Home » 1:44 pm Entries posted on “December, 2017”

Dagaal ka dhacay deegaan ka tirsan Gobolka Sool & Khasaaraha Dhimasho ee Ka Dhashay!!

Laascaanood 23. December 2017(SDN/Q):- Ugu yaraan 5 qof oo dhinacyadii dagaallamayey ka tirsan ayaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen, tiro intaa ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal saaka barqadii ka qarxay deegaan ka tirsan gobolka Sool. Dagaalka oo ilaa goor dhow oo duhurkii ah ka socday halka lagu magacaabo Xoorre oo u dhow degmada Burtinle ee […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Go,aan Baanu Qaadanay Somaliland Kama Tirsanin Garoowe Ayaanu Kuugu Imaynaa Cabdiwali Gaasoow” Maleeshiyo Ba-Hararsame Ah DAAWO

Laascaanood 23. December 2017(SDN/Q):- Wali waxaa sii xoogaysanaya baaqa iyo qaylo dhaanta colaadeed ee ay iskugu habar wacanayaan labada beeleed ee Walaalaha ah ee Colaadu ku dhex martay Deegaanka Burtinle ee Gobolka Sool waxaa wali socoda weedho dagaalka sii xoojin kara, Walina ma jiraan wax waan waan ah oo laga galay arrintay oo soo socotay muddo  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jabuuti Oo Dalkeeda U Diidday DAB-CASSAR Iyo Halka Uu Hadda Ku Xidhan Yahay

Jabuuti  23. December 2017(SDN/Q):-Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti ayaa Maanta Dalkeeda ka soo Mastaafurisay Cabdiraxmaan Dabcassar oo ah Muwaadin Reer Soomaaliya ah oo Shalay Dawladda Somaliland ka Mastaafurisay Dalka, ka dib markii Maalmihii u dambeeyay uu ugu xidhnaa Hargeysa Aflagaado ka dhan ah Qaranka Somaliland oo uu mariyey Internet-ka. Dab-cassar oo Dadka Internet-ka isticmaalaa aad u yaqaanno […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Xidhigii Wasiirkan Cusub Ee Muuse Biixi Magacaabay Siyaasad Buu Ahaa , Maxaa Maxamed Xaashi Iyo Gaboose Loo Diidi Wayay” Garyaqaanka Guud Somaliland DAAWO

Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Ku xigeenka Garyaqaanka Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Xuseen Maxamed Jaamac Balal ayaa Difaacay eeda ah in aanu ka mid noqon karayn shirci ahaan Golaha wasiiradda cusub Mudane Maxamuud Abokor oo uu ku dhacay Xukun Maxkamadeed waxaanu sheegay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Intiina I horfadhidaa Waxaad Ilaahay Ku Mahadisaan Ninna Reer Qudhi Masoo Dooran, Anigana Reer Ima Soo Dooran Oo Qaranka Oo Dhan Baa I Doortay Labadii Mucaaridna Way Igu Raaceen, Markaa Reer I sheegan kara oo dabada i jiidi karaa ma jiro” Madaxweyne Biixi DAAWO

Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xubnaha golaha wasiirrada u daah-furay kulan ballaadhan oo lagaga tashanayo qorsheyaasha ay xukuumaddu ku hawlgeli doonto mustaqbalka soo socda oo ay gundhig u yihiin buug-siyaasadeedka xisbiga KULMIYE iyo qorshaha horumarinta qaranka ee labaad (Somaliland National Plan II). Kulankan oo maanta lagu qabtay Hotel Royal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Muuse Biixi oo Daah-furay Kulan Lagaga Tashanayo Qorsheyaasha Xukuumaddu Mustaqbalka ku Hawlgeli Doonto SAWIRO

Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xubnaha golaha wasiirrada u daah-furay kulan ballaadhan oo lagaga tashanayo qorsheyaasha ay xukuumaddu ku hawlgeli doonto mustaqbalka soo socda oo ay gundhig u yihiin buug-siyaasadeedka xisbiga KULMIYE iyo qorshaha horumarinta qaranka ee labaad (Somaliland National Plan II). Kulankan oo maanta lagu qabtay Hotel Royal […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Maaliyadda oo Kulankii Koobaad la Qaatay Shaqaalaha Waaxda Cashuuraha Berriga

Hargaysa 23. December 2017(SDN/Q):-Wasiirka wasaaradda maaliyadda Somaliland Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa kulankii ugu horreeyay la qaatay shaqaale waynaha waaxda cashuuraha berriga ee wasaaradda maaliyadda Somaliland. Kulankan oo ay ujeedadiisu ahayd maamuus ay shaqaale weynuhu ugu talo galeen in ay shahaado sharafyo ku guddoonsiiyaan agaasimihii hore ee waaxda cashuuraha berriga, haatana ah wasiirka wasaaradda horumarinta maalgashiga, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Abwaan HADRAAWI Oo Ka Hadlay Warar Laga faafiyey Xaaladdiisa Caafimaadkiisa + DAAWO

Hargaysa 23. December 2017 (SDN/QJ):-Abwaanka caanka ah ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi oo Maalmihii u dambeeyay laga dayrinayey Xaaladdiisa Caafimaad, ayaa Maanta sheegay in Xaaladdiisa Caafimaad wanaagsan tahay isla-markaana aanay waxba ka jirin wararka laga faafiyey Caafimaad-qabkiisa. Abwaanka oo Saxaafadda ay isaga iyo Qaar ka mid ah ehelkiisu ay si wada jir ah ula hadleen, […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xil.KIJAANDHE Oo Soo-Jeediyay in Dib-u-habayn Balaadhan Lagu sammeeyo hawlaha shaqo ee Gollaha Wakiiladda JSL DAAWO

Hargaysa 22. December 2017 (SDN/QJ):-Xil.KIJAANDHE Oo Soo-Jeediyay in Dib-u-habayn Balaadhan Lagu sammeeyo hawlaha shaqo ee Gollaha Wakiiladda JSL

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Siyaasi Cabdilaahi-Geeljire Oo Ka Hadlay Fursadaha Siyaasaddeed Ee Ay Somaliland Ka Dhaxashay Doorashaddii Madaxtooyadda Ee Dalka Ka Dhacday Bishii Hore DAAWO

Hargaysa 22. December 2017 (SDN/QJ):-Siyaasi Cabdilaahi-Geeljire Oo Ka Hadlay Fursadaha Siyaasaddeed Ee Ay Somaliland Ka Dhaxashay Doorashaddii Madaxtooyadda Ee Dalka Ka Dhacday Bishii Hore

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »