kala ah Wasiirka Gaashandhiga, Wasiirka Gadiidka,Wasiirka Horumarinta Beeraha iyo Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, in aanu Dastuurku u ogolayn inay […]
Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »